-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
<img src="http://warqaad.com/wp-content/uploads/2012/03/1m.jpg"? Dibadbax ka dhan ah tacadiga lagula kacay Kitaabka Quraanka oo ka dhacay Marka 19.March.2012:- Waxaa shalay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo magaalooyin kale ka dhacay banaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo arin laga wada naxay oo dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Sida aad ku aragteen wararkeena hore dhowaan magaalada Muqdisho waxa ka dhacday arin argagax ku reebtay umadda Soomaliyed ee ku yaal qalbi damqada, taasoo culimada Soomaliyed ee kala duwan iyo DKMG ay ka wada hadleen. Qof ayaa Kitaabo Quraanka Kariimka jeex jeexay kadibna ku saxarooday, waxaana arintan ay ka dhacday masaajido ku yaal degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir oo dadka ku dhaqan ay ka xumaadeen. Maamulka degmada Wadajir ayaa waxa uu horaan u sheegay in ninka falkan sameeyay ay gacanta ku dhigeen oo maxkamad ay soo istaajin doonan, balse wali ma jirto wax kasoo naaso cad arintaasi. Maamulka ururka xarakada AL Shabaab ee magalada Marka ayaa waxa ay soo qaban qaabiyeen mudaharaadyo looga soo horjeedo jeex jeexida Kutaabka Quraanka Kariinka oo ay ku tilmaameen ruuxa falkaasi geystay inuu gaaloobay. Dibadbax ay kasoo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo aad u farabadan oo isugu jira Dhalanyaro, Caruur, iyo Waayeel oo ku cabiraya dibadbaxa sida ay uga soo horjeedan dhacdada lagula kacay Kitaabka Alle. Masuuliyiin uu kamid yahay Afhayeenka xarakada AL Shabaab Sheekh Cali Maxamud Raage[sheekh Cali Dheer] ayaa waxa ay sheegeen in Soomalida meel walbo ay joogan looga baahan yahay in ay ka qiiroodan xumaanto lagula kacay Kitaabka. Warqaad.com-Marka
-
check out the millions of pictures at taleex.net http://taleex.net/2012/03/24/boocame-oo-soo-dhaweysay-guddiga-doorashada-puntland-sawiro
-
-
Goverment troops poopoo on the holy koran. This is the worst ever. Arin aad u fool xumo badana ayaa tobanka bishan ka dhacday Masjidul Catiiq oo ku yaala degmada Wada jir ee magaalada Muqdisho, imaamka Masaajidka iyo dad kale ayaa waxa ay indhahooda ku arkeen kitaabka Qur’aanka Kariimka ah oo lagu Saxarooday, kadibna lagu guray saddax ka mid ah Musqulaha ku yaala Masjidka. Dhacdooyin kuwan lamid ah ayaa dhawaan ka dhacay Masaajidka Faataxa-fashaq iyo Masjidu Raxma oo ku wada yaala isla degmada Wadajir, intaana waxaa sii dheer in dugsi ku yaala degmada Hodan todobaadkii la soo dhaafay lagu dhex saxarooday, laguna dhex jeex jeexay kitaabka Qur’aanka iyo maradii xijaabka u kala ahayd wiilasha iyo gabdhaha Dugsiga , isku soo wada duuboo dhacdooyinkaa Xanuunka badan ee loogu geyfey Kitaabka Qur’aanka ayaa shacabka soomaaliyeed looga fadhiyaa sidii ay uga dhiidhin lahaayeen. W/D Cabdi Fitaax Maxamad Qaasim “Filibiin Muqdisho Somalia http://taleex.net/2012/03/17/maxay-tahay-sababta-ka-dambeysa-in-dalka-soomaaliya-gudihiisa-xiligaan-tacaddi-loogu-geysto-kitaabka-quraanka-kariimka-ah
-
hambalyo libaaxsankatabte.
-
the only hope Somalia has today was restored by president cabdulaahi yuusuf. as the founder of the current tfg he did whatever he could to stop the chaos, but the clanists sided with alshabaab and resisted him for tribalistic reason. he will be remembered as the man who foresaw all the evils of the terrorists and tried to eradicate them. cabdulaahi yuusuf was a patriot. Some say he had dictatorial tendencies but it comes with being a strong man. at the end of his life, he did his best for his country by building government institution for the tfg. he resigned to keep his promise at election day where he promised that if thing don't work out the way he want he will leave office peacefully. Allah Ya Rahmah. Jannah Fardawsa ayaan kuugu ducaynay anagoo dhan.
-
Abdulahi Yusuf was the greatest patriot this nation has ever seen in politics. Allah ya rahmah. he will be missed. there are three tacsis in nairobi now. the whole city was shook by the news.
-
Eng.Cadde;809016 wrote: Lets not reinvent him for clannish reasons. that is not what you said on abtigiis thread yesterday. now you changed your mind? loooooooooooooooooooooool
-
Demonstration in buuhoodle against the garowe clan enclave+PICS
Mooge replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
lol. those are fabricated pictures. paying women and IDP kids for photo-op doesn't work. watch the video if you want truth. the darwiish family has approved the constitution. loooooool. " frameborder="0" allowfullscreen> -
Boocame Oo Soo Dhaweysay Guddiga Doorashada Puntland (Sawiro) Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boocame ee gobolka Sool xubno ka mid ah guddiga doorashada dawlada Puntland kuwaas kormeer ku maraya degmooyinka Puntland iyagoo ka wacyigelinya dastuurka cusub ee Puntland. Qaybaha kala duwan ee bulshada ee ku dhaqan magaalada Boocame ayaa ka qayb galay kulan weyn oo ka dhacay magalada Boocame kaas oo loogu sharaxayo bulshada dastuusrka cusub ee dawlada Puntland oo lagu wado in dhawaan la ansixiyo. Guddiga doorashada Puntland ayaa safaro ugu kala baxay dhamaan degmooyinka Puntland iyagoo bilaabay wacyi gelin dhinaca dastuurka ah oo dadka loo sharaxayo dastuurka cusub ee Puntland oo dhawaan la ansixin doono. Waxgaradka iyo waayeelka ku dhaqan magaalada Boocame ayaa si weyn u taageeray dastuurka isla markaana sheegay in ay diyaar u yihiin ansixinta dast5uurka kana qayb qaadanayaan. taleex.net
-
Buuhoodle Oo Taageertay Ansixinta Dastuurka Puntland Kulan balaadhan oo ka dhacay magaalada Buuhoodle oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan bulshada ayaa waxaa warbixin laga dhagaystay guddiga doorashada dawlada Puntland oo kormeer ku maraya degmooyinka Puntland. Munaasabada ugu horayba Waxa hadal Dheer ka soo Jeediyey Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland Maxamuud Soofe Xasan oo faah faahin Dheere ka Bixiyey Qaabkii Bulshada ku dhaqan Gobolada Sool iyo Cayn uga Qayb Gali lahaayeen Doorashooyinka puntland, iyadoona la siiyey Ergooyin gaadhaya 81 Qod oo ka kala socda Goboladaasi. Dhamaan odayaasha halkaa ka hadlay ee reer Buuhoodle ayaa taageeray dastuurka sheegayna in ay qaateen diyaarna u yihiin ku dhaqan kiisa.
-
carefat the oil is good for lifting people out of poverty. support oil exploration. support your people. support horumar.
-
Somalialnd to Cede disputed territories to Puntland
Mooge replied to Burn Notice's topic in Politics
^nugal wells have nothing to do with sool. nugaal wells (sinujiif, yabaal, garoowe and even the well in Eyl are all part of the nugal basin. loool. sool has holhol well and it was found to have no oil and abandoned by conoco. stop dreaming. -
Somalialnd to Cede disputed territories to Puntland
Mooge replied to Burn Notice's topic in Politics
nugaal region is 99% controlled and settled by garoowe clan. the nugal basin is name given to an exploration block covering nugal region and sool region. exploration companies can call areas whatever they want like shabeel. lol. so nugaal name is misleading. -
if this is true, write the conversation in text. this internet cafe doesn't have audio. i will listen later.
-
Fiqi, that look great. mahadsanid for the puntland information.