
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
What books are you reading at the moment? I'm about to read this book called "Transnational Nomads" how the Somalis cope with refugee life in the Dadaab camps of Kenya, by Cindy Horst.
-
By the way anaa ka mid ah dadkaas but shiiiihhhhhh don't tell anyone ok
-
yeah aniga xetaa waxaan rabay inaan ku soo dhaweeyo inaan banooniga isku fiican nahay haddana waan ka qalleeyay yeah haddii aad rabto inaad Moolo soo cayaarto let me know well anywayzzz ku soo dhawow Solka waa howga barbaarinta dhalin yarada iyo dadka waayeelka ah oo da'da yaraystay for some reasons
-
Labo arinba way ina tusaysaa arintan mid in dowladda Sacuudiga ah tahay dowlad corrupted ah, iyo inay dadku ay aad iyo aad u jecelyihiin money than diinta itself. Ninkaan waa nin filthy rich ah moodana in dumarku yahay object sidii shaarlaysku bad-badalo oo kalana iskugu badalo dumarka, diin qabatana aan jirin maxaa yeelay ma jirto diin sidaa sheegaysa inuu sanad kasta guursado naag. Run haddii loo haddo ragu Soomaliyeed sidaa ma sameeyaan mana la sheegin nin soomaali ah oo guursaday koton iyo sideed dumar. Runtii waa arin xataa caqliga uu diidayo. Walaahi ninkan wax dhaawac ah uu diinta Islamka ah u gayn karo ma jiraan maxaa yeelay Allaah baa diinteena ilaaliyo ninkaa ceenkaa ah iyo mid asiga la mid ah wax ay diintu u gaysankaraan haba yaraatee ma jirto. Wabillaah:.............
-
W/come to the Sol mobg with open arms
-
AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA:
Wiilo replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Right,,,soo daa waxii aad heyso dunida bal ha ogaateen -
Khatimkiibaaba la joogaa
-
Promises, Promises... No two words can invoke as much hope and confidence as, "I promise." As children we are taught that promises are unbreakable pledges which cannot be defaulted on under any circumstances. But, as we grow older, the old adage of, "promises were meant to be broken," more often justifies the lack of commitment and follow-through placed behind these two words. Sometimes we forget that a promise, is like a pledge or a vow, and that it should be given only if we are absolutely sure that we can fulfill it. As Muslims, our word should be our bond, and if we make promises, then we should also make sure that we keep them, for Allah says, "...surely every promise shall be questioned about." [17:39] How many times have we heard brothers and sisters who have just gotten married talk of the promises they have made to each other? She promises that she will always look her best when he's at home, that the house will be immaculate at all times and that she will be the model of obedience. He promises that he will help her maintain their home, help her with the children and that he will practically be the poster boy for "Great Husbands Inc." If we revisit these very couples six-to-eight months later, we find a much different picture than the one painted only a few short months ago. We often find neither of them living up to the promises that they made, and this is usually the cause of much conflict and tension in many new marriages. Brothers and sisters, we must be careful to guard the promises we make to each other for Allah says, "whoever fulfills his promise and guards (against evil), surely Allah loves those who guard (against evil)." [3:76] Broken promises in a marital relationship can lead to many problems. When promises are broken,,,,,,,,,,,,, Wabillaah:................
-
AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA:
Wiilo replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Another words j'baro ma fahantid af reer xamar huh, ok tuujiye saaxiib hadda kadib j'baro u jilci hadalka haddii kuma fahmayo Go figure:............... -
Thanks J'baro,,,,,,,,,,
-
J'baro maxaa waaye ilka cadaynta mise dagaalka aan dooliga ugula jiro baad taaqaan oo way ku soo madhay Go figure:.............
-
Cajaa'ib wiilashii waa inaga waasheen,,,,,,,,,,,, Anigana waxaanba dagaal isku haynay Dooli oo aniga iyo asiga basal baan isku haysannay Go figure:..........
-
Assalaama Calaykum Warahma dhammaan:.... Call me what u want, but I don't think there is nothing wrong with having multiple wives, look on the bright side, the extended family, the creation of family social network etc. what we (Women) get to lose as long as we being treated well and fair. By the way my dad had four wives I guess that explains perfectly well huh Personally, I do not have a problem with it Go figure:............
-
Hddii aadba idinka arag teen kaneeco ilka dhacsatay iyo kaneeco turub dheelayso Anigana markii aan islii daganaa Kaneeco aan la aalamiitayn jiray Go figure:............
-
Walaalo thanks and thanks for not chewing Qad 'cause I hate men who chew Qad :mad:
-
Marka instead of looking for others to do things for us, we should start with our selfs Walaalkiis aad iyo aad baad ugu mahad santahay qoraalkaada marka xigana walaalkiis waa runtaa waa inaan annaga iska bolownaa howsha inta aan sugi lahayn dadka kale inay wax inoo qabtaan. Magaaladayda runtii waan leenahay urur ardayeyd (Somali Student Union) oo waliba aad iskugu xiran xoogaa baad moodaa in uu dhaqdhaqaaqaynu yar yahay balse bulshada soomaaliyeed aad baan sumcad ugu leenahay as an Students wixii aanu udoonana way ina siiyaan mark walaalkiis waan kuugu raacsanahay inaan anaga iska bilowno hoosha iska markaana aanu raadinno sidii aan bulshawaynta u gaarsiin lahayn, wax qabad mooqdana aan ula imaan lahayn. Wabillaah:............
-
OG Girl dear ur right we always say Ethopia this Ethopia that but the reality of the situation is that Ethopia has been interferring our so called political affairs all along. May be We shouldn't be blaming our problems on Ethopia rather we should be blaming on our Warlords who still can't understand what is it to be a politician,,,,,
-
Originally posted by Muad: I think they will make the playoffs, but they won't last. they should have fired Tice and his coaching staff. :mad: I ALSO THINK THAT THEY WILL MAKE THE PLAYOFFS BUT THEY WILL LOSE, AND OH YEAH THEY SHOULD HAVE FIRED ALL THEIR INTIRE STAFFING COACHES,,,,,,,,,,,,,
-
Maashaa Allaah playmaker do that
-
JAMAAL11 THANKS WALAALO Anigoo jooga hoygii hooyaday hilow iyo amba bax igu jirin halaag iyo hoog bay ka hadal doonayn habaar aan dhamaan iyo hoog bay i mar siiyeen hogaygii iga saareen habaarna iga heleen hubaal la'aantii socodkaygiyo safar aan aqoon igu huriyeen waxaan arkay anigoo Galbeed (West) joogoo hoygaan ku noolaa hilmaamay hawo aan qabin iyo hilow aan aqoon hamigaygii ku abuureen.
-
JAMAAL11 THANKS WALAALO
-
Naga daahee armaad adiga ka mid tahay ayaga dee