Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Booming. Boom. Boom. niyoow if you visit, you can't find a place to sit. It is packed with merchandise, equipment and so many other things niyoow.
  2. they are everywhere niyoow. this thing has taken off like no tomorrow.
  3. War Cusub:- Dowladda Somalia oo Sanadka 2016 Geynaysa Suucudiga Gabdho ushaqeeya Sucuudiga oo somali ah Yaab Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay gabdho la hadal hayay in loo diri doono dalka Sacuudiga,kuwaasoo Jaariyado ka noqon doono guryaha carbeed. Shaqaalahan gabdhaha ah ayaa dhowr bilood ka hor waxaa Sacuudiga ka iibisay dawaladda Soomaaliya kadib kulan ka dhacay Riyadh,iyadoo haatan loo diyaariyay dhowr kun oo hablood. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cismaan Libaax Ibraahim ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay wado qorsheyaal shaqo lagu siinayo shaqaalaha dowladda iyo kuwa madaxa banaan. “Waxaa meel wanaagsan inoo maraya dadaallada aan ku doonayno inaan shaqaale badan ugu dirno Sacuudiga” ayuu yiri wasiir ku xigeenka. Gabdhahan loo dhoofinayo Sacuudiga, ayaa aqoonyahanno badan ay sheegeen in ay ka cabsi qabaan in xadgudubyo ay kala kulmaan ragga ay u shaqeynayaan ee Sacuudiyaanka ah, sida marar badan ay ugu geysteen ajaaniibta kale ee dalkaas ka shaqeeya. Waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sucuudiga ayaa dhowaan si wayn uga hadlay halista ku xeeran in gabdho Soomaaliyeed la geeyo Sucuudiga, Iyagoo sheegay inay taasi ka danbaysay markii dhammaan waddamadii Saboolka ahaa ay sucuudiga u diideen inay siiyaan Dumar u shaqeeya.
  4. on hand was legend Faroole helping abdiweli with the lifting. niyoow things are picking up.
  5. The dhagaxdhig ceremony is over. The construction has started. The Turks know how to build. Let us see what they build niyoow.
  6. dna type was changed to color niyoow. that is all. the more orange, the more jareer hair you have, etc. that is how it works. lol
  7. qoslaye has no idea of what he is doing niyoow. he keeps saying hiiraan is my abti family, but doesn't get the respect he wants from hiiraan. loool
  8. Hey Alpho, sup niyoow. what if the test comes back i am 98% Mbuti Pygmy. that will be devastating niyoow. i want to be unique like Kalasha people but no test for me because of the unpredictability in the situation niyoow. i don't want to have doubts in my pure highborn Eagle lineage niyoow. looool.
  9. puntland will have more advantages than mogadishu after the two big airports (bosaso and garowe) are completed. the guy resigned for family reasons niyoow.
  10. niyoow the biggest districts are dominated by puntlanders aka Buraashadleey (bottle carriers). ahmed madobe clan is an ally and they live in the area but mainly concentrate across the border too. lol.
  11. niyoow Puntlanders who dominate 3 districts in Shariif Sakiin's federal state of Bakool want to secede from Sakiin's regime. the leaders from those three big districts will declare independent mini-state very soon niyoow. lost puntlanders who left Puntland 200 years ago who live in bakook gave sakiin ultimatum to change his ways few months ago. now they have become full-blown separatists and want to form their own federal state. it is getting hot niyoow. 2016 election is going to break things up. most people want to get away from 4.5 formula but Qoslaye and Sakiin don't want to move away from that because they think they will lose big. abdiweli insisted nothing else will work other than to move to regional representation. qoslaye and his damjadiid including puppet sakiin are the only ones clinging to the failed 4.5 garbage niyoow.
  12. Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare oo ka tirsan baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegay in isaga iyo xildhibaano oo kasoo jeeda Degmooyinka Ceelbarde, Yeed iyo Aato ee gobolkaas ay howlan yihiin sidii ay degmooyinkaas ugu dhisi lahaayeen Maamul ka madax banaan kan Koonfur Galbeed oo toos u hoostaga dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, maadaama dadka degmooyinku ay bishii October ee sanadkaan isku raaceen inaysan ka tirsanayn Maamulka Shariif Xassan Sh Aadan ee Koonfur Galbeed. Xildhibaan Sanyare waxaa uu intaas raaciyey inay Ceelbarde ku qaban doonaan shirweyn ay iskugu imaanayaan dadka seddexdaas degmo, islamarkaasina ay soo dhisi doonaan Maamul dhammaystiran oo ka kooban guud ahaan Hay’adaha looga baahan yahay Maamul buuxa. Waxaa uu sheegay in qaabka loosoo xulay Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed ay hareer marsan tahay sharciga, islamarkaasina lagu xaqiray awoodda dadka degmooyinka Ceelbarde, Yeed iyo Aato oo ah dhul baaxad ahaan dhan 400KM oo dhinac walba ah, isagoo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ku eedeeyay inuu dadka degmooyinkaas ganac bidixeeyay. Sidoo kale Xildhibaanku waxaa uu sheegay in dhawaan markii la samaynay aragti aruurinta shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan doorashooyinka 2016-ka ay shacabka Degmooyinkaasi doorteen in habka deegaanka la qaato, balse Madaxweyne Shariif Xassan uu xaqiray codka dadka deggan seddexdaas degmo. Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare waxaa uu sheegay in ka xildhibaano ahaan ay marar badan isku dayeen inay Maamulka Koonfur Galbeed ka dhaadhiciyaan in dadka Degmooyinkaas ay si buuxda maamulka uga mid noqdaan oo ay helaan saamiga xildhibaanada sida degmooyinka kale ay u heleen, balse ay suurtoobi wayday taasina ay soo dadajisay inay Maamul gaar ah degmooyinkaan u sameeyaan. “Cid walba inay meeshaada dhisato oo ay samaysato waxay iyadu u madax banaan tahay Dastuurka Soomaaliya ayaa u oggol, dastuurku wuxuu qabaa in dowlad goboleedku uu ka kooban yahay labo iyo wixii ka badan, balse tuuladii ama degmadii fahmi wayda sida wax u socdaan illaa inta ay ka helayso cid ay wax ku darsato inay gaar isku maamuli karto iyadoo dowladda federaalka ah toos u hoos tagaysa” ayuu yiri Xildhibaan Sanyare.
  13. <cite> @galbeedi said:</cite> Mooge, The run way seems to be big and strong concrete , how about towers, hungers and terminals? galbedi, right now the old terminal is renovated and will be ready soon, but next phase we will have new terminal. i don't think we will have hungers.
  14. garowe is next. once Puntland gets two big functioning airports, sky is the limit niyoon. excellent projects. thanks to government of puntland for not stealing the money. lol.
  15. sports is good niyoow. it unites people. they need more sports activities in somalia or else the youth will be active in alshabab. lol. boring is the enemy of the youth.
  16. lol. he wants to take everything before he leaves. niyoow siilanyo clan was unbelievably hungry miyaa. why all this rush to take everything even a small library. loool.
  17. siilanyo is causing lots of problems everywhere. now he has turned salaax's clan against SSC clan and they are fighting in buuhoodle area. everyday there are clans fighting there and siilanyo wants to benefit from this. this is crazy niyoow.
  18. Thank Erdogan niyoow instead of qoslaye. these projects were built despite of him niyoow.
  19. Horta niyoow, isn't Bohol owned by SSC community? That place is full of millions of barrels of oil i heard.
  20. woow this is big niyoow. this will be the end of dahabshiil walle because money transfer was already being scrutinized and now the news they are funding terrorist assassinations. we always heard about the dirty game of dahabshiil, but nobody took them to court. there are rumors that Galgala terrorist is fully funded by big rich boys in Somaliland. we will find out who these funders are.