Major-General Cawad

Nomad
  • Content Count

    261
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Major-General Cawad

  1. That's weird because I actually saw a picture on a Somali website when/where he was actually boarding a plane and waving goodbye to the enthusiastic crowds outside Jowhar airport. Did I just dream that? or are the sources that I've checked actually unreliable? P.S. I saw it by a website owned by people from Mogadishu but I can't remember what website it was.
  2. Inkastoo ay Mashaariic Howlo lafilin doono kusoo dhacaysay Dhagaha Shacabka Reer Puntland tan iyo Markii Ladoortay Madaxwayne Cadde Muuse ayaan haddana Muuqan Dhisme ama Howlgal Ballaaran oo lagu dardar galinayo Horumarinta Gobollada Puntland............ Madaxwaynaha Puntland Mudane: Cadde Muuse Boqor oo isagu Gacan Saaxiibtinimo laleh Dowladda Imaaraadka ayaa sheegay In Dowladda Imaaraadku Hirgalin doonto Dhowr Mashruuc oo ay kamid tahay Dhisidda Garoonka, Dibu haynta Dakadda, iyo Geedo Kubeeridda Magaalada Boosaaso. Sikastaba ha ahaatee Waxaa Maalintii Shala Kasoo degay Gagida Diyaaradaha Caasimadda Puntland Wafdi Afar Qof ah oo uu Hoggaaminayo Mr: Xasan Jibriil oo ah Madaxa Dib udhiska Dhaqaalaha iyo Ladagaallanka Saboolinimada ee Bangiga Dhexe ee Dubai. Wafdiga oo Duhurnimadii Shalay Garoonka Conoco kasoodagay ayaa waxaa soodhaweeyey Wasiirro, Wasiir Kuxigeenno iyo Saraakiil Sarsare oo Katirsan Xukuumadda Puntland, ,Waxaa kaloo ay Wafdigu lakulmeen Markay soodageen Kaddib Madaxwayne Kuxigeenka Puntland, ahna Madaxwaynaha Puntland ee Wakhtigaan Mudane Xasan Daahir Afqurax, Maadaama uu Madaxwaynihii Punt-land Ka amaqan yahay Waddanka. Sikastaba ha ahaatee waxay Wafdigu sheegeen in Ujeeddadoodu tahay sidii ay Bangiyo uga Hirgalin lahaayeen Gobollada Puntland, Gaar ahaanna Magaalooyinka Laascaano, Gaalkacyo, Boosaaso iyo Garoowe
  3. Waxaa maanta soo gaaray Xarunta Maamul Goboledka Puntland Garowe Wafdi ka socda bangiga Dubai, wafdigaas oo ka soo degey Garoonka diyaradaha ee magalada Garowe (Conoco). Wafdigan oo uu Hogaaminayey Xasan Jibriil oo ah Guddoomiyaha dib u dhiska dhaqaalaha iyo la dagaalanka Saboolnimada ee Bangiga Dubai ayaa waxaa ku weheliyey socdaalkiisa Afar xubnood oo kale oo iyaguna ka tirsan Bangiga Dubai. Waxaana wafdiga ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Garowe Masuuliyiin sar sare oo uu ka mid yahay wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamul Goboleedka Puntland Mud. Cabdinuur Cilmi Maxamuud (Bindhe), Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Mudane Siciid Jamac Qorshel, wasiir ku xigeenka wasaarda Qorshaynta iyo xiriirka Caalimiga ah Cabdiweli C/raxmaan Geyre iyo xubno kale oo wasiiro iyo madax kale isugu jira. Xubnaha ka socda Bangiga Dubai ayaa Markii ay soo gaareen Xarunta DGPL Garowe waxay si toos ah ugu gudbeen Xarunta Madaxtooyada waxayna halkaas kula kulmeen Madaxweyne ku-xigeenka DGPL Xasan Daahir Afqudhac. Madaxa wafdigan Mr. Jibriil oo saxaafdaa dalka u waramayey ayaa sheegay in ujedada socdaalkoodu ay la xiriirto sidii ay uga samayn lahaayeen Goboladda Puntland bangiyo ganacsi oo badaxbanaan. Axmed Maxamed Radio Garowe-Puntland,Somaliya
  4. Garowe:- Madaxda Baanka Dubai oo shalay safar kusoo gaaray deegaanka Puntland ayaa codsaday in ay ka hawlgalaan deegaankan. Wafdiga ka socda Bangiga Dubai ayaa shalay kasoo degay Airporka Garowe ee Konoko, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey madax sar sare oo ka socota maamulka Puntland oo ay hogaaminayeen Wasiirka ganacsiga Puntland Cabdinuur Biindho, Wasiirka dowladaha hoose iyo horumarinta reer Miyiga, Cali Cabdi Awaare, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Siciid Qorsheel, wasiir kuxigeenka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Cabdiweli C/raxmaan Geyre. Wafdigan oo shalay la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xassan Daahir ayaa ka codsaday maamulka Puntland in Bangiga uu ka bilaabo Puntland furitaanka xarumo sal dhig u noqon doona hawlgalka Bangigaasi. Maamulka Puntland oo asagu dhankiisa soo dhaweeyey mashruucan ayaa sheegay in ay u fududeyn doonaan Bangigaasi wixii maal gashi ah oo dalka lagu sameenayo iyo mashruucyada ah horumarinta deegaanka. Wafdigan oo kormeer kusoo mari doona magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsiga ee Puntland ayaa lagu wadaa in ay diyaariyaan mashruuc xarumo Bangiyo ah uga furaan magaaladaa iyo magaalooyin kale oo ku yaal Puntland. C/risaaq Shiino HorseedNet.com
  5. Many of the people poisned into opposition to the new government expressed that they don't see the President of Somalia H.E. Abdullahi Yusuf Ahmad as their father. I totally agree with your assumption and refusal however if he is not the little father of the Nation who is it then? Who should we entitle that title. I would suggest give that title to the first person who removes the roadblocks and pacifies beautiful old Mog city. Even if it is Yalahow, Qanyare or Caato I would immediately support them and actively compaign for them to become the leader of the Somali nation however I can't see that happen. Juma, Johnny (the hippie) Baptist and Co I would strongly advise you to sort out the capital city of Somalia, the pride of our Nation. Somalia today is a country that doesn't exist on the map of the world. We don't exist as people, Human-beings all over the world we're treated like people who inferior, people who left their country because of Hunger. The only reason why I support the Colonel is because I know he is a strong man and that he can actually pacifiy the south given that he gets a fair chance and deal by the warlords. Walaal, Walaalayaal Wallaahi I don't hate anyone of you. I just want the best for our country. The people are fed up, tired, sick of the illegal roadblocks, the killing and being without a proper Government and State. People want simply their Statehood back. Walaal if you can do a better Job you would have done it a long time ago. You had millions of chances and opportunities to solve the problem but you never did it whatever reason you give it won't be accepted from you whether it be incompetence you don't simply know how to rule and govern or you'r reluctant to go back to a proper functioning nation because it would undermine your illegally set up instituitions or simply you couldn't do better and you fear if the "expellees would come back they would do a better job than you". After the ouster of Marxuum Maxamed Siyaad Barre you had the hole country under your feet, they were ready to be governed by you but you missed the opportunity and you embarked on a killing spree and trying and properly to the jubilation of Juma and Co actually succeeding in cleasing a hole tribe (ethnicity), which we ain't actually holding against you in the contrary of other people i.e. North-Western part of Somalia. We the people of the North-East are actually forgiving and loving sometimes we may say something but believe in a United, Federal Somalia. We've invented that System specifically for Somalia and I believe it's actually the most suitable political sytem for the hole of Somalia. Brothers and Sisters Iam not naive nor am I ****** by allowing you to take the lead in Somalia. The only way Somalia's problem can be resolved is by the infamous AK47 because the warlords refused to back off on their criminal activities and because of the simple reason that they don't want to see law and order taking place in Somalia. Either we as a nation win the fight for peace and democracy or we loose it like many before have lost and then it's actually certain that we will go different ways and will part from each other properly not for ever but for the time-being until you realise your mistakes.
  6. Wadooyinka Boosaaso oo Qaarkood Saacado Laga Xiray Gawaarida Booqashada MDGPL awgeed SAWIRADII MAANTA: APRIL 1, 04 Ciidamadii oo Wadada Ka saaraya gawaarida Ciidamadii oo wadada ka saaraya Gawaarida Gaari ka mida kuwa Ciidamada u baaqaya markii uu soo dhawaa Madaxweynuhu Gaari Xamuul sida oo wadada laga saaray Kadib markuu Madaxweynuhu soo marayay Wadada Basaska loo kala Raaco Bosaso Gudaheeda oo dib shaqadii u bilaabay gawaaridii Xamuulka oo Soogalaya Magaalada taxi Bosaso oo Dib shaqadii u bilaabay Waxaa saaka markay ahayd Shantii aroornimo laga xayiray in ay maraan baabuurta waaweeyn iyo kuwa yaraya wadooyinka loogu kalasocdo bosaso gudaheeda oo uu ugu horeyo wada laamigaa ee dhexmarta Bosaso iyo wadada Dheer ee isku xirta Bosaso iyo Magaalooyinka kale ee puntland iyadoo lasoo dhaweeynayaay Madaxweynaha DGPL Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo Dib uga soo laabtay Madasha shirka Nabadaynta Soomaaliyeed 29/3/2004 isagoo ka soo dagay Magaalada Caasumada DGPL ee Garoowe. Madaxweynaha ayaa waxaa ka hortagay Masuuliyiinta Gobolka oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Bari Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin). Madaxweynaha ayaa ka soo dhaqaaqay Aroornimadii Saaka Magaalada Garoowe kadib ayuu ku soo hakaday Magaalada Degmada Carmo halkaas oo ah meesha ay mas,uuliyiintu kaga Hortageen, waxana uu soo galay magaalada Bosaso Kow iyo Tobankii Duhurnimo intaas oo ay u xayirneed Wadada Magaalada ganacsiga Bosaso, iyadoo aan wax ka waydiiyay ganacsatada iyo Dadka kale ee ka shaqeeysta Bosaso ayaa ii sheegay in ay ahayd malin barkeed oo shaqo la,aana, iyadoo la xayiray Dhaqdhaqaaqii ganacsi oo Dhan tasoo ka dhalatay Ilaalinta nabadgalyo ee Madaxweynaha. Waxaa soo galbintii Madaxweynaha ku geeriyooday taliye xigeenka Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada iyadoo ay ku dhaawacmeen ilaa afar iyo Toban kale oo ah Ciidamada Ilaalada Madaxweynaha kadib markii uu la rogmay Gaari Tikniko ah, Dhaawicii Ciidankaa ayaa la saaray Diyaarad u socotay Magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa markuu ka soo dagaayay garoowe ee uu ka yimi Kenya ayaa la sheegay in dhaweyntiisii ay ku dhaawacmeen qaar ka tirsanaa ilaalada Taliyaha Ciidanka Boliska DGPL oo iyagu xiligaa Waajibkooda Ciidan nimo Gudanayay, Ciidamadaa ayaa la Rogmatay Gaari Tikniko ah oo ay wateen. Wararka hadda naga soo gaarey Galkacyo ayaa sheegay in Dhaawicii la geeya Gaalkacyo oo tiradoodu ahayd Afar iyo Toban waxaa geeriyooday labo ka mida oo u mid ka mida ku sii geeriyooday Diyaarada laguna aasay Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaan Saxaafada la hadal intuu ku soo noqday Dalka iyadoo la filaayay in uu warbixin ka Dhiibo Safarkiisii uu ku tagay Shirka Madasha Nabadaynta Soomaalaiyeed ee Kenaya kasoo la sheegay in ay Puntland ka baxday markii ay ku aragtay waxyaabo aan Dan u ahayn, Madaxwaeynaha ayaa safarkiisa uu ugu soo Noqday Dalka laga sheegayaa warar kala duwan iyadoo ay sheegeen ilo ku Dhowdhow in uu isku Shaandheeyn doono Golahiisa wasiirada isagoo intuu yimi aan la sheegin in uu wax kulana la yeeshay Golaha wasiirada, lakiin uu kulan la sameeyay Madaxweyne Kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka DGPL. Madaxweynaha DGPL safarkiisa uu ku yimi Bosaso ayaan idiinsoo Gudbin doonaa Wixii ka soo Cusboonaada. SOOMAAL PHOTOGRAPHIC & PUBLISHING CENTER SOMALIA Bosasso, Puntland, Somalia. By Cabdifataax Jaamac Mire somalitalkpl@yahoo.com Faafin: SomaliTalk.com | April 1, 2004
  7. Just go with the flow Juma, if the presidents aspirations have changed why are you stuck in your position change with the president. Waa in aa la kala roonaadaa don't you thing so? If someone tries to change the agenda led him do it. it's like a marriage where the wife keeps the father in the interest of her children because she ain't want her children to grow up with "cuqdad" and without a fatherfigure. Why can't do the same for the people of somalia. we're orphans atleast when we got our father back we want that he takes care of us even when it means he bans all the shit we used to get up too e.g. robberry, thugarry,killing and illegal roadblocks. We want peace+stability but we can't achieve that because "You were holding Somalia hostage for the Past 15years". And for that reason you should be ashamed of yourself. Give us our country back or we have to get it back in other ways if you aint volunteer then we've to get it back forcibly. But you don't have to worry ofcourse Juma because with your superior military equipment and army who defeated the mighty US-Delta and Ranger Forces we don't stand a chance against you so we'd better go back to our origins.
  8. Drean on mate, well done. I knew that your isbaaro is a fashion accessory and status symbol to you.
  9. I don't think that certain people are happy to solve the problem in Somalia. They're content as how things are now with their criminal activities and isbarooyinka. First of all remove the isbarooyinka then we know that you're the dead serious to solve the problems.
  10. This picture sums it all up! Sometimes a picture can tell more than Thousand words.
  11. By the Way Soqotraawi people are not renowned for canibalism nor eating human flesh. Thank you, I just want to make it clear.
  12. what's wrong with you? Why are you that excessive with your comical cartoons. I thought one would be enough but three at the same time it's like a big blow to us. Dream on mate, he'll only go to places where he is welcomed.
  13. That's the way to start first the army and then the police force. The next step is to hunt and lock up the prisoners. I would suggest that we deport all the convicts in Somalia to a little island in the red sea just before Bosaso called Socotra or Soqotra but i don't know how the local population will react to that as they're currenlty under Yemeni rule but we can ask our friend Ali Cabdalla Salah to help us to facilitate the prisons in Soqotra. I'd also put all the warlords on Death Row. I could also imagine that the local population would actually welcome the Warlords with open Arms or should I say with closed Arms and open mouth.
  14. Tababar magaalada Kismaayo uga socda ciidamadii booliiska Soomaaliyeed Kismaayo - 28.July.2005 Hawlaha lagu taba barayo ciidamadii booliiska Soomaaliyeed ee magaalada Kismaayo ayaa weli ka soconaya gudaha magaalada Kismaayo. Ciidamada uu haatan tababarku u socdo ayaa kor u dhaafaya ilaa iyo 200 oo booliis ah, Sida uu SBC u sheegay Dhamme Shiikh Saleebaan Xaashi oo ka mid ah macallimiinta tababarka ka wadda halkaas. Tababarkan ayaa qayb ka ah diyaarinta ciidamadii xoogga dalka Soomaaliyeed si ay ula hawl galaan dawladda federaalka Soomaaliya. Gooor sii horreyseyna waxaa magaalada Kismaayo booqday taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cali Madoobe. Waxana uu gobolka ka sameeyey hawlo isugu jira qiimayn iyo daraasad. Dhinaca kale tababar noocan oo kale ay ayaa waxaa uu ka socdaa degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, inkasta oo saraakiisha degmadaas ku sugan ay isku khilaafsan yihiin habka ay u soconayaan tababarradani. Deeqo Soona SBC Kismaayo
  15. As typical Juma is always a bit ahead of himself. Don't think about the future if you don't know what the present has got in store for you.
  16. Xuddur: Diyaar garow lagu soo dhawaynayo madaxwayne C/laahi Yuusuf oo ka soconaya Xuddur. - Thursday, July 28, 2005 at 19:31 Xuddur(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo diyaar garoow aad u ballaaran oo laddoonayo in lagu soo dhaweeyo wufuud uu hogaamin doono madaxwaynaha Soomaaliya oo halkaasi tagaya. Warar aannu ka helayno magaalada Xuddur ayaa sheegaya in dadwayne iyo gaadiid fara badan ay kuqul qulayaan magaalada Xuddur dadkaasi oo ka qayb qaadanaya soo dhawaynta . Dadwaynaha magaalada Xuddur ayaa wada qorshayaal ay ku doonayaan inay ku qurxiyaan bilicda magaalada Xuddur , dhinaca kale ciidamada ammaanka ee goblka Bakool ayaa hawlo ammaan sugid ah ka wada degmada Xuddur . Ciidamada loo diyaarinayo inay noqdaan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale isku diyaarinaya inay soo dhaweeyaan wufuudda dawladda Soomaaliya katirsan ee halkaasi tagaya. Magaaladda Xuddur ee gobolka Bakool waxaa kusugan wasiiro ka tirsan dawladda fedderaalka ah oo ay kamid yihiin Sheekh Aadan Madoobe , iyo Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud.
  17. Those people prophasising and at the same time praying for it so that they can teach the other side a lesson they'll never forget are indeed misguided and should be ashamed of themselves. We're all grown up maybe one or two in this forum haven't quiete past their teens and there are indeed incapable to know or differentiate the bad and good but atleast they've got some growing up to do and frankly some of them will never grow up they will be stucked to their original positions however we will do our best to help them to evolve.
  18. Isbaaradii Horey Looga Qaaday Wadada Aadan Cadde oo Maanta Markale Dib Loo soo celiyey. Posted to the Web Jul 28, 19:42 Muqdisho:- Waxaa markale maanta dib loosoo celiyey Isbaaradii tiilay Isgoyska Aadan cadde ee wadada wadnaha ee magaalada Muqdisho taasoo ay Fadhiyeen Ciidamo daacad u ah Wasiirka Arrimaha Gudaha,Xuseen Maxamed Ceydiid,ahna R/wasaare ku xigeen,sida ay xaqiijiyeen gaadiidleyda BL-ka ah ee wadadaasi isaga kala gooshta. Mid ka mid ah gaadiidleyda wadadaasi isticmaasha oo codsaday inaan magaciisa la shaacin ayaa sheegay in maanta ay gaadiidka Bl-ka ah aysan isgoyska Aadan cadde isticmaaleynin ka dib markii ay dib usoo noqdeen maleeshiyooyinkii halkaasi horey looga kiciyey,waxaa uuna intaa ku daray in maanta halkii gaari oo BL-ah laga qaadayey Lacagta loo yaqaano Leejada oo gaareysa ilaa 40-kun oo shiling Soomaali ah,halka qaar ka mid ah gawaaridaasina la baaranayey Rakaabkii saarnaa. Gaadiidka Koostarada ah ee ka dhex shaqeyn jiray isgoyska KM4- ilaa Siinaay ayaa maanta ku eg isgoyska H/wadaag oo ay haatan joogaan Maleeshiyooyin ka amarqaata maxkamadaha Islaamiga ah balse aanan wax lacag ah qaadaneynin,halka Caasiyada isaga kala goosha Sanca,Kaaraan ilaa Suuqa weyn ee bakaarahana ay Isticmaalayaan Wadooyin xaafadaha Dhexdooda mara si aysan u marin Isgoyska Aadan cadde oo Isbaaradii horey looga qaaday mar kale dib loosoo celiyey. Xubnaha labada gole Guddi ay u magacaabeen Howlaha Isbaaro qaadista ee Muqdisho ayaa horey ugu guuleystay in ay qaadaan Isbaarooyin Dhowr ah oo ay ka mid aheyd Isbaaradan hadda maanta dib loosoo dhigtay iyo kuwo kale oo iyagu kol horeba lasoo celiyey. Dib usoo Noqoshada Isbaaradan ayaa waxaa ay kusoo beegmeysaa Xilli uu Habeen Hore Madaxweynaha Soomaaliyeed Mudane,C/laahi Yuusuf Axmed uu sheegay in qaabka Isbaaro qaadista ee ka cosota magaalada Muqdisho uu yahay qaab qaldan,isagoo taasina sabab uga dhigay hadii aan qofka maleeshiyada ah la meeleynin in uu Muddo 30-daqiiqa ah ka dib uu dib usoo noqonayo. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay maleeshiyooyinka Hubeysan ee muqdisho jooga in iyaga iyo hubkoodaba ay kusoo biiraan Ciidamada haatan laga ururinayo qaar ka mid ah Gobalada dalka,kuwaasoo la doonayo in ay noqdaan ciidamo qaran. Dhinaca kale wadayaasha gaadiidka ee isticmaasha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa ku tilmaamay talaabo hor u mar leh Howlgalkii uu shalay G/sare Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid kula wareegay Goobo aad ufara badan oo ay yiileen Jidgooyooyin Dhowr ah. Gaashaanle sare Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa shalay ka fuliyey waddada u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye howlgal waddadaasi lagaga sifeynayey maleeshiyooyinka ay waddadaasi u taal Isbaarooyinka oo muddooyinkii u dambeeyey ku soo badanayey waddadaasi. C/qeybdiid ayaa hor kacayey ciidamo isugu jira boolis iyo maleeshiyo waxeyna ku guuleysteen in ay waddadaasi ka qaadaan Isbaarooyin gaaraya ilaa 8 Jidgooyo, iyadoo 3 ka mid ah Isbaarooyinkaasi oo ay ku jiraan kuwa yaala Ex. Kontarool, Ex. xaruntii Asluubta meel ku dhow agagaarka calamada. C/qeybdiid ayaa balan qaaday in ay iyaga mas’uuliyadooda qaadi doonaan wax alaale iyo wixii ka yimaada wadadaasi,islamarkaana aysan Isbaaro kale lasoo dhigi doonin kuwa haatan yaalana ay goor dhow ka dhameystiri doonaan. C/risaaq C/laahi Maxamed (Indhajaceyl) Puntlandpost,Muqdisho,Soomaaliya
  19. How you dare asking such a nonsense question my friend or aren't we anymore friends because supposedly the first bullet shots were fired. What are you going to do run around naked and scream for help. "Alla Tolbeelayeey" or something how if you could you advice you go around to your neighbourhood and ask for friends, family members amd peopel who sympathise with your stand to give your money, ammunition to send to the heroes or mujahideens. There nothing to worry about unless you're a warmonger supporter and up for nothing good like Juma and his friend Johnny B. P.S. does Johnny b. stand for John the Baptist in a more hippie way. Common' come up with a more sensible name then trying to imitate the people your living with.
  20. Fake-Suldaanka who're you trying to fool mate? Your upmost ********* and ignorance really hurts my intellect. Iam also a historian and i did not appreciate your manipulation of history in broad day light maybe if you were target was 5-15 you might got away with it but not certainly with us. Here is a quick history lesson for you let's call it history in 60sec iam not sure if you really can comprehend it that fast but let's try it atleast. You said that the different parts of Somalia were always different or belonged to different political entities but let me teach you. 1. The ottoman empire never occupied the north-west with the exceptions of Zaylac and Berbera which the egyptians occupied for a brief period before the British came. And for your knowledge in this two cities there were no Somalis allowed to enter the city and they were certainly no soomaali people living there even when the British were in berbera the majority of the people who occupied the city were people from the empire if you know what empire I mean. The majority were indians and a small number of arabs. 2. For your knowledge Zanzibar "or the empire of Oman" in east africa only ruled the southern somali coast of Mogadishu, Marka, Brava etc. In the same case as Berbera there were also no Somalis allowed in Mogadishu City itself. 3. In the North-East there was an independent empire and sultanate called the "Boqortooyada Cismaan Maxmuud" which had political, social and business connections to the arabian peninsula especially the yemen, shaariqa, najad, hijaaz, omaan and far places like india which we used to trade lots of things including women. And by the way Ever Wondered why Abdullahi Yusuf and Cadde Muuse have got such a good relationship with Cali Cabdalla Saalax and the Yemenis and why Cadde Muuse is treated so royal when he goes to sharjah it is because of historical and traditional links you don't have and we've established long time ago. So there's your treat.
  21. I don't know what your objective is but I'll hope that you make yourself clear what you mean. At least that's what iam hoping for don't disappoint me.
  22. Isbaaradii todobaadkii hore laga qaaday maleeshiyooyin ay isku heyb yihiin Wasiirka Arrimaha gudaha oo dib loogu soo celiyey goobtii laga qaaday Muqdisho Waxaa maanta mar kale dib loogu soo celiyey Isgoyska Waddada Aadan Cadde (Ex. Jid ********* ) Isbaaradii halkaasi u tiilay maleeshiyooyinka taageersan Wasiirka Arrimaha dibedda Eng. Xuseen Max'ed Ceydiid oo todobaadkii hore lagu guuleystay in goobtaasi laga kiciyo markii ay kulan yeesheen guddigii Isbaara qaadista ee ay magacaabeen xubnaha labada gole dowladda ee Muqdisho ku sugan & mas'uuliyiin ka tirsan Isbaheysiga SNA Tan iyo markii laga guuleystay in la qaado Isbaarooyinka u yaala waddada Bakaaraha maleeshiyooyinka taageersan Wasiirka Amniga Max'ed Qanyare & Isbaaradii Isgoyska H/wadaag u tiilay ciidamada midowga Maxkamadaha waxey baabuurta isaga gooshta waddada u dhexeysa No 4 ilaa Isgoyska Siinaay ay ku ekaayeen Isgoyska H/wadaag, waxaana markii la qaaday Isbaarada Aadan Cadde ay baabuurtu ka soo laabanayeen ilaa Isgoyska Siinaay, iyadoo maanta mar kale ay baabuurtu ku ekaayeen Isgoyska H.wadaag maadaama dib loo soo dhigay Jidgooyadan waddada Aadan Cadde. Waxaa Qoray: Nasrudiin Ceydiid Salaad Dayniile,Muqdisho