
Ismahaan
-
Content Count
1,030 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Ismahaan
-
-
-
Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa nooca ramuudka laga hago dadkii gaystayna aysan wali gacanta kusoo dhigin.
“Qaraxu waxaa uu ahaa Nooca ramuudka laga hago anaga wax khasaaro ah nagama so gaarin “ ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan.
Dhinaca kale Xeer Ilaaliyaha ayaa waxaa uu sheegay in dhawaanahan uu ku sugnaa magaaalada gaalkacyo ayna ka wadeen howlo shaqo
“magaalada Waan joognay Howlo shaqo ayaan ka wadnay oo ay kamid tahay Xaaladaha Xabsiyada Gobolka Mudug iyo arimaha Garsoorka”.
Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa intaas raaciyay in Howlahii shaqo ee gobolka ay u yimaadeen aysan waxba u dhimayn qaraxa lala eegtay”Qaraxan waxaa dhigay Kooxihii Fidna wadayaasha ahaa shaqadayadii waxba u dhimi mayso waan wadanaynaa inta howlahayagu noo dhamaanayaan”Ayuu yiri ugu danbayn Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland oo Warbaahinta Gaalkacyo kula hadlay kadib markii maanta la qarxiyey.
Source: allpuntland
-
Alliyah @ my sister salams, haa inaba caadi ma aha ilaa sweden buuba naga tuuray yarku.
-
nice.
-
waa u dhamaatey libya!!!!!!!!!!!
-
Subhan Allah!!
"When the earth is shaken with its (final) earthquake. And when the earth throws out its burdens. And man will say: "What is the matter with it?" That Day it will declare its information (about all that happened over it of good or evil). Because your Lord will inspire it. That Day mankind will proceed in scattered groups that they may be shown their deeds. So whosoever does good equal to the weight of an atom (or a small ant) shall see it. And whosoever does evil equal to the weight of an atom (or a small ant) shall see it." (Surat Az-Zalzalah (The Earthquake):1-8)
-
-
I like this one
-
amiir's political satire is a true reflection of the feeling of Somali:D:D
-
Kuwaan oo kale baa umadii baabi'yey ilaahay ha ka qabto.
-
-
Probably because Kulmiye was embarrassed and ridiculed on there last month.;)
-
Here we go again! The great Arabs way is going green! I hate the way some Somali hold Arabs in very high pedestals.
-
buurtinle maxaa laga rabana cajiib!!:mad:
-
Banned from revealing truth or what?
-
LIbyanku waba xaasid, shacabkii soomaaliyeed ee qaxoontiga dalkooda ku ahaa baaba ka nabad gali waayey marka ha gubato hadaay doonto who cares.
Mar hadaan gurigayg
gidhligaanka gariiriyo
Garnayl loola tagaynin
Libiyaa baa gubanaysa
Maxaa iiga gidhiisha
-
Guud ahaan shabakaddaha Internet sida Face book, ayaa waxaa laga dareemaya kacdoon xoogan oo ku so fool leh Zenawione funny line that doesn't even seem remotely connected to the whole history.
:D
-
Excellent post!
-
Ina Lillahi wa inaa ilayhi raaju3uun.
-
Arrey xee taa kaanaha fadhidaa iga fiirinee?Fiiriya, (Duqan) xuu lee isaga hadlaa uun!Ma aha reer xammar accent ee waa reer abo hilowlow accent .
-
hayaduhu ma qabiil baa leh soo ma aha kuwa dadka qurba joogta ah lacagta ka aruursada??
-
Hadhoow baan tashanaynaa maxaa ka danbeeyey, gaajo, dhac, kufsi, foolxumo, qaran la'aan , qabyaalad etc. Intaays uun baa talooyinkaan odayaashaan meesha iskugu yimi laga dhaxlay.
-
JB ?? you must be kidding.
-
:rolleyes::rolleyes::rolleyes:
Dhaanto Sahra dheeray - Ilkacase
in General
Posted
Alliyyah tan ka waran: Heavy lyrics .