oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. ^^ :D yaaya superlog minaa heeysatid waa ceymahee mugaas
  2. Moonlight waryaa muranka daa hadii kale Gurigii heli meeysid
  3. ^^ ''Keygana lihi kaagana kula lihi'' waa waxa dalkaan burburiyay,,
  4. Garoowe,Hargeysa,boosaaso qardho ma sheegan karaa aniga? Waa maya sow maha hade xamar inaan sheegto maxaa ii diidayo,, ama degaan kasto ee dalka ku taal waa leysla lahaanayaa ama waa la kala sheeganaya
  5. ^^ Adeer Naga daa dee Caasimadda kahor inteysan noqon yaa dhulkaas degenaa maa been laysku sheega
  6. FYI Abwaanoow Xamar iyo Nairobi ba ayaan kula kulmay Tarzan, Ina Cali Ameriko ayaa iskeen baray, intaan la sheekeysanaye wax qalad kuma arkin laakin waxuu ii sheegay inuu haysto Vision oo ah in gobolka Banaadir la Jaanqaado Aduunka waliba wuxuu igu yiri ''Xamar cidii burburisay waa cidii lahayd'' Taasina waa fahmi kartaa wuxuu kawado. Tarzan waa Halyeey! Tan kale Shaqsiyadka lagu wareejiyay dhulka dowladda waa kuma? Aniga waxaan ogaa in dadka shaqsiyaadka ee sharcidaradda ku haystay dhulka dowladda laga saaraye. lol@idaacadaha, Ma shabelle ayaad difaaceysaa milkilaha waa nin xil ka waayay dowladda markaasu propoganda wadaa ina adeerka Abdi-maalik ma ogi hadaad la socotidee
  7. looool jowhar kuye, Xarardheere wixii ka koreeysa aa ii waqooyi ah!!
  8. ^^ Waa runtaa Xaaji Waxaad ka dareeme inuu really doonayo wax inuu qabto, sidii ragga ka horeeye Fadhiid uma ah Sidii Cadde Gaabow iyo Nuunow iyo.
  9. ^^ War adigoo Reer Waqooyi ah maxaad Xamar ka doone stick to waqooyi!
  10. Sh Shariif inuu siyaasadda ka fariisto weeye, Hadda waa Xiligii the intellectuals ay la wareegi lahaayeen Siyaasadda dalka instead of the Warlords iyo Wadaadada.
  11. Xaaji Xunjuf;844276 wrote: I know tarzan i demonstrated with Tarzaan against the Ethiopian occupation in London few years ago he is a good lad. Xaaji waa sidaa maahano,, Abwaan maxaa ku tagay dadkoo dhan,,
  12. Waryaa Carafaat HAG faraha ka qaad, ''unuka leh''
  13. Bal maxaa ka taqaanta?? Aniga nin rageedi oo karti leh baan uu arkaa!
  14. Abwaan Tarzan rageedi waaye maxaa ka rabtaa? Gobolka horumarintiisa buu ka shaqeynayaa
  15. loooooooooool@ xaaji been ma aadan sheegin
  16. Maadeey BACAAAAAAAAAAAAAAAAACDA halkeeda ka wad!!
  17. Great progress now the TFG 20 KMs bey uu jiraan Warsheekh, dhanka kale ee Aaga Balcad 12 KMs bey uu jiraan,