Jiiroow Bakaal

Nomads
  • Content Count

    347
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Jiiroow Bakaal


  1. Ethiopia waa cadoow markey joogaan KILINKA SHANAAD laankin Ethiopia waa walaalaheen markey soo dhaafaan xad beenaadka

    oo adeerkeey GANDHI bey Kismaayo u xoreynayaan

     

     

    Wuxu caqligiis waa intaas


  2. Umul iyo Shibille waxey la aamusnaayeeen inka badan toban sano HADIIS baan ku heysana sheekh TAKAR bal taloow

    yee kale is leeyihiin fara ka heynaa oo ay la sugayaan inta laga dhaliilayo illeyn waa baniaadam iyaguba.

     

    waxaan jeclaan lahaa in culimada intaan waxii ka dambeeya si kale u wada hadlaan oo ay jojiyaan wararka ey media isu marinayaan


  3. [quote=Che -Guevara;769160

     

    Do you seriously think Azania in the Jubbas, Horn's boy from Gedo, and Ahlu Sunnah will answer to the TFG once they captured those with the considerable help with of Ethiopians and Kenyans?

    Waa hadda koow iyo hogaamiye kooxeed

     

    Dabageed iyo Hiiraan Dooxa state (baladweyne will be divided east and west9

    Gedo boys vs Azanians fighting who will control Jubbas

    Guriceel team who wanna bring back good old days of CIRFO DHUXULOOW SERAAR INDHACADE

    and already are at war with GEDO NORTHER ALLIANCE

    Bay and Bakool with RRA old guard aka Qalinle Saransoor Habsade

    etc etc etc

     

    waxaa intaas ka daran TFG ******* in Mogadishu who calls TFG soldiers to Ethiopian and Kenyan invasions.

     

     

     

    HA IS RAACDO DIIDAYE HA IS RAAMSATEE DAA


  4. How Burundi ended up in Somalia is just one example. Bujumbura sends its young men to battle because doing so has allowed the country to build, equip, and train a stronger army – and to do it on someone else’s tab. The United States is training the country’s army; the African Union (with European support) pays soldiers’ salaries while they are in theater. Those savings, plus compensation for troops and equipment, mean that Burundi earns about $45 million annually from its participation – and to boot, the country’s fractured military is finally faced with the most uniting force of all: a common enemy, one that isn’t at home in Burundi.

     

    “[Participating in AMISOM] has helped us to create a strong national force – and a professional one,” explains Sylvestre Ntibantunganya, a former head of state and now a senator in Burundi who advocated for sending troops to Somalia.

     

     

    http://www.csmonitor.com/layout/set/print/content/view/print/441092


  5. Faroole Gool cajiib ah ayuu ka dhaliyey reer Mogadishu laakin ma mareesaa waaye.

     

    Reer Bay iyo Bakool oo 4.5 ku helay 60 kursi fikrdey ahaan ay ku badan tahay ma ogalaan doonaan in

    ay laba gobol bes ka soo galaan

     

    Reer Galmudug Ximan iyo Xeeb Somaliya 18 ka gobol hal gobol ay keligood degaan ma jirto ;) ma mareysaa iyagana?

     

    ONLFta koonfur Iyo Reer Gedo taloow yaa Jubbooyinka ka soo galayaa taasna waa xurguf hor leh?

     

    2012 IYO DAGAALKI GOBOLAYSIGA

     

    BY: JIIROOW AW BAKAAL


  6. PIS killed the Dr in Bosaaso wey ka faaideysteen khudbadii sheekha ee Beydhabo

     

    warbixin faahfaahsan dilkii Boosaaso ee sheekha

     

    Shiikh Xassaan Xuseen Aadam (Abu Salmaan) Xafidahullaah ayaa ka hadlay Dilkii arxandarada ahaa ee loo geystay Shiikh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Raximahullaah oo Asbuucii tagay lagu dilay magaalada Boosaaso.

     

     

    Shiikh Xassaan ayaa marka hore Allaah uga baryey Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan in uu u naxariisto Janadiina ka waraabiyo gacantii dishayna uu Allaah Muujiyo oo soo daahiriyo.

     

    Shiikh Abu Salmaan ayaa intaas ka dib sheegay in la garanayo cidii ka dambaysay dilka Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan waxana uu Shiikh Xassaan yiri "Aniga hadda xogta isoo gaaraysa, Sheekh Axmed wadaado ma aysan dilin, arin faamili boo loo dilay, saddex nin baa dishay, hadana waxay ku sugan yihiin Gobolka Galgaduud bay u gudbeen, Galmudug bay u gudbeen Puntland-na ma joogaan, Sababka loo dilay howl faamili in ay ahayd baa aniga isoo gaaraysa, niman ay Culimo kala xukumeen oo Haweenay isku hayey oo loo kala xukumay ayaa ,,, shiikhana ku tuhmay in uu ka eexday oo qaraabo u eexday, Nimankaas in ay dileen ayaa isoo gaaraysa, nimankaasna ay hadda u gudbeen Galmudug, Beesha Tanade Daaroood qayb ka mid ahna ay qadiyadaas og yihiin waxa loo qarinayana ma aanan fahmin, Howl wadaad Shuqul ku leeyahay ma ahan, waxaa isoo gaaraysa ninka Shiikha dilay ee Gacantiisa leh, in ay ilma adeer ruma yihiin PIS-ta ninka u weyn ee ina Khaliif la yiraahdo"

     

    Shiikh Xassaan ayaa dhanka kale si kulul ugu hadlay koox wadaado ah oo danahooda u gaarka ah uga faa'idaysanaya dilkii Shiikh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan kuwaas oo dusha ka saaray Dilka Shiikha Xarakada Al Shabaab iyo Culimadii ku shirtay magaalada Baydhabo Shiikh Xassaan ayaa wadaadadaas u sheegay in ay Allaah ka baqaan, waxana uu shiikhu ku baaqay inta la xaqiijinayo oo laga ogaanayo cidda dishay Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan in aan cidna la saarin dhiiga Shiikha.

     

    Shiikh Abu Salmaan ayaa sheegay in Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ALLAAH ha u naxariistee uu ahaa nin qiimo badan oo dadka wax taray, xertisii iyo ardaydiisiina ay maanta qaar ka mid ah Wilaayaadka Islaamiga ah ay Mas'uuliyiin ka yihiin, waxana uu sheegay Shiikh Xassaan in Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan aan lagu aqoon in uu taageero Gaalada sidoo kalena uusan Mujaahidiinta waxba ka sheegi jirin, uuna ahaa nin degan oo aqoon u lahaa dhanka Ciidamada.