Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Originally posted by Torres: quote: There was even one Sheikh who demanded that Al Waleed Bin Talal (the nephew of the King) be brought to justice (because he owns the TV channel that broadcast this show). Horta kaa ha la xiro! I have seen a clip somewhere on youtube where the prince Al Waleed tells a women journalist to remove her Shuko while she in his palace and all the women around him are encouraged to dress as westerners.! I wonder what is the Sharia rulings are regarding this issues?
  2. ^Waxaan ka hadlayaa war shalayto la soo dhajiyay oo ahaa in Dhoobleey dagaal kadhacay oo Gedo looga soo qaaday ayaan u malaynayay inuu adiga ahaa qofkii soo dhajiyay.......!! Thanks for the source. Now let us take a break from this.
  3. ^Saan kaaga hari maayo, aaway source-ka warka kor ku qoran ? Hadda mawaxaad leedahay dagaal ayaa ka dhacay Dhoobleey oo reer Gedo soo qaadaan ?
  4. lol, source-kii meeh? Ina adeer wax lajabiyay iyo wax laqabtay unbaad sheegaysaa maal mahaan, markaan dalkii wacana , wax sheegaya dagaal kadhacay Dhoobleey ama reer Gedo wareerar kuqaaday Dhoobleey/Afmadoow majiraan. Marka waxaan layaabanahay, is it a wishful thinking from your part? Xiin ninkaan caadi maha. Jafe warka markaad suuqa ka maqashid waa loo kaadiyaa in dhalaxa, durba lalama soo ordo aggah awoowgaa la janeeh!
  5. Jafe, Warkaagu source malaha miyaa, mise adaa qora waanba kaa shakiyaye?
  6. ^ Hadaan ku taageero ankee wali Hiiraale ayaa madaxaada ka guuxaayo. I am with u on this one , waxaan reeraha ahayn(khaasatan gaagaabka ) waa rubish :cool:
  7. The best president Somalia ever seen, he led TFG and crushed Al-Shabaab! The best PM of Somalia, he objected the doggy deal to sell the Somali sea to Kenya The rest are rubbish !!!
  8. Here all the parts: Part1 Part2 Part 3 Part 4 Ahmed Madoowe has been exposed !!
  9. ^ Here is the Audio: http://www.youtube.c om/watch?v=MulpvOmy1 -E&feature=related But I still think Al-shabaab is clean from Qabiil, just listen the audio!
  10. GeelJire, have you been invited to try out ?
  11. Dhubad.

    Dhac iyo Boob

    Originally posted by Jafe101: quote:Originally posted by Dhubad.: Laakiin dhinaca Xizbul -Islaam iyo Ahmed Madoowe shaki iigama jirin inay qabiil ahaan wax ku wadaan!! Sababta aad u mudayso Xisbul Islaam ama Madoobe yaan ka baxsanayn qabiil dartiis. Sababta aad adigana iiga shakisantahay inaan Madoowe iyo meleeshiyadiis aan qabiil ku sheegayo ayaa ayadana qabiil ka marnayn.
  12. Dhubad.

    Dhac iyo Boob

    ^Maya sxb, Wuxuu waagu ii baryay markii : ->Layiri qabiil dhan siduu u dhamaa (culumo iyo caamo) waxay noqdeen Maxkamadaha Islaamiyiinta ->Markii IndhaCade uu Qaadkii Xamar soo galijiray uu qaarna gubay qaarna suuqa ku fasaxay ->Markii Bu'aale lagu laayay dhaawacii Barre Hiiraale ciidankiisa laga qabsaday magac qabiil dartiis. ->Maxkii maxkamadihii ay burbureen oo Sh-Shariif uu dhinaca kale ka soo jeestay. Intaas oo dhan anoo ogaa ayaan haddana waxaan aaminsanaa Al-shabaab inuu saafi yahay marka loofiiriyo xaga qabiilka. Laakiin dhinaca Xizbul -Islaam iyo Ahmed Madoowe shaki iigama jirin inay qabiil ahaan wax ku wadaan!!
  13. Dhubad.

    Dhac iyo Boob

    Madoowe wuxuu keenay maleeshiyaad magac qabiil lagu soo aruuriyay si uu Al-shabaab meesha oga saaro. Haduu warka kor kuqoran sax yahay, Al-shabaab maleeshiyadii magaalada daganeed ee ka soo jeeday Gedo ayay hubeeyeen oo dagaalka wax kagalay. Marka meeday Islaamnimadii iyo sharcigii diinta Islaamka iyo Jihaadkii iyo wixii la sheegijiray? Geemku wuxuu ku fiicnaa Qabiilka markii la isku dab saarijiray, hada diintii ayaa magaca looga ciyaarayaa which is wrong!!!
  14. Xiin, they both accusing each other of recruiting their fighters a long the clan lines. On the link you have provided the Hizbul Islaam spokes man is accusing Al-Shabaab arming clan militia. Its a fact sxb!
  15. Quote of the day : Ama Shariif Raaca, Ama Shabaab Raaca, Ama Shacab noqda Waxa meesha ka socda waa qabiil. Al-Shabaab iyo Xizbul Islaam waa magac u yaal!
  16. ^ Ducaysane gurigiisa wali qabyo waaye, asaga oo raba inuu dhamaystiro ayaa Al-shabaab meesha la wareegtay
  17. Basically the city is divided into two....waa la is hor fadhiyaa. So who is right ? Wali waxaa ay dhiilo colaadeed ka taagan tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose oo ay qeybo kamid ah soo galeen maleeshiya beeleedyo uu hoggaaminayo Axmed Madoobe oo doonayo in hab qabiil uu magaalada ku qabsado sida lagu eedeynayo. Wararkii ugu dambeeyey ee ay Gedoweb heshay caawo ayaa sheegayo in xiisadu ay kacday maanta markii xalay uu mar qura magaalada soo galeen tiro yar oo baabuur Tikniko ah oo galbineyso Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) oo la aamisan yahay in uu ka soo tagay halka ay ehalkiisu degaan ee Afmadow kadib guuldarooyin ka soo wajahay in uu helo ciidan uu Kismaayo ku weeraro. Magaalada ayaa caawo wararka naga soo gaaro waxay tibaaxayaan in difaacyo adag la isugu jira, ciidamada Al-Shabaab ayaa difaacooda ugu xooggan ka galay agagaarka hotelka Tawakal oo ah goob u dhaw dekedda caalamiga ah ee Kismaayo, xaafadda ugu dhismaha qurxan Kismaayo ee Guul-Wade, Calanle iyo bartamaha Faanoole. Maleeshiyooyinka Kaambooniyiinta ayaa wararku qeexayaan in ay difaacyo ka xirteen xaafadda Farjano, agagaaraha madaxtooyada, xerada Congo iyo Masjidka Suuq Yaasiin sida dad goob-joogayaal ah oo Kismaayo si wanaagsan u yaqaano ay tibaaxayaan. Saraakiil Al-Shabaab ka tirsan oo magacooda qariyey waxay wacad ku mareen in ay Kismaayo ka difaacayaan waxa ay ugu yeereen ******** magac diimeed huwan oo doonayo in ay magaalada fara maroorsadaan. Waxaa jiray warar maantadii hore ay qoreen qaar kamid ah bogaga Websites-ka oo lagu sheegayey in Al-Shabaab ay Kismaayo ka baxeen wararkaas ayaa mas’uuliyiinta hadashay ay ku tilmaameen kuwa been abuur ah. Xaaladda Kismaayo lama oga waxay ku dambeyn doonta. Shacabku dagaal waa ka soo daaleen, waxayna ku baaqayaan in laga shaqeeyo wax kasta oo xasilooni lagu heli karo.Waxaana socda dadaal lagu baajinayo in uusan dagaal dhicin. C/llaahi Axmed Culusow Muqdisho Source Gedoweb
  18. Originally posted by Dhubad.: What a song! http://www.youtube.c om/watch?v=QOvK0zfKg ag&feature=channel_p age Heedhee inabti abaayo Aadoobay huunoooooooy bam baaam baan baaaan…lol can’t google this hahaha… What does Aadoobay mean?
  19. What a song! http://www.youtube.c om/watch?v=QOvK0zfKg ag&feature=channel_p age Ubax dayrtii baxayoo udgooNOOW Sida oonka waabari iftiiMOOWW Ma ogtahay anoo ilo biyoleh joogaa Ma ogtahay dartaa in aan u oomanahay Umadoo dhan taan ka abdanaaYAAY Taan aawadeed u ildarnaaYEEEEEY Ma ogtahay in aan kuu am baday adigaa Ma ogtahay dartaa in aan u ugaadhoobay Heedhee inabti aboowe Aboowe huunooooooooow Ehel soo qalbiga kuma abuurin Ruxa’aan arkaba adi ma moodin Heedhee inabti abaayo Aadoobay huunoooooooy Ha irdhoobinoo umal ha qaadin iimanka deeqa ha ilmaynin Amba kuma ilaawinee i aamin Axdi baa inoo xiranee aamu bam baaam baan baaaan…lol can’t google this hahaha…
  20. Originally posted by Jacaylbaro: shariifku wax suudhka ayuu ku qurux badnaa ilayn ,,,, Can you imaging Riyaale oo labo qayd xiran ?
  21. Paragon, its located around Southall Common near the coventway. The building used to be offices , at the moment they are renting just one floor but the deal is to buy the whole building at £1.7m once the whole amount is raised. So far we have around £1.2m in cash. Very impressive indeed, we even have people sending money from Somalia to contribute this project.
  22. The guy is jealous that is all. I know what agitates him, basically there was Live donations through the whole Ramadan on Universal TV for a new mosque (Darusalaam, in Southall) acquired by the Somali community and mashallah the organisers managed to raise 1 million pound in cash. Before the TV appeal they only had £50,000 in cash so having a community TV is very important. Marka this guy he is jealous that is all.!