Jiiroow Bakaal
-
Content Count
347 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Jiiroow Bakaal
-
-
60 JIR IYO 50 JIR ACUUDU BILLAAH
http://www.hadhwanaagnews.com/
Hooyooyin 60 Jiro ah oo Ciidamada Dowlada Ee Ku Sugan Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Muqdisho ay Ugeysteen Kufsi
(Hadhwanaagnews) Tuesday, March 06, 2012
Muqdisho(HWN) waxaa todobaadkii hore dagaal ay ciidamada dowlada kula waregeen xaafada suuqa xoolaha ee magaalada muqdisho halkaasi oo mudo
Muqdisho(HWN) waxaa todobaadkii hore ay dagaal ciidamada dowlada kula waregeen xaafada suuqa xoolaha ee magaalada muqdisho halkaasi oo mudo dheer ay gacanta ku hayeen xarakada al shaabab ayaa iminka waxa ku sugan ciidamada dowlada KMG ah Soomaaliya.
Askarta ciidamada dowlada ee ku sugan xaafada suuqa xoolah ayaa kufsi xun ugeystay laba ruux oo haween ah oo misna hooyooyin kuwaasi oo lagu qiyaasay da dooda 60 jir iyo 50 jir.
Labada ruux ee maanta kufsiga ugeysteen ciidamada dowlada ayaa ah dad si fiican looga garanayo xaafada suuqa xoolaha kuwaasi oo cadeeyay in askar ka tirsan ciidamada ay kula dhaqmeen si ka baxsan shareecada islaamka ayna ugeysteen kufsi.
Labadaan haweenka ah ee maanta la kufsaday ayaa ah hawen xaasas ah oo la qabo oo midi ninkeeda muqdisho ku sugan yahay halka mida kale ninkeeda uu ku maqan yahay wadan kamid ah yurubta kuwaasi oo haatan ku sugan isla xaafadii suuqa xoolaha.
Goob joogayal ku sugan xaafada suuqa xoolah ayaa sheegay in ay arkeen laba hooyo oo da ah oo sheegaya in ay kufsi xun ugeysteen askar ka mid ah ciidamada dowlada ee ku sugan xaafada suuqa xoolaha kuwaasi oo maraksta lagu yaqaano wax yaabaha nuucaan ah.
Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay ciidamada dowlada ay kufsi ugeysteen hablaha ku dhaqan muqdisho hayee shee waa markii ugu horeysay ay kufsi ugeysteen hooyooyin 60 jiro ah
Hadhwanaagnews/office Muqdisho

One is French brothel the other one waa German brothel
-
Haweenka Ethiopianka maanta ku fara xumeynayaan Baydhaba iyo Baladweyne iskaba dhaaf kuwa ay ku saartaan Addisabeba
kuwaas na yaa u doodaya
-
Maxaa been la isku maaweeliye
war idinkoo maamul goboleed ah baa TFG ama wixi bedela la fadhiisaneysaan
FG
Aniga ahaan inaa iska godaan waaba jeclaan lahaa waxaa la goaysaan waa qaad qeyil German sex movies iyo fakkinka
-
Maxaa been la isku maaweeliye
war idinkoo maamul goboleed ah baa TFG ama wixi bedela la fadhiisaneysaan
FG
Aniga ahaan inaa is godaan waaba jeclaan lahaa waxaa la goaysaan waa qaad qeyil German sex movies iyo fakkinka
-
Naf walba waxey gashey aakhirey ka heli
-
Somali in loo taliya maahe mey tashan karto miyaa
-
Tan yar may reerkooda Gedo gaajada ku dishey wax u qabato oo ugu dawarsi tagto NGO da USA jooga
-
Suaasha waa
Siilaanyo ma hadley mise waa loo diidey? looooooooooool
-
Hillary Clinton " We believe in a unified Somalia, how Somalis define that is up to themselves"
20 MORE YEARS TILL
-
Siilaanyo A W O L
-
(((There were no less than four Somali presidents at the conference, one representing the transitional federal government, the others the more stable regions in the north. And outside the conference there were no less than three small but noisy demonstrations, all shouting and singing for different causes. This suggests that peace and unity may be still be a distant dream.)))
http://www.bbc.co.uk/news/uk-politics-17131208
Timirtii Hore Dab Loo Waa
-
Odey Faroole lamadagaanki bey saan ku yihiin bal ka waran haddii wadan lagu aamini lahaa
-
Waa filimkii 1991_2006
Xaabsade waxuu badalay shaati gaduud ,Hasan Qayaadna waxaa bedelay Dooxada Shabeele hadey dhisayaan SOODARE 2.
-
Shirka Garoowe waxuu kaloo ansixiyey in LUUDHIYIINTA ey ka mid noqon karaan baarlamaanka cusub
CAJIIB TALOOW KUWII SAXIIXEY MA WAX BAA U QARSANAA
-
Samafal baa aflagaadada bilaabey in page 2
anigu gabay abwaan halgame ah oo Somaliyeed unbaa soo qorey
-
******************
-
Samafal;791428 wrote:Arintaan Puntland iyo Fedrealka waa local grievance, local grievansina mar walbuu wuu jirayaa. soomalidu waxay rabaan inay madaxwayne wada noqdaan, mana wada noqon karaan..
-
Ciyaal Puntland suaalahooda batay markii suaasha Khatumo Maakhir la weydiiyey jawaab wa laga la yahay ma tasha tageen taloow?
-
*******************PLEASE RESPECT THE RULES OF THE WEBSITE AND STOP USING CLAN NAMES. THIS IS A WARNING****************
Admin
Somalia Online
-
Galmudug waa fasax dadkooda ha iska raacaan
-
Azaania state:
Jubada hoose
Jubada dhexe
Gedo
__________
RRA state
Bay
Bakool
Shabeelada hoose
_________________
Banaadir Capital State
______________________
USC state
Shabelaha DHexe
Hiiraan
Galgaduud
_________________________
SSDF State:
Mudug
Nugaal
Bari
__________________
SNM/USP State:
Sool
Sanaaag
Togdheer
Waqqooyi Galbeed
Awdal
_____________________
-
B. Madoowe maxaa ka galay siyaasada Somaliya iyo Garoowe CAJIIB
-
Popular Contributors
20 Sano Ka Dib Aakhira Ma Ka Daba Tagay Wadaadadii
in Politics
Posted
Walle Diintu waa joogeysa weligeed ninkii is waalana waa soconaa
Shallayta Dambeysay taloow maxuu oran XEERKA QOYSKA 8MARS BAL BLA BLA BLA BLA
http://www.jaallesiyaad.com/jaalle-siyaad/jaalle-siyaad-oo-ka-hadlaya-xukunkii-lagu-xukumay-10kii-wadaado-1975