bambo

Nomads
  • Content Count

    307
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by bambo

  1. Buubaa :"Maxkamadaha ayaa masúul ka ah ciidamada Xabashida oo soo galay dalka Soomaaliya gudihiisa How ****** is this guy, so icu are responsible for ethiopian troops crossing over the border why ? Because they chased Thugs out of xaamar paved streets , boosted the economy, providing safe food and water for people eh?. Sharqi Awsad :Maxaay ku saabsan tahay booqashada aad ku timid dalka Ingiriiska BUUBA :Intii aan joogay dalka Ingiriiska waxaan la kulmay wasiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Africa waxaana qaadaa dhignay arrimaha murugsan oo ka taagan gayiga Soomaaliya iyo sidii looga qaadi lahaa Soomaaliya xayiraadda Hubka oo lagu soo rogay si ciidamo Afrikaan ah oo nabadda Suga loo keeno Dalka Soomaaliya ,waxaan kale oo isla gorfeeynay shirkii magaalada khartuum oo na dhexmaray annaga iyo maxaakimta Islaamiga ah iyo sidii dawladda Ingiriisku kaalmo ugu fidin lahayd dawladda Soomaaliya ,waxaana wasiirku isagoo dawladdiisa wakiil ka ah uu ballanqaaday in Ingiriisku sii wadayo kaalmada uu siinayo dawladda Soomaalia . this Guy only concern is to lift arms embargo so that the people get hold more weapones to kill each other . This guy reminds me of Cumar carte , the men who dismantled somali army and told Ali mahadi to advise the somalia national army to submit to the rebels forcess in somalia , This was clearly working for snm agenda . Is history repeating itself , Their is say , If you dont learn from history it will repeat itself . This guy reminds me of cumar cart
  2. Somaliweyn (Asharqi-Awsad ,Nov.7 ,2006) Wargayska Maalin laha ah ee Sacuudiga ee Asharqi Al-awsad cadadkiisii maanta wuxuu qoray Wareeysi Wargayskaasi la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Soomaaliya Ismaciil Hurre Buubaa oo ku sugan dalka Ingiriiska Wareeysigiina sidatan buu u dhacay : Sharqi Awsad :Maxaay ku saabsan tahay booqashada aad ku timid dalka Ingiriiska Buubaa:Intii aan joogay dalka Ingiriiska waxaan la kulmay wasiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Africa waxaana qaadaa dhignay arrimaha murugsan oo ka taagan gayiga Soomaaliya iyo sidii looga qaadi lahaa Soomaaliya xayiraadda Hubka oo lagu soo rogay si ciidamo Afrikaan ah oo nabadda Suga loo keeno Dalka Soomaaliya ,waxaan kale oo isla gorfeeynay shirkii magaalada khartuum oo na dhexmaray annaga iyo maxaakimta Islaamiga ah iyo sidii dawladda Ingiriisku kaalmo ugu fidin lahayd dawladda Soomaaliya ,waxaana wasiirku isagoo dawladdiisa wakiil ka ah uu ballanqaaday in Ingiriisku sii wadayo kaalmada uu siinayo dawladda Soomaalia . Asharqi Awsad:Maxaa kamid ah sababihii uu u fashilmay Shirkii Khartuum Buubaa:Dawladda KMG ahi waxaay xogga saartay sidii shirkaasi uu u miro-dhali lahaa hasayeeshe Maxaakimta Islaamiga ah waxaay qabeen mid taas kasoo horjeeda iyadoo ujeedadoodu ahayd in shirku iska sii socdo si aay u helaan waqti aay isku ballariyaan oo ku qabsadaan aagag cusub oo hor leh,isla markaana aay helaan fursad aay dalka ku soo galiyaan ciidamo ka tirsan Alqaacida, Eritrea iyo mucaaradka la dagaalama dalka Itoobiya : Xujada aay Maxkamaduhu hordhigeen wada xaajoodka oo ahayd in Ciidamada Itoobiya dalka ka baxaan keenyana laga saaro madasha shirka ayaa ahaa arrimo baadil ah oo aan u adeegayn maslaxadda Soomaaliya Alsharqi Awsad :Maxkamaduhu waxaay dawladda KMG ah ku tuhmayaan in aay dalka keentay Ciidamo Itoobiyaan ah arintaas maxaad ka oran lahayd Buubaa :Dacaayadaasi waa mid aan waxba ka jirin waana maxkamadaha kuwa mashaakilka ku haya dalka Soomaaliya iyo Gobolka oo Dhan waxaayna dalka soo gasheen xoogag doonaya in aay ridaan dawladda Itoobiya iyo kuwo ka tirsan ururka Alqaacida waxaayna soo uruursadaan kaalmo dhaqaale oo aay ka helaan Alqaacidada ku sugan dalalka Khaliijka ,marka maxaa laga filan karaa in aay itoobiya sameeyso ,yaase soo jiitay oo dalka keenay Itoobiyaanka ,maxkamaduhu waxaay ka hadlayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya kaddib markii aay abuureen sababihii keenay Itoobiyaanka ,iyagaana masuul ka ah ciidamada Itoobiyaanka ah ee dalka ku sugan Asharqi Alawsad : Maxkamaduhu waxaay diideen in Keenya ka qaybgasho wada xaajoodka waxaana dawladda KMG ahi ku tilmaantay Jaamacadda carabta mid aan dhexdhexaad ka ahayn arinta Soomaaliya maxaa fallo ah oo arintaan aad ka bixinaysaa Buubaa:SoOmAaliya waxaay ka tirsan tahay jaamacadda carabta waxaana waligayo ka codsanaynay jaamacadda carabta in aay dowr wax ku ool ah ka ciyaarto dibuheshiisiinta Soomaalida iyo sidii looga smatabixi lahaa dhibaatada lagu jiro . Waxaa jiray waxyaabo laga tabanayey ururka Jaamacadda carabta waxaana falaLka qaarkood keenayeen shaki ,waxaana dawladda Soomaaliya arrimahaas uga cabatay Madaxweynaha Suudan waxaana u sheegnay in Maxkamadaha Islaamiga ahi aanay doonayn dibuheshiisiin Sharq Alawsad : Ma noo sheegi kartaa waxaad ka qabto Booqashada uu ku tegay Guddoomiyaha Baarlamaanku Magaalada Muqdishow iyo wadahadallada uu la yeelanayo Madaxda maxaakiimta Islaamiga ah ,booqashadaasi ma mid shaqsi ah baa mise waa mid uu ku mathalayo dawladda Soomaaliyeed Buubaa:Booqashada Guddoomiyuhu waa mid isaga gaar u ah oo uusan u dirsan baarlamaanka Soomaaliyeed waxaana eegaynaa waxa kasoo baxa Asharqi-Awsad :Haddii aad tihiin Dawladda ma haysaan talo lagu badbaadin karo wada xaajoodka maxaase xal u ah si loo joojiyo dagaal dhaca . Buubaa :Xalku wuxuu yahay in maxkamaduhu joojiyaan damacooda aay ku doonayaan in aay khalkhalka ku gashaan xasiloonaanta dalka soomaaliya iyo waddamada dariska la ah
  3. We will see how strong cade Muse and abdi qaybeed be in the comming month . C/qabdiid will be dealt with inshallahi in the comming weeks you see and watch with or without puntland with him. C/qaybdiid people are shame of him and will lead offensive againts this shaydan.Big offensive is under way word C/shaydan will be dismantled his people disowned him and cade mus is gonna face disaster if he cross the border this internal fight no need for puntland to interfear , Icu tried to advise cad muse the best way they can he refused , his troops will face disaster you see soon time .
  4. The puntland administration is making big mistake. I can't understand it, This how they want to end the success they achieved under peace to end. MMI are not goin to attack Puntland they have adressed on all level . Icu has some influence in Puntland region but not to same extend of influence they have in kismayo and other places that they invaded therfor clearly they do not indend to go puntland region. If the Puntland administration beleives by fighting the ICu it will help abdulahi yusuf , they are wrong becuase abdulahi is not just president for Puntland region is he ?. Puntland must have independed agenda , One thats aside from the TFG and ICu , On agenda which tackles the people needs like health care , schools , and boosting the economy . If Cade musa wants to have role in broader somali policts he can do it in postive way , For example by trying to bring Icu and tfg togather. Puntland amdininstrattion can play postive role in somali plotics today and they are needed to play neutrol , Indeed If they are neutrol between TFG and ICu then we would not need to go to other countries to hold peace talks , when we have a region thats in peace and neutrol in all the chao's thats happening in somalia. This would have opend the doors for peace talks to take place within somalia , cities like Garow , Bossaso and etc, why not make history that will never be forgotten and hold peace talks in these cities and show the world we can slove our intern issue by ourself.
  5. Gener duke ^ your underestimating the power of the south , Inshallah Abdulahi yusuf will see for him self soon time. why are you comparing Lascaanood to To the Shabbela and its sourounding , people with balls and diginity live here , abdulahi war achievement is only in the north. havent you learn from the past 16 years men . NO clan can rule another clan i tell you that , caydiid tried and failed so will this loosr called Abulahi yusuf, Gener duke "Was it not Col Agaduud himself who chased your supporters out of LA"? :eek: :eek: General duke i never new you hail from super power clan eh, If abdualhi had confidance on the ciyalka puntland " TFG troops" he would not need place ethopian troops all over somalia to portect him , from Galkacyo to Baydhawa is in it friend. Dont go over yourself Learn from the rest looser who tried to dominate somalia by force and failed , mens who possesed 10 * greater then old men failed , Its tine for dialuge not war its 20007 , duke stop wishing war wallahi both side waa somalia something you and old men seem not understand .
  6. Let the game begin inshallah , they are ready to defend their land and relegion and will win . abdualhi will be captured inshallah and hanged in xaamar
  7. Muraad sxb You have to adress to Horn , i think it was 50/50 , Since the mud only chosed to eat in barre technicals only .
  8. General duke > cant You see men no one is writting back to your idmale propaganda , get over it. Why so oppsesed with Sheeq indha cade when is just indvidual who is member of icu. What you are Trying To convince us is to bring back , Abdiqabiid, qanyar and Ma'ed dheera and rest looser right , so that xammmar can go back to the dark days . WHY tho is the Question. The people in xaamar dont wish bad things to happen in puntland infact they admire Puntland and Somaliland , Why cant they not recieve the same love back , Instead we have Criminals like cade muse running around aid warlord and etc to fuel south in flame .
  9. Fartaag back from dead, clash was 10 days ago the men just came out of his hiding spot . Horn > was the rain dircted only for barre milites , it must been bias rainfall ,How come Icu troops where not effected by the rain . And can we get images of this guy if he still alife ,
  10. In order for somali to get peace , all qabills in are suppose to remove their warlord, i dont wish for bled shed but Puntland milities must go back to pundland , if they dont wanna leave peacefully then , they will be humiliated in land which they are considered forigners . Abulahi yusuf and his will deported back to puntland , and its up to the puntland people to decide on his future , We will see if the Ehtiopian troops will die for him day and night
  11. Also remmeber who is leading bothe groups, Yusuf & Aways. We know what happened last time when these two men fought, who got chased out and destroyed and who won. If you are comparing the force Dahir awey had 5 years ago and today your lost Duke , in terms of power abdulahi yusuf had more power and men 5 years then today, But dahir aweys has troops and supporter are 1000* more stronger then when they fough abdulahi yusuf previousely . Another thing Gener duke Baidawa is not puntland nor bossaso so there for Dahir aweys is fighting in his ground today, every dog has his days today is dahir aweys time , same men that was kicked out punland by abdulahi , this time it will be the other way round soon time inshallah.
  12. I like how Gener Duke miss informs people and does not tell the whole story . Head: Xasan Dahir Aways Deputy: Sharif Ahmed Deputy: Suuley Deputy: A/Raxman Jinagow Security: Yusuf Inda Cade / Fiannace: Abdulkadir Abukar Cadaan Foreign affairs chief: Prof Cadow Information: Head of Al-Shabaab: Adan XashiCayrow Indha cade security chief of xaamar only Head of Al-Shabaab: Adan XashiCayrow only in south somalia . These post are just temperory as soon Uic reach other parts of somalia things will change and it wont be single clan dominate any more but right so far movement has reach kismayo only . Gener DUke ___ Why dont you break down the power sharing of kismayo , if the Icu was one single dominated organization , why dident Icu add their kinsmen to kismayo administration .
  13. General Duke milities from puntland can not hold on to baidhawa without Ethopian sadly to say, i dont blam them its not their region nor they do they posses greater power then their opponets . You mean to tell ciyalka abdulahi gather from puntland regions are can fight Uic , if it was abdulahi would not put him self so low as to calling for ethiopian intervention , men who is known for his brave heart etc, was showing how coward he is to his people. The men placed Ethopian troops all over somalia for his portection from galkacyo to Baidhawa , we see his level of confidance towards his own "milities " :eek: :eek: . General >No one is leaving Baidoa. We will waite see , If the pundland milities dont want to leave city in peace then they will be history like what happend barre milites , Let talks in Kartuum end , So far Sudan has send Defence minister to Ethopia carrying peronell letter from president of Sudan Telling MEle Zenawi too remove tigrey troops from somalia, as somalia is muslim country no need help from christin country to fuel more blood shed in a muslim nation , Mark my word once they leave the region abdulahi and rest warlord in baidhawa will seek Ayslum in Ethopia .
  14. Horn > how reliable is this source first of all. who has confirm that this p.o,w were killed in hospital, can it be another propaganda to make ICu look bad. Lets dont jumb to conclusion . so far evidance is the family of those dead p.o.w . how can they confirm where they them self in the hospital or what. HOrn > how can you say this > maleeshiyo beeleed la socday hogaamiye kooxeedka maxkamadaha Muqdisho . Your cleary stating it was milties who are from xaamar who killed this P.o.w where is proof . Uic made of several regions including inhabits Gedo and bardhere, therefore barre kinsmen were also fighting him can be said it was them who commit the crime , why are over looking at them and jumbing to to xaamar milites are to be blammed for . Who ever killed those pow are are to be to killed for justic. You can not blame whole entire entity for what couple of local milites did out of revenage ,
  15. Do "Islamic militias" commit war crimes? The answer is simply no , Uic is their baual and other areas to implement justic not other way around. lets dont jump to conclusion , lets see what uic leader do about these rumourse or if this true then we will judge Uic leader on their stand on this issue . surely the people behind this unslamic act will be judget one way or the other. xasan turk milites cant not commit crime under the portection of UIC which by is far is damaging Uic image . We have not seen this in other battle that were by far more intense then the battle that took place in Baul with barre force, so why now if its revenge by local milities then we can not blame to Uic to some degree by far Uic should of had neutrol troops placed in Bau'al that you can blame the Uic , since their was history of conflict between locals and barre clan .
  16. TFG is dead men, history with their tigery masters. waara abdulahi yusuf does not have plan or agenda . TFG is bankrupt no more money to fund cival war :eek: :eek: . TFG lost both military and heart of the people. They TFG lost burhakap and Bu'aale . WHere is he goin to find save heaven this time . No excuse for TFG somalis all over somali made up their mind on who they fevor and support which is icu , even honourable waddado from puntland stated icu is not USC and that infact biggest USC is being a aid by PUntland amdministration. READ THIS IS JUST MATTER OF TIME Abdulahi will get kicked out Kadib markii uu Kacdoonkii ugu weynaa ee Soomaaliya uu ka dhacay Magaalada Muqdisho sababayna in uu ku fido Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa shacbiga Soomaaliyeed isla garwaaqsadeen in kudhaqanka Shareecada Islaamka uu yahay Xalka keliya ee Dhibaatada looga bixi karo. Hadaba Magaalada baydhabo oo Maalmahani ay diiraddu saaran tahay ayaa waxaa kasocda Abaabul aad u xoogan oo lagu abaabulayo sidii Shacbiga Gobolkaasi ay u muujin lahaayeen sida ay u doonayaan kudhaqanka Shareecada Islaamka isla markaana gudaha magaaladaasi ay ka sameyn lahaayeen Kacoonkii Muqdisho oo kale. Qaar katirsan Culumaa'udiinka Gobolkaasi oo katagay Degmada Buurhakaba si nabad ahna ku galay Magaalada baydhabo ayaa ka bilaabay gudaha Magaaladaasi wacyi gelinta Shacbiga Ku dhaqan Gobolka baay, waxayna ku dhiira gelinayaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen xureynta ladoonayo in dalka laga xureeyo Ciidamada Tikreega ah oo doonaya in uu soo celiyo gumeysigii hore oo kale. Shacbiga kudhaqan Gobolka Baay oo idil ayaa horey u balan qaaday in ay la shaqeynayaan Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed iyadoo taasina laga dareemi karo sida Gudaha Baydhabo looga gacan haatinayo Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed.
  17. Can abdulahi and Puntland milities defend baydhawa from icu , clearly xaabasda and rest warlords from baydhawa will stand out of it or mostlikely back stabb abdoulahi yusuf. perdiction Icu will support uprise in region then attack it , the question is can Abdulahi yusuf manage on uprise from the locals and on attack from icu at same time which will be the end of Transitional federal Warlords .
  18. TFG is dead my freind its time , general duke and horn realized that. Geddi is confused , no agenda how to fight icu in battle and propaganda. lets just debate on how are the Tfg goin to give up baydhawa with out fight, hint i dont believe TFG will stand up to the Icu anymore anyways after the ugly defeat of barre hirrle . TFG lost any hope they had to negotiat with ICu as Tfg chose to attack icu and lost . HIstory is about take place wallahi, last somali warlord standing . abdulahi yusuf time to time his reasonable men, dont be surprised if he chooses to surrounder insted of fighting .
  19. ^ suicide bomber sent from Mogadishu. ^ Generalka maamba ciiyaraay istafurlahh wara , General what kind post where you offered in abdulahi yusuf rebel adminsistraion. You sound like cnn reporter , the men him self never stated this . He only reported this when he shortly visited ethopia week ago , he was told to say this to the contact group to gain support. No one will pay his story , where is investigation team that was looking into the bombing . The reasone why abdulahi yusuf will never president of somalia are because , 1. He is agenda for Ehtopia since the 77 war 2. He is filled with tribe hate ,he beleive his tribe is best and has right to run somali affaires. who ever listn to abulahi yusuf comments when Abdi qasim was elected , Nin ciiyarya maaha abdulahi ninka qaabill baa kaa buuxdoo. 3. abdulahi Yusuf has no plan for which is the fact since no progress for 2 years.
  20. Dhinaca kale, Col. C/risaaq Afguduud oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda federaalka ayaa isna gaashaanka ku dhuftay in ciidamo Itoobiyaan ah ay la qabteen Buur hakaba, wuxuuna xusay in uusan wax dagaal ah ka dhicin degmada Buur hakaba “Ku dhowaad 10 gaari ayaan gacanta ku heynaa, kuwasoo ay ka carareen maleeshiyooyinkii deegaanka†ayuu yiri Afgaduud. Why is this guy attacking peacefull region, A region were its locals are in control as he is stating . he is clearly stating that icu are not in control in this town and its just supporters. Do you gain support from locals by killin them.why then attack them. can this be justified . What kind of administration is this. Dont worry Afgaduud and adekissa waa laa fahme laascanno imoodeen meesha , they will be deported back bossaso inshalla.
  21. i feel sory for somali people wallahi, waara it got to the point and time were we are seeking help and support from Ehtiopian and eritrea to help destory our land ceeb. even tho we clearly know they both are not in it for somali people interst, ceeb on us wallahi , the thing that kills me why do we somalis listn to warlords , do we have clear invisible fact that eritrea is supplyin the umah . we need clear fact not just whats being said by mele sanawi or abdulahi yusuf but clear and invisible fact, like how ethiopian is supply and was supplying somali warlods for the past 16 years or is this just on excuse from ethiopian regime and TFG has to support claim because of their interst need from ethiopia simply conflict of interst.
  22. Generla duke ^ great day for you eh , milites from puntland are fight local milities in their own region . iskaa dhaaf adder yusuf ehtopian agent who just told in adis abab to engage in fighting with icu ceeeb . Does icu control burhakab dirctly the answer is no, its independed region which just supports icu just like how puntland supports TFG and worlds. caadi waaye laakiin haa illowiin toll bee lee yaahiin dadkas , they wont rund away unlike barre hirrle this is their birth region. Tfg its self is no match to icu we all know that , and icu is not usc trus me infact usc are member of abdulahi yusuf wagon :eek: :eek: .
  23. Prof. Ibraahim Caddow "Hadalkii uu yiri C/llaahi Yuusuf ee ahaa aniga & madaxda dowladda ee Baydhabo ku sugan dad na dila ayey inoo diyaariyeen miiska lagama soo qaadin Waxaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho wefdigii golaha maxaakiimta ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula soo kulmay Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya (Contact Group), waxaana markii ay Muqdisho soo gaareen wefdigaasi saxaafadda la hadlay Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo ah madaxa arrimaha dibedda ee Golaha maxaakiimta. Ibraahim Caddow wuxuu sheegay in kulan gaar ah ay la yeesheen kooxda xiriirka caalamiga ah ayna uga warbixiyeen xaalada dalka, kadibna su’aalo la weydiiyey ayna si saraaxa leh uga jawaabeen su’aalahaasi, wuxuuna xusay in labada dhinac (Dowladda KMG ah & golaha maxaakiimta) ay qolaba mar la kulmeen Kooxda xiriirka caalamiga ah. "Ma jiraan wax rasmi ah oo ka soo baxay balse muhiimada waxey aheyd in beesha caalamku la socdaan xaalada dhabta ah ee ka taagan deegaanada ay golaha maxaakiimtu haystaan, oo horay sawiro qaldan ay dadka qaarkii uga bixiyeen" ayuu yiri Dr. Caddow oo ka jawaabayey su’aal aheyd waxa ka soo baxay kulankaasi. Prof. Caddow mar la weydiiyey sida ay u arkaan eedeyntii uu shirka ka jeediyey madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf oo ku eedeeyey maxaakiimta in ay maleegeen shirqoolkii qaraxa ahaa ee la doonayey in lagu qaarajiyo, isla markaana xooggaga maxaakiimta u dagaalamaya ay ku jiraan dagaalyahano shisheeye ah, wuxuu ku jawaaay. "Hadalkii uu yiri C/llaahi Yuusuf ee ahaa aniga & madaxda dowladda ee Baydhabo ku sugan dad na dila ayey inoo diyaariyeen miiska lagama soo qaadin, wayna la yaabeen beesha caalamka, qof mas’uul ah oo sidaa u hadlaya, muhiimadoodu waxey aheyd waxa dalka ka socda & isbedelka ka dhacay in ay wax ka ogaadaan" THE TFG and ICu were just asked advise on situation somalia is at today . addeer abdulahi yusuf started crying how his life is in danger :confused: :confused: GENERAL DUKE: WHY are the Ethiopians making the adder look like fool , this is not abdulahi yusuf we new .
  24. Gen. Axmed Warsame oo hada ku sugan gudaha magaaladda Baydhabo, oo ah Xarunta DFKMG, dhawaana dib uga soo laabtay Magaaladda Muqdisho oo uu howlo qaasa u aadey ayaa waxaa uu ka madax'adeygay in uu kamid noqdo Dullaano laga abaabulayo Baydhabo iyo Qaybo kamid ah G/Gedo oo uu ku suganyahay W/Gaashandhiga ee DFKMG Mudane Barre Aaden Shire (Hiiraalle). Jaalliyadda Beesha **** ee Columbus Ohio oo qadka Teleefoonka kula xariirtay Gen. Axmed Warsame maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa la waydiiyay su’aalo dhawur ah oo ay kamid ahaayeen Isbadelka Siyaasadeed ee ka dhacay Kismaayo iyo waliba waxa keenay in ay dhacdo qayibsanaan xaga Siyaasada ah ee Beesha **** tan iyo labadii sano ee la soodhaafay. Axmed warsame oo si kooban uga Jawaabayey Su’aalihii la waydiiyay ayaa waxaa uu yiri Soomaaliya maanta waxa ay noqotay meel ay ku hardamayaan labo garab, qaabkii Beelaysigga ahaana waa uu dhamaadey. Markale oo wax laga waydiiyay sababta uu Kismaayo ama Gedo uu u aadi waayey maadama maanta loobahan yahay wax tarkiisa, ayuu ku Jawaabay anigu Dagaal Beeled ma galayo maanta, Ciidamo Xabashi iyo Tikree toonana u hogaamin maayo si ay Kismaayo ama Muqdisha oo nabad iyo kala dambeyni ay ka jidho the icu did not commit injustic , who replaced barre no other then men from his clan mens, gooble and serenser both are in xaamar . end of story icu dont have to wory about igad landing on kismayo, how can barre refused that when he is defence minister can you tell me that, after they passed vote for peace keepers , you can not reject president and parlimetn order can you????? so therefore barre had be dealt with. Gooble and sernsor where told leave the city or vs us, they choose the right path and left their power and are no business mens/civilians in xaamar . abdulahi yusuf is miss leading barre , will see if kismayo will fall to ethiopians will see , Anyways thats ip to the people kismayo decide,