Major-General Cawad

Nomad
  • Content Count

    261
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Major-General Cawad

  1. Hawlihii indho fiiqida ayaa waxay maalnitii afaraad si dar-dar ah uga socdaan deegaanka C/waaq ee Gobolka G/galgaduud CAABUDWAAQ, Somalia - Mashruucii indha fiiqa ee ka socday degmada C/waaq ayaa hada kudhow Gebo Gebo waxaana maalintii qamiista ee shaly la soo af meeray diiwaangalintii fiisitada dadka isu qorayay in indhaha loo fiiqo. Dr Cabdi Casiis ayaa sagu qaliinka ugu faa'iidaynaya dadweynaha reer C/waaq iyo dad kale oo ayaguna ka yimid qaar ka mid ah gobolada dhexe ee dalka. Hawlahan indha fiiqa oo socday mudo 5 Cisho ah ayaa soo bilawday maalintii axada ahayd ee aanu ka soo gudubnay, waxaana dadka loo fiiqay indhaha ay kor u dhaafayaan ku dhawaad 75 qof oo ka kala yimid gobolada dhexe ee dalka Dr. Cabdi Casiis Cabdi Faarax aysan jirin wax Hay'ad ah oo ku tabarucday ama gacan ku siineysa hawshaas isla markaana uu kaligiis isku xilsaaray, waxaana daweynaha ay uga mahad celiyeen sida hufan ee uu dadka ugu hagar baxay aqoontiisa caafimaad. Waxaa la filayaa in uu Dr-ku maalinta sabtida ee soo socota wixii ka danbeysa uu fariisan doono goob caafimaad, taasoo dadku ay kala socon doonaan inta uu joogo hawlaha la xariira indha fiiqa. C/kariin Axmed Caabudwaaq, Soomaaliya ibagale1@yahoo.com
  2. Xukuumada Puntland Oo Go’aamo Ka Soo Saartey Shir Ay Ku Yesheen Garoowe. Garowe(Radiossc.net):- Golaha Xukuumada Dawlada Goboleedka Soomaaliyeed Puntland ayaa maanta shir ay ku yeesheen Xarunta Garoowe ka soo saray Qodobo lix ah,shirkaasi ayaa waxaa shir Gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqudhac. Shirkan oo loo fadhiyey mudo dheer ayaa waxaa lagaga hadlay amuuro dhawr ah oo ay ka mid yihiin Amaanka Puntland iyo Sanaaqiida Maamulka Soomaalidiidku doonayo inuu keeno Gobolka Sool goobo ka mid iyo qodobo la xidhiidha Shaqada iyo Ciidamada,Waxaanu ugu danbayntii Golahu isku raacay kan soo saaray qodob kala duwan 1; In Dhamaan wasaaradaha Puntland la Diwaan galiyo Shaqaalahooda una soo gudbiyaan wasaarada Shaqada iyo Shaqalaha 14 gudahood. 2:In Saraakiisha Ciidamada Daraawiishata iyoBoolisku ay soo Gudbiyaan Shaqalahuda oo dhan 14 maalmood gudaheed. 3:In la Bilaabo Roondo ka shaqaysa Hawlaha Ammaanka magaalooyinka Puntland oo Dhan. 4.In lasameeyo Dhaqaale looga hortago Arimaha Ammaan darada iyo gubista Deegaanka . 5.In Dakhliga Puntland 5% loo qoondeeyo arimaha Ammaanka muddo laba bilood gudohood ah. 6.In lasameeyo guddi gaar ah oo loo xilsaaro ka Hortaga Sanaadiiq Maamulka Riyaale doonayo inuu soo galiyo Gobolka Sool . Radiossc.net
  3. Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta Soo saaray Go'aamo Mihiima Ka dhageyso Radio WidhWidh Online Halkan ka dhegayso Warbxintii Wariyaha Widhwidh Online ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb http://www.widhwidh.com/html/modules.php?name=News&file=article&sid=2797
  4. Qoddobbo muhiim ah oo laga soo saaray shir ballaaran oo ka dhacay madaxtooyada Garoowe Garoowe - 06.August.2005 Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee xarunta dawlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in madaxtooyada magaaladaasi lagu qabtay shir ballaaran oo khuseeya arrimo muhiim ah. Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray qoddobbo muhiim ah oo ay ka mid yihiin: 1. In shaqaalaha rayidka ah ee dawladda liisaskooda saxa ah loo gudbiyo wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo Isbooriga. 2. In liiskaska saxda ah ee ciidamada kala duwan ee dawlad goboleedka Puntland loo gudbiiyo wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo Isbooriga. 3. In la bilaabo Roondo ka shaqaysa hawlaha ammaanka magaalooyinka Puntland oo dhan. 4. In dakhliga Puntland 5% loo qoondeeyo arimaha ammaanka muddo laba bilood gudohood ah. 5. In la sameeyo guddi gaar ah oo loo xilsaaro in wax sanaadiiq ah aysan soo galin gobolka Sool. 6. Iyo In lasameeyo dhaqaale looga hortago arimaha ammaan darada iyo gubista deegaanka. Shirkan oo ahaa mid si weyn go’aamadaasi la isula meel dhigay isla markaasna la isku af gartay ayaa waxaa guddoominayey madaxweyne kuxigeenka Puntland, ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Puntland. C/naasir Yaasiin
  5. Garoowe: Golaha wasiirada Puntland oo shir ku yeeshay Garoowe , go'aamana kasoo saaray. - Saturday, August 06, 2005 at 11:24 Garoowe(AllPuntland)- Golaha wasiirada ee dawlad goboleedka Puntland ayaa maanta shir ku yeeshay xarunta madaxtooyada magaalada Garoowe. Shirkaan oo uu shir guddoominayay madaxwayne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Af-Qurac ayaa looga hadlay xaaladaha haatan ka taagan dalka ee ay kamid yihiin ammaanka iyo arimaha gobolka Sool. Shirkan oo ay saacado badan u fadhiyeen golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa laga soo saaray qodobadan hoos ku qoran:- 1. In dhammaan wasaaradaha Puntland liisaska shaqaalohooda usoo gudbiyaan wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha muddo 14maalmood ah. 2. In saraakiisha ciidamada Puntland ay soo gudbiyaan shaqaalohooda isugu jira booilska iyo daraawiishtaba muddo 14 maalmood ah . 3.In la bilaabo Roondo ka shaqaysa hawlaha ammaanka magaalooyinka Puntland oo dhan. 4.In lasameeyo dhaqaale looga hortago arimaha ammaan darada iyo gubista deegaanka . 5.In dakhliga Puntland 5% loo qoondeeyo arimaha ammaanka muddo laba bilood gudohood ah. 6.In lasameeyo guddi gaar ah oo loo xilsaaro in wax sanaadiiq ah aysan soo galin gobolka Sool . Dhammaan qodobadan lagu heshiiyay ayaa la isla gartay in sida ugu dhaqsaha badan loo hirgaliyo , dhammaan wasaaradaha iyo waaxyaha ku shaqada lehna ay u hogaansanaadaan. CCC Farayaamo AllPuntland
  6. It's nice to see that the "Sade" people have put their differeces aside for the common-good of the Ummah. Reconcilation is the only way forward. Once again Congratulations and I hope you could the same in Galgudud aswell or are the issues in Galguduud also done and dusted?
  7. There is no doubt that the people of Gedo, Galgudud and Kismaayo support the new government as seen and illustrated by the masses and Colonel Barre by the visit of the head of the police officer "General Abdi Madoobe"!! P.S. I don't care if you favourite person you like to personate is actually a Colonel or General for if he is a Colonel he is on the same level as "Abdullahi Yusuf" he used to be in the Army when Barre was a shephard in Galguduud region when "Abdullahi" was not promoted to a higher level because he was a critic to the regime however Morgan who used to be a bodyguard of "Ina Siyaad Barre" actually got promoted up the leddar because he was also married to one of "Afweyne's daughters". "If I was you I would be more worried about your uncles obession to wear short trousers not only privately but when he also travels to Ceelwaaq and Gedo with his "Jungle head".
  8. There is no doubt that the people of Gedo, Galgudud and Kismaayo support the new government as seen and illustrated by the masses and Colonel Barre by the visit of the head of the police officer "General Abdi Madoobe"!! P.S. I don't care if you favourite person you like to personate is actually a Colonel or General for if he is a Colonel he is on the same level as "Abdullahi Yusuf" he used to be in the Army when Barre was a shephard in Galguduud region when "Abdullahi" was not promoted to a higher level because he was a critic to the regime however Morgan who used to be a bodyguard of "Ina Siyaad Barre" actually got promoted up the leddar because he was also married to one of "Afweyne's daughters". "If I was you I would be more worried about your uncles obession to wear short trousers not only privately but when he also travels to Ceelwaaq and Gedo with his "Jungle head".
  9. Soomaaliya is that advanced that we've got even junior doctors and iam not talking about someone who is 28years of age or so but some one who is 8 or even 10!!
  10. Question: Who do you support? Answer: Barre Hiiraale!! Who is "Barre Aden Shire" (Hiiraale)? Barre is a man who has been made a general only due to family relationships and not because out of merit. After the collapse of the regime "Kacaanka" he migrated to "Ceelwaaq" yeah you heard it right "Ceelwaaq" but not the one in Soomaaliya but the other one inside Kenya which is even much worse than the Ceelwaaq in Soomaaliya. Later General Morgan called him to a village near "kismaayo" where he used to send him his "biil" after a considerable time he left the village and went to Gedo (Baardheere) where also Morgan used to give him "Biil" evetually he would betrayal him in later years and form a colition with the other half of the "Galgudud Brothers". This guy is unique to Soomaaliya because he has never worn trousers up to the conference in Kenya in 2003. He used to wear shorts which were not even up to his knees they were considerabelly shorter and don't forget the "Jungle head" he also wears that's the sort of a guy who you support so don't try to provocate me with your "intellectual" and "constructive" approaches to certain issues. I will keep on saying what I think is the truth however I will also do my best to respect and not transgress the agreed rules as to do that would be uncharacteristical of my nature. Yes I do support Soomaaliya but I think a nation is only as good as their leaders, bro Abdullahi Yusuf was elected by the fourteen MP's of your constituency and he is our leader and president. You have either got two choices to support the government as the rest of your people already do like your Galgudud, Gedo and Kismaayo cousins or you oppose the government and thereby leaving Soomaaliya as it was since the last fifteen "Dark" years and "hunger, Warfare, killings, starvations, femine and enomosity betweem our people should therefore be the prime reason for the extinction of the Somali race.
  11. Who did I call names, it is actually the person who deliberately started an inflamtory post calling other nomads "clowns" etc. I didn't do anything wrong if you're in a bad mood or stressed out plz don't take it out on me my friend, respect should be mutual and both ways and not only one-way traffic.
  12. Iam eagerly awaiting also the National Radio Station that will be broadcasting soon from the most Northern spot of Soomaaliya which is Raas Caseyr in Bandarqaasim region in the semi-autonous state of Puntland which is also known as Horn of Africa that's actually Raas Caseyr to the most southern point of Somalia which is supposedly i can only guess Ras Kambooni near Kismaayo in Jubbalaan in Somalia.
  13. Gudoomiyeheena Barlamanka Md. Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muqdisho ku xanuunsan loona diiday in uu banaanka dawo u doonto!! Great News that the government now got an official website I guess they don't take part in the Propoganda of other Somali websites like Dayniile.com and Waagacusub.com
  14. *********If you don't stop the name calling, we would have no choice but to ban you. Please respect others. Last warning ************** [ August 05, 2005, 11:09 AM: Message edited by: Admin ]