oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. wyre;931345 wrote: Why do I have a feeling tat Oba is Alpha And Alpha is Oba Wyre you might be on to something :eek:
  2. Nin-Yaaban;931341 wrote: Ina'adeer, anytime adiga iyo Xulafada AA diyaar tihiin. I looked for that thread you made and couldn't find it. Bump it up. I see arrange something for the weekend dee marka
  3. wyre;931523 wrote: Macalin kamid ah Macalimiinta dhigo maadada taariikhda ayaa loosoo badaly Iskuul ciyaal Cabtooy ah kabuuxaan Macalinka markuu Casharka koowaad bixinaaye ayuu waxuu istaajiyay Sadex kamid ah Cabtooyda Markaas ayuu kii koowaad Su'aalay "Sheeg yaadilay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan"?? Kii koowaad wuxuu dhahay "Macalin Walaahi aniga madlin" Kii Labaadne wuxuu dhahay "Maclin aniga Runti shalay iskuulka wan kamaqnaay" Kii Sadexaadna wuxuu dhahay "Macalin aniga madilin xitaa Shimbir madili karo iskadaa Ruux bini'aadam ahe" Macalinki oo xanaaqsan ayaa wuxuu utagay Maamulaha iskuulka oo asagana ah nin Marqaaan ah oo Dagan Sheekadii ayaa loosharaxay Maamulihi Ardaydi ayuu weydiiyay su'aashi isla sidii ayee ugu wada Jawaabeen, Maamulihi wuu yaabay wuuna aqbali waayay waxa messha kasocdo, Maamulihi Macalinka ayuu sigooni ah ulasoobaxay Kulahaa Macalin adiga mahubtaa qofka wax dilay inuu Fasalkaan dhigto mise Fasalada kale waaye, Macalink naxdin :D lmfao but what what is ciyaal cabtoy ma biyaha zamzamka?
  4. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumad oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Taliska Xalane ayaa sheegay in Ciidamo ka socda dalka Seirra Leone oo dhowaan tababar loo soo gaba gabeeyay ay ku soo biiri doonaan howl galka nabad ilaalinta AMISOM. Col. Cali Aadan ayaa sheegay in todobaadka soo socda Kismaayo la dejin doono Ciidamada ka socda Seirra Leone, isla markaana ay ka mid noqonayaan ciidamada ka socda Kenya ee ka midka ah AMISOM. Waxaa uu sheegay in ciidamadan todobaadka soo socda ay imaanayaan, isla markaana laga soo daabulayo dalkooda, si ay uga qeyb qaataan howl galka midowga Afrika ee AMISOM. “Wadanka waxaa imaanaya Seirra Leone, iyagoo ka qeyb galaya howlaha AMISOM, waxayna ka mid noqonayaan Ciidanka Kenya ee jooga qeybta Kismaayo”ayuu yiri Col. Cali Aadan Xumad. Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in dhowaan ay u gudbi doonaan sidii ay isugu furi lahaayeen wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, isagoo xusay in meelo badan guul laga gaaray, isla markaana howshaas dhameystirkeeda haatan lagu guda jiro. Ciidamada AMISOM ayaa tan iyo bartamihii sanadkii hore isku ballaarinayay gobolada dalka, kadib markii wax laga bedelay Mandate-kooda, waxaana haatan ciidamadooda ku sugan yihiin Gobolada Hiiraan, Labada Shabelle, Bay iyo Jubada Hoose. jowhar.com
  5. Xaaji Xunjuf;931489 wrote: Carafaat are you a pedophile 13 year old is a bit young? LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL dhuuuuuuuulka walahi
  6. lol@socially interact. war we go to landers parties and landers come to konfurian parties. Far iyo faraanti baynu nahay
  7. it doesn't sound somali at all tallaabo. Rendille langage is similar too somali tho
  8. xaaji inaar im going to the may 18 party in stockholm. Been there every year
  9. Somaliland wey duushey ninkii diidayow adigeey ku taal waa hore lagaa tagyeeeey
  10. Haatu;931405 wrote: I have been offered a place by Leeds Alhamdulilah. congrats inaar.
  11. Juxa;931195 wrote: Indeed way duushay, I thought I will pop in and bring xalwo made by edo juxa, yaa kale hee Love the Alpha-v- Oba exchange and of course want to wish Haatu best of luck balse don't apply City Ugu danbeyn Wyre nothing wrong with being single, the ability to be free and explore... Yaaba iska heli kara Thanks Eedo Juxa hope all is well with you!
  12. My woman comes up to me, and says "take off my drape" so i took off her drape. Then, she said, "Take off my gogorad and diraac." So i took off her gogorad and diraac. "Take off my kabo." I took off her kabo. "Now my Bra and kastuumo nigis" I took them all off. Then she looked at me and said, "I don't want to catch you wearing my things ever again.
  13. yeah its Ahmed Awad rabsha and Hibo Nuura SP yeah indeed
  14. cool,,sxb i found this song from the 70s the other day in a cd at home listen to this http://vocaroo.com/i/s0iOaNrmOf9s
  15. NY inaar when are you going to arrange that phone conference
  16. LOOOOL jacpher inaar i will retire in Cadale mango juice in my hand chilling in my bungalow watching the sunset Inshallah. Indeed jacpher zoomalis are savages.
  17. damn things are easier here just get good grades and you'll be fine.
  18. holy shid wait a minute so you first apply with your grades then you go to a interview plus you have to do an entrance exam? Cot damn Good luck sxb you'll need it