Ismahaan

Nomads
  • Content Count

    1,030
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Ismahaan


  1. Somalina;707363 wrote:
    Somalida intaa uun baa ka maqan maanta.

     

    Great thread Ismahaan. Thank you.

    You are most welcome sis laakiin soomaalida awal baa abwaano hore iyo aqoon yahano ka hadleen waxa meeshaas dhigay.

    Bal gabay gaan yar dhegaayso, waxaa tiriyeey abwaan Tima cade (may Allah bless his soul).

     

    skip the first 4 minutes.

     

    Dusha koonfureed iyo ilaa wabiga daaciisa

    Degmadeena oo idil haddaan dayey abwaankeeda

    Nimaan duubiyadu naafo noqon deelka laga waaye

    Dul iyo hoosba waan ugu dhigay waa dixdhagaxeede

    Anuunbaa damqanayee dhaguhu uma daloolaane

    Dadkaan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaane

    Bal inay dalfoof tahay caqliga dooni laga saaray

    Wixii hore usoo daashaday bay degashanaysaaye

    Doc hadday u wada jeedsatooy dhowrto danaheeda

    Ooy duul walaala ah tahay ooy duunka ka heshiiso

    Dadka kama yaraateene ways dabar jaraysaaye

    Dubba madaxa wayskala dhacdaa daa’in abidkiise

    Goortay is wada dooxatay baa daad u soo geliye

    Ubadkiinii waad daadiseen waana dubateene

    Dubaaxdiisii waad wada cunteen duhur dharaareede

    Dariiq toosan Soomaaliyey waa lagaa deyeye

    Darajada Ilaahay ninkii doonayaa hela e

    Nin ka duday distoorkioy waxyiga diinti ka carrowye

    Dugsi malaha qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

    Hadaynaan xumaanta iyo dilkiyo daynin kala qaadka

    Dibaddaan ka joognaa sharciga daacadda Ilaahe

    Danbarkeedu waa Jahannama iyo dogobkii naareede

    Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

     

     

    Ooh the kids are so cute, masha Allah.


  2. Ismahan, loooooooooool @Shukri...Saan rabo waan u qosli waayay since aan shaqada joogo...Meesha wexeyba iiga dhigtee suuqa Wardhiigleey in la joogo! Bal maxaa iyada sidaa ugabaya? Hmmmmm, ani waan shakiyay, sheekooyin kalena waa isoo gaareen

    Shukri waba gangsterad ween waba i waabsatey. Nuune baan ka war sugaynaa wali research buu ku maqan yahay baan filaa mise tolow shukri baa SOL ku jirtoo tiri car hadal. :D:D


  3. [

    =Aaliyyah;706906]Ismahan hun im on the same page..subhanalah pass me some tissues...I dnt have the whole anthem memorized bt my fav part is ..

     

    Tiro ari ah oo dhaxalaa

    Sideed laydin soo tubayoo

    Ninba toban la meel marayoo

    Cadowgiin idiin talin oo

    Inshallah ilaahay waxba kumaha to unite all somalia and make it the way it used to be prior to the civil war.

    Amen to your dua sweetie.

    May Allah (swt) unite us and give us the ability remove enmity towards each other.

    I have heard the original Somali anthem was the one below ‘’ qolaba calankeedu waa caaynoo’’. I really don't know if this is the original Somali national anthem or not but it’s a very heart touching patriotic song.

     

     

    http://www.youtube-nocookie.com/watch?v=AZe88lqyeXQ" frameborder="0" allowfullscreen>

     

    I like k'Naan , he is such a great patriot.

    ------------------------------------------------------

     

    I have also found the old version of ''Soomaaliyeey toosoo''.

    This version is performed by the kooxda Waaberi!

    The group begins with the original two lines of the song:

     

    “Soomaaliyeey toosoo

    Toosoo isku tiirsada oo

    Hadba kiina taagdaranee

    Taageera waligiinee”

     

    Somalis wake up,

    Wake up and lean on each other

    And whoever is most in need of support

    Support them forever.

     

    Xasan Adan Samatar opens with:

     

    “Waxa aan la ooyaayoow ilmaday iga qubanaysoo

    Arligeeeni oo idil baa wada gaadhay aafada ee”

     

    I cry and shed tears

    For the widespread calamity

    That afflicts my whole country

     

    Fadumo Nakruuma adds:

     

    “Ummadeeni caydhowdoo umul iyo dhib baan arkayaa

    Eedaadka aad kujirtaan baan anfacada la diidaa yee”

     

    Our people have become destitute

    They live in misery and hardship

    The situation they are in

    Prompts me to avoid all sustenance

     

    Khadra Daahir adds:

     

    “Dad islaama baan nahayoo, arli qudha ku wada noolo

    Aragti iyo af qudha wada loo aduunkuu ogsoon yahayee”

     

    We are all Muslims

    We share one land

    We share one look

    We share one language

    The whole world knows that

     

    Abdulkaadir Juba concludes with:

     

    “Carradeeynii dhiigaynoo oo waanu ceebownee

    Caruurtii iyo cirroolihii baa cidla looga wada cararee”

     

    We shed blood in our land

    Running away in shame

    Leaving behind the young and the old

     

    http://www.myspace.com/video/vid/25855732


  4. The Somali national anthem lyrics are certainly one of a kind. It is so beautiful. Every time I hear it, it brings tears to my eyes. It may surprise you though that many Somali do not know the words to the Somali National Anthem lyrics but at least we have some non-native Somali speakers who can sing it load and clear. May Allah bring Peace to our beloved country- amen.

     

     

     

     

     

    Be proud folks!!!


  5. Hayaay Kool-kat sheekadaan wax ween abo ka jira sheekada dad waaa weeyn abo soo galay, is rif aay maree.

    Sindika goormee isku faca noqdeen falis , film maay noo dhigayaan dadkaan dhan.

     

    ''Fariin ku-soco Falis:Dagaal waa inaad u diyaar garoowdaa Ikraan Facaaga ma aha anigaa Facaaga ah:Fanaan Shugri Sendiko

    Marka koowaad Maamulka Shacabkamedia waxaad iga gudoontaan Salaan-sare,waxaan idinka codsanayaa maadaama aad ahaydeen Webkii fidnada u dhexeysa labadan gabdhood buun-buuniyay dabkana dhex-dhigay ,inaad iga ogolaataan inaad hanjabaadeyda gaarsiisaan gabadha Falis la dhaho ee ka tirsan Waayahacusub,waayo Fanaan Ikraan iyo iyada isku da' maha aniga iyo iyadaa isku fac ah,anigaana ka jawaabaya Heesaha aad u tirisay Walaasheey Fanaanad Ikraan.Garaadleey waxay dhaawac weyn u keentay Faananad Ikraan oo ka bad-baaday inay is-disho kadib markii ay ka carootay heesta jees-jeeska ah ee Fanaanad Falis qaaday,taasoo jawaab ooga dhigtay heestii Gaarsiiya ''.:D:D

     

    http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3670:fariin-ku-soco-falisdagaal-waa-inaad-u-diyaar-garoowdaa-ikraan-facaaga-ma-ahaa-anigaa-facaaga-ahfanaan-shugi-sendiko-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3