oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. LOOOOOOL @samaynatedii. Okey my next question is it Ma taqaantaa or Ma taqaana? (I know the right answer btw)
  2. horta where the hell do you two work? weird subjects
  3. Ismahaan;906297 wrote: Dadka guryaha laga haaystey 22 years easy ma aha in aay helaan guryahoodii for simply three reasons: 1: Documenti qof haaysta waa yar yahay oo qof kasta naftiisa buu la cararay. 2: Guryihii qaar waba la badaley oo xataa qaar baa dabaqyo laga kor dhistay. 3: Guryo badan waa la kala iibsaday, oo ninkii ku habsadey ileen in loogu soo noqonayo waa ogaaye dad kale buu ka sii iibiyey. Tusaale ahaayn aniga familygayga qaar baa dagan muqadisho ilaa hada, abahaay iyo hooyadeey midna gurya kuma lahaayn balse walaalahaay baa ku lahaa. Qaar guryahoodii markii qaxee dhacay dad kale oo related la nahay baa dagey oo muqadisho ka soo jeeda sidaa darteed iyagaa wali haya. Kuwana dad kale baa dagan oo aan la garaneen. Marka sida uu oba sheegay kaliya waa in dad ku yaqaan la helo iyo maxkamad cadalad ah. In kastoo aay aad iyo aad u adag tahay oo line dheer in la maro tahay. Sheeko run ah oo xammar ka dhacday: Hada iyaan dhaweeyd gabar saxiibtaay ah abaheeyd oo guryo badan ku lahaa xammar baa tagey. Guri uu lahaa hayad buu ugu tagey dagan oo nin ka kiraaystey. Marka odaygii ninkii guriga kiraaystey buu u tagey waxuu dhahay guriga iga kiree. Gurigu 400 dollar buu hayada uga kiraaysnaa, odaygiina waxuu yiri 800 dollar baan idiin ka kiraaysanayaa. Ka dibna ninkii intuu hayadii ka saaray buu odaygii guriga lahaa ka kireeyey, 3 bilood oo hora maris ahna odaygii waa bixiyey. Odaygii intuu niman kale oo waliba ninka aaysan kala fogeen u tagey buu yiri guri iib ah baan hayaa documentigiisana waa kan. Gurigii buu niman kale ka iibiyey. Hadhow ninkii guriga kiraaystey baa yimi oo kira raadis ah mise gurigiiba reer kale baa dagan. Waxaay ku dheheeyn guriga anagaa ninkii lahaa ka gadanay. Ninkiina waxuu ku adkaaystey guriga anaa lahaa. Maxkamada isla tageen , hadhowna waxaa la yiri guriga ninka reerka ka gatey baa iska lahaa. Ilaahay intii hore ha kugu anfaco ee meesha ka qulqul. Marka xataa fake documents baa la sameeystey oo easy ma aha qofku in uu gurigiisa helo ilaa dowlad adag iyo maxkamad cadaalad ah la helo. Well said sis!
  4. Garaad bari with that mentality marna somalia nabad ka imaan meyso
  5. I have never defended people who occupies other peoples houses as im a a former victim of it myself. I know how it feels soon be strong
  6. the old neighbours of xaafada will recognize them, people know eachother ya know
  7. who is crying? As i said anyone who have the documents go claim your house back man when my family tried to re claim our house back in 2006 Indhocadde got involved wanting to a wage a war because of the house, so im not understanding what you are trying to achieve with this BS other than demonising an entire clan just because a few hustlers are occypying other peoples houses. The only people who shouldn't get their ''properties '' back are the Booli Qaran crew
  8. somalia,sxb you aint normal my best friend from Puntland is in xamar right now to claim his house back marka as i said before everyone who have the documents go to the maxkamada sare. what do you mean ''back'' everyone who fled the war 91 got their houses occupied no matter what qabiil they hail from ,my family happens to be one of them.
  9. ^^war he doesn't have a house in xamar , odayaasha bacaaaac beey wadaan if you have the documents who's gonna stop you my parents re claimed a house occupied by Indhocadde's brother last month and they got it back.
  10. Xaaji do you know whats worse these kids born in the civil war in qurbaha have become infested with Qabyaalad and some tend to be very extreme reer hebel are that and reer hebel are that. Last summer i saw my neighbours kids playing H block against D-block and they were just 10 yrs. The qabiil need to be abolished if we want Somalia to develop cause there will always be misstrust between the clans.
  11. well your wrong they say ilma abti you guys ilma adeer completely different.
  12. I agree they need to get the hell away from Jamhuuriyadda Gooni isu taaga Somaliland. I know some oromos who claims Hargeysa kulaha anaka lahayn.. They have a peaceful country haku laabteen
  13. war everybody has their own theory
  14. LOOOOOL ninyaho waa walantahay you made that up innit
  15. yes im a feminist xuquuqda haweenka baan uu dooda. Alpha walahi bilahi i tried to understand what you were on about. sorry
  16. wait do you also say ilmo abti to your eedo's kids haatu?