SOO MAAL

Nomads
  • Content Count

    1,494
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SOO MAAL

  1. Miliishiyooyin daacad u ah wasiirka hub ka dhigista DFKMG oo ka qeyb qaatay dagaalkii Muqdisho Burtinle-Online Isniin, Febraayo 28 2005 Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalku weji kale yeeshay kadib markii la sheegay in dagaalku ku lug leeyihiin Maleeshiyooyin Daacad u ah Wasiirka hub ka dhigista iyo Dhaqan celinta Bootaan Ciise Caalim (Xaaran Ku Naax) halka kuwa kale ka soo horjeeda yihiin Maleeshiyooyinka Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho. Dagaalka ayaa waxaa uu ku sii fiday deegaanka Suuqa Xoolaha, iyadoo ay dagaalka ka qeyb qaadanayaan Baabuurta dagaalka iyo ciidamo fara badan, sidoo kale Xaafadda Suuqa Xoolaha ilaa iyo Isbitaalka SOS ayaa laga qaxay, waxaana la sheegaya in Guri ku yaalay soonkaas ku habsaday madfac kadibna ay ku dhamaadeen qoyskii deganaa. Maleeshiyooyinka Wasiirka ayaa si saf saf ah waxay weerar ugu soo qaadeen goobta ay degan yihiin Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee ku sugan Isgoyska SOS. Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ayaa waxay dul saaran yihiin dhabaqa Sare ee Warshadda Barfunka, halka kuwa kale ay ku jiraan mee u dhaw, waxayna is weydaarsadanayaan rasaasta hubka kala duwan. Haweenay rayid ah ayaa bartamaha Jidka taala, iyadoo meyd ah, sidoo kale 4 qof ayaa la soo sheegaya in wadada dhexdeeda taala, waxaana adag xaalada haatan ka taagan Suuqa Xoolaha, mana jirto cid ku dhex jirto Labada dhinac ee dagaalka u dhaxeeya. Dagaalka ayaa waxaa uu bilaabaday kadib markii shalay Ciidamada Maxkamadaha Isbaaro dhigteen Isgoyska SOS, taas oo kuwa Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta horey meesha u joogi jireen oo mar sii horeysa laga saaray ay diiden in Isbaaro la dhigto Waxaa guud ahaan istaagay Ganacsiga, Baabuurta dadweynaha isu socodkii Shacabka, waxaana socda rasaas, iyadoo ay adag tahay in dagaalkaas la joojiyo. Wararka dagaalka si joogta ah ayaa u soo gudbin doona haddii Ilaahay Yiraahdo, iyadoo wariyaasha midnimo ee Muqdisho si gaar ah howshaas isha ugu haayan. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xigasho: Midnimo.com
  2. Dadweyne Fara badan iyo Siyaasiyiin haatan ku suga Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo Dad fara badan oo ka kala yimid nawaaxiga Magaalada Baydhabo ayaa haatan waxay ku sugan yihiin Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, iyagoo daqiiqado kadib diyaar u ah inay soo dhaweeyan Wafdiga Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed. Diyaaradda wado Wafdiga Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib ku fool leh Magaalada Baydhabo sida uu ii sheegay Guddoomiyaha Gobolka Baay Maxamed Cali Aadan (Qalane) oo haatan ku sugan Dhabaha diyaaradaha ee Baydhabo. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  3. Siyaasiyiinta iyo waxgarad ka soo jeeda Bay iyo Bakool oo ku sii qulqulaya Baydhabo .. 1/3/05 Iyadoo la filayo in weftigii madaxweynaha DFKMG iyo raiisul wasaaruhu ay ku soo foolleeyihiin magaalada Baydhabo ayaa waxaa isugu yimid magaaladas dhamaan siyaasiyiinta, golaha wasiirada ee goboladaas iyo odoyo dhaqameedyo ... Waxaa hadda wada jooga magaalada baydhabo ragii ku hardamay xukunka magaaladaas oo ay ka mid yihiin sheekh aaden Madoobe, Xaabsade iyo Shaati Guduud. Dhinaca kale qaar ka mid ah beelaha reer Baydhabo ayaa diidan in ciidamo safka hore ka socdaa ay yimaadaan wadanka. waxaana ka mid ah Xaabsade oo isagu ah wasiir ka tirsan DFKMG. Dhinaca kale Baydhabo ayaa la filayaa in ay oqoto xarun ku meel gaadh ah oo ay dowladd fadhiisato inta laga dejinayao amaanka Muqdisho.. Nayroobi Somalitribune.com
  4. {Baydhabo }Dad fara badan oo ka kala yimid nawaaxiga Magaalada Baydhabo ayaa haatan waxay ku sugan yihiin Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, iyagoo daqiiqado kadib diyaar u ah inay soo dhaweeyan Wafdiga Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed. Diyaaradda wado Wafdiga Madaxweynaha ayaa daqiiqado kadib ku fool leh Magaalada Baydhabo sida uu ii sheegay Guddoomiyaha Gobolka Baay Maxamed Cali Aadan (Qalane) oo haatan ku sugan Dhabaha diyaaradaha ee Baydhabo. News Desk WidhWidh Online
  5. SXB, I think you should respect the lady for expressing her views, and describing her valid arguments as “calaacal†shows lack of intelligence, “waxaan u maleynayaa in laga calaacal badanyahay marwadaâ€, and the letter is addressed to the wise people “cida kuwa calaacal kuudii meel laga fariisan karwaayey u calaaacalaanâ€. Saying the work of the respectful lady work is written by “hopeless man trying to impersonate as a Somali lady†is act of cowardice.
  6. Northwest somalia provinces must seriously consider to negotiate with the federal somalia rebuplic and stop entertianing the socalled somaliland myths (a clan based adminstration like puntland)
  7. maxaad ka sheegi waxaa ku maqan ina quman oo lixjir ah oo weliba Goojinaysa {Galkacyo} M/waynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geele waraysigii uu shalay siiyay Idaacada BBC, Ayaa wuxuu ahaa mid si wayn u soo jiitay Dareenka Dadwaynaha Soomaaliyeed.......... {C/qaadir Jilbis} M/waynaha Jamhuuridda waxaa uu ka hadlay arimo dhawr ah oo dhamaantood ku saabsan Soomaalida, M/waynaha oo wariyihii waraysanaayay uu aad u qodqodayay isagoo ka raadinaya bal in uu mar,uun ka helo hadal uu kaga hor imaanayo in Ciidamo Shisheeye la keeno dalka ayaanay u suuro gelin. M/wayne Ismaaciil Cumar Geele isagoo aad uga qiiraysan isla markaana ay ka muuqato sida uu uga xun yahay Baaba,a iyo jabka haysta ummada Soomaaliyeed ayaa wuxuu si xamaasadaysan u taageeray in Ciidamo Amniga Dawladda suga dalka la keeno isla markaana la tixgeliyo rabitaanka Dawladda u dhalatay Soomaaliya. Mar uu M/waynuhu ka hadlaayay Hogaamiyayaasha Dawladda ku jira ee hadana ka soo horjeeda Go,aanka Xukuumada waxaa uu ku tilmaamay in nasiibdaro tahay M/wayne iyo wasiir kala hadlaaya uusana isagu garan karin wax uu ku tilmaamo, waxaa kale oo M/waynuhu ku tilmaamay hogaamiyayaasha ka soo horjeeda keenista ciidamada shisheye, kuwo dano gaara leh isla markaana ay yihiin kuwii curyaamin jiray Xukuumadihii hore, wuxuuna u rajeeyay in ay ilaahay ka baqaan una tudhaan masaakiintooda dayacan. Meel fagaare ah oo aanu ku dhegaysanaynay warasigaa M/waynaha ayaa Dadkii halkaa tubnaa qaarkood ku hadaaqeen, Alaylehe Ismaaciil Cumar Geele Abaal buu inagu leeyhay oo waa in mar uun loo Abaal gudaa, Oday Reer Buuhoodle oo Halkaa Fadhiayay ayaa Si lama filaan ah ugu Jawaabay, ( Maxaad ka sheegi Waxaa ku maqan Ina Quman oo Lix jir ah oo weliba Goojinaysa) wuxuuna ula jeeday in uu isagu qaalintaa Geela ah oo markaa Aad isaga ugu qiimo badnayd in uu ku Bixiyay Gobonimo doonkii Jabuuti. Si kasta ha ahaatee Hadalka M/wayne Geele ayaa u ekaa fariin loo diraayo Hogaamiyayaasha Muqdisho. C/qaadi Cali Jilbis http://www.somalitalk.net/cod/waraysi/ismacil.ram
  8. Read the following article : A Letter from Somaliland Echoing Reality on the Ground
  9. Read the following article : A Letter from Somaliland Echoing Reality on the Ground
  10. Source: United Nations Development Programme (UNDP) Date: 22 Feb 2005 Print E-mail Save Prime Minister Gedi to lead delegation to SomaliaNairobi (22 February 2005) - In the context of the Transitional Federal Government of Somalia's relocation plan, which was formally launched yesterday, Prime Minister Ali Mohammed Gedi will be leading a high ranking delegation on a meet-the-people mission to south/central Somalia and Puntland from Wednesday 23 February 2005. The relocation plan is a process which aims at open dialogue with diverse social groupings such as the elders, women, youth, political, business and religious leaders as well as other civil society organisations. During the one-week visit, the Prime Minister's team will meet with various representatives of the afore-mentioned groups. There are already TFG fact-finding missions in Puntland, Gedo, Bay, Bakol, Hiran and Middle Shabelle regions.
  11. Who is who in the Somalia government?
  12. Innaa Lillaahi Wa innaa Illaahi Raajicuun Allah haa u naxariistu marxuumka, sabar iyo imaan na ka siiyo ehelkiisa dhamaan
  13. Somalia Somalia, on the Horn of Africa, has been beset by civil war for over a decade and has no real government. The outside world has largely avoided involvement after the failure of United Nations missions in the early 1990s. The persistence of polio is one legacy of the conflict. Since then, Somalia has recovered somewhat: the power of rival warlords has slightly diminished and many Somalis are doing quite well, thanks in part to enterprising businessmen. Two northern regions, Somaliland and Puntland, have declared independence (they remain internationally unrecognised) in the hope of establishing effective governance away from the chaotic south. A government of sorts was established in 2000 but collapsed in October 2001. After the attacks on America in September 2001, suspicions that Somalia is a terrorist haven have grown (the influence of Islam has certainly increased). American-led restrictions on financial networks that are thought to support terrorism have harmed businesses and ordinary people, by cutting off their access to funding (largely from expatriate Somalis). This will probably strengthen the warlords and destabilise the region further. Yusuf the uniter? Feb 17th 2005 | MOGADISHU AND NAIROBI From The Economist print edition NEXT week, Somalia's exiled government is due to return home. At least, that was the optimistic timetable its new president, Abdullah Yusuf, drew up earlier this month. The trouble is, Mr Yusuf has no army, no budget and no guarantee that he won't be shot as soon as he sets foot in the capital, Mogadishu. Even one of his ministers is calling for war. Somalia is not an easy place to govern. It fell apart in 1991, when several tribal militias clubbed together to remove a dictator, Mohamed Siad Barre, and then turned on each other. Since then, the country has been ruled by warlords, whose sparring has cost perhaps half a million lives and driven over 750,000 people from their homes. Thirteen attempts to restore order, mostly backed by rich-country donors, have failed. The fourteenth is now reaching a crunch point. Mr Yusuf heads a transitional Somali government, created with EU cash in neighbouring Kenya last year. Unlike some previous attempts at nation-building, this one includes most of the people who matter in Somalia—ie, the warlords—as well as elders, local politicians and people who work for non-governmental organisations. When and if the transitional government tries to go home, Mr Yusuf thinks, it will need foreign protection. He has asked the African Union to send 15,000 peacekeepers to help him. He will be lucky to get half that. Mr Yusuf says he “cannot function†without foreign military back-up, which is probably true, but the peacekeepers could themselves create problems. One of the five African nations offering to send troops is Ethiopia, a neighbour with a long history of fomenting discord in Somalia. The International Crisis Group, a think-tank, warned that the arrival of foreign troops, especially Ethiopians, might rekindle Somalia's civil war. On February 14th, thousands of people gathered in Mogadishu to protest against what many saw as a looming foreign invasion. Even Mr Yusuf's government is divided over whether Somalia needs peacekeepers. His housing minister has urged Somalis to take up arms against them. The atmosphere in Mogadishu is agitated and xenophobic. A Muslim cleric has reportedly issued a fatwa against foreigners, and there are rumours of a $5,000 reward for anyone who kills one. Last week, a BBC producer was assassinated outside her hotel in Mogadishu, and a government delegation was shot at. This week, a bomb apparently aimed at visiting African Union envoys killed a bystander. The precedent for peacekeeping in Somalia is grim. In 1992, America dispatched troops to protect famine-relief workers, and ended up embroiled in local factional warfare. After a bitter night of fighting in 1993, in which 18 American soldiers and around 1,000 Somalis were killed, American troops pulled out. The new Somali government faces an extraordinary challenge, to secure a lawless country with minimal foreign military or financial assistance. In timing its return to Mogadishu, Mr Yusuf is caught between the inflexible timetables that foreign donors often demand and the depressingly flexible record of African armies for delivering what they have promised. On top of this, he must placate those warlords who remain outside his government, and the government of Kenya, which has grown fed up with hosting so many Somali politicians. Mr Yusuf's recent performance has not been encouraging. He does not seem to have thought hard enough about how he can coax his countrymen to disarm, reconcile and recognise some form of authority besides the gun. A soft-spoken former militia boss, he speaks of returning to Mogadishu as if a soldier on the warpath. And yet, for all Mr Yusuf's failings, his government is exciting some hope of success. Earlier this month, a delegation of its members persuaded militiamen to vacate Mogadishu's port, presidential palace and other government buildings. Mr Yusuf credits these triumphs to the government's policy of including the brigands. “We have militia and faction leaders participating in the new government,†he told The Economist. “Since they are now part and parcel of the government they will disarm voluntarily as soon as we relocate the government.†This seems over-optimistic. Even if Mr Yusuf succeeds in taking control of Mogadishu, he must then disarm some 50,000 militiamen, stop the influx of weapons, set up some kind of justice system and try to resurrect a stricken economy. Those who see their power threatened will probably try to stop him. Somalia is home not only for a confusion of warlords, but also for smugglers and probably terrorists, too: America is actively searching for al-Qaeda operatives in the north. But despite all this, the exiled president remains sunny. His return to Mogadishu, he says, could hardly make the place more unstable than it already is. economist
  14. Qaahira-16.Februray.2005 Ururka Jaamacadda Carabta ayaa daboolka ka qaadey inay ka mid noqonayaan Ciidamada la keenayo dalka Soomaaliya. Kulan maalinimadii shaley ku dhexmarey Magaalada Abuuja ee Xarunta Dalka Nayjeeriya oo haatan haya Gudoomiyenimada Ururka Midowga Afrika iyo Jaamacada Carabta ayaa waxaa looga wadahadley arimaha ku aadan Ciidamada shisheeye ee la keenayo Soomaaliya. Masuulka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee Jaamacada Carabta Samiir Xusni ayaa wuxuu daboolka ka qaadey in Jaamacadu Carabta iyo Ururka Miodwga Afrika ay isla garteen hanaanka Ciidamo ka socda Labada dhinac lagu geyn lahaa Soomaaliya. Samiir Xusni wuxuu tibaaxay in Madaxda Midowga Afrika ay si wayn u soo dhaweeyeen hawsha Jaamacada Carabta ay kaga qayb qaadaneyso Ciidamada amaan sugida ee la geynayo Soomaaliya, waxaana Midowga Afrika ay sheegeen in Soomaalidu ay si wayn u aaminsantahay Ciidamo carbeed taasi oo qayb ka qaadanaysa in ay yaraato ismaandhaafka ka oogan in Ciidamo hubka ka dhiga Soomaalida la geeyo Soomaaliya. SBC Monitoring
  15. SOMALIA: Ministers to explain new government policies in regions 16 Feb 2005 12:21:07 GMT Source: IRIN NAIROBI, 16 February (IRIN) - At least 40 members of Somalia's interim government left the Kenyan capital, Nairobi, on Wednesday for various regions of Somalia to explain the new government's policies to the public, an official in Prime Minister Ali Mohammed Gedi's office said. The delegations, made up of five teams of ministers and members of parliament, were due to visit regions in southern and central Somalia. "Teams comprising seven to eight ministers and MPs will visit the regions of Bay, Bakol, Hiran, Middle Shabelle, Galagadud and Mudug," Abdurrahman Ali "Malaysia", the special adviser to Gedi, told IRIN on Wednesday. The teams will spend five days "explaining government policies and establishing a presence" in those regions, he said. "Upon their return, they will report back on their impressions of what they have seen in the respective regions," he added. The trip is the latest indicator that momentum is building up for the Kenya-based Somali government to return home. It is the first "bold" trip for the new government to venture into the regions, according to a Somali political source. "Some of these regions have not had any contact with any form of authority" since the fall of President Muhammad Siyad Barre in 1991. "It is basically a wild west out there," the source said. On 6 February, 50 MPs of the 275-strong Parliament left Nairobi for the Somali capital, Mogadishu, to join another 30 who arrived in the city on 3 February. The second group of parliamentarians, led by Speaker Sharif Hassan Shaykh Aden, included some cabinet ministers. They received a rousing welcome from the public and a show of support from militiamen allied to the country's faction leaders, according to eyewitnesses. The MPs' trip to Mogadishu was also part of preparations for the return of the government to Somalia. The Somali political source said if this latest trip succeeds, it would greatly advance government plans for relocation. Ali said the ministers and MPs were also due to visit their native regions. Gedi will "most likely be in Mogadishu by the end of this week", Ali added. Military experts from various African countries are currently in the country to assess the situation ahead of the proposed deployment of a peace mission to the war-torn country. The regional Intergovernmental Authority on Development, whose members are Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan and Uganda, sponsored two years of peace talks between various Somali clans and factions that culminated in the formation of the transitional government. The new government, which includes several faction leaders, has not been able to relocate from Nairobi to Somalia, citing security considerations. However, it has come under increasing pressure from the Kenyan government and western diplomats to do so. The transitional federal parliament elected Abdullahi Yusuf Ahmed as president on 10 October. The election marked the culmination of the two-year reconciliation conference that brought representatives from various clans and factions together.
  16. (AGI) - Rome, Italy, Feb. 16 - "Today, the temporary federal parliament of Somalia is the major institution of the peace process, within which lie all the hopes of the people" said Lower House speaker Pierferdinando Casini, meeting the delegation of Somali MPs, led by chairman Hassan Sheikh Aden, on visit in Rome. "If you pursue this goal, you will set a great example not only for Africa, but the all world areas going through a political crisis. Somalia is now experiencing its most crucial phase, focusing on the rebirth of the parliament, which is to act as a unification and reconstruction means, recognised throughout the country, by all political sides". The parliament, said Casini "is now the only democratic device which represents pluralism and respect within the same community. We expect Somalia to teach a great constitutional and parliamentary lesson on democracy. In this, Somalia is supported by the entire Italian parliament, both majority and opposition". After highlighting the special cooperation programme between the Lower House and the new Somali parliament, Casini assured that the Lower House "will keep on directly supporting the new institution, helping to promote the economic recovery in the African country". (AGI) - 161718 FEB 05
  17. Somalis demand 'neutral' peacekeeping troops -------------------------------------------------------------------------------- Somalis demand 'neutral' peacekeeping troops Mogadishu - About 3 000 Somalis took to the streets of Mogadishu on Monday to protest the possible deployment of troops from Ethiopia and Djibouti as part of a regional mission to help the country's transitional government relocate here from exile. The demonstrators said they would not accept soldiers from the two countries as members of the force being organised by the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) because of their past policies toward Somalia. "Ethiopia donated weapons to rival warlords," said one placard. "It should not be part of the mission." "We want neutral troops," read another. 'We want neutral troops' "Djibouti supported the TNG, we don't want it," read another banner, referring to an earlier failed attempt to set up a functional Somali government that was sponsored by Djibouti. Demonstrators accused Ethiopia and Djibouti, and, to a lesser extent, Kenya, of "invading Somalia" by participating in the mission to assist President Abdullahi Yusuf Ahmed's nascent administration move to Mogadishu from exile in Nairobi. Ethiopia said on Monday it had agreed to take part in the IGAD force, Djibouti is debating the matter and Kenya says it will only send observers. IGAD, which groups Kenya, Uganda, Somalia, Sudan, Ethiopia, Eritrea and Djibouti, was authorised by the African Union (AU) in the past week to deploy an interim peace mission in Somalia ahead of a proper AU force. An assessment team from the African Union and other bodies was due in Mogadishu later Monday to scout out the security situation which has grown more tense since the killing last week of a BBC journalist in the capital. Some Somali clans and Islamic court leaders have vowed to resist the deployment of foreign troops in the shattered African nation which has been without functioning government since the fall of strongman Mohammed Siad Barre in 1991. "The vast majority of the Somalis do not appreciate the deployment of a foreign force, which includes troops from Djibouti, Ethiopia and Kenya," said Abdullahi Mohamud Shirwa, an official of a Somali civic group that took part in the protest. Somalis have accused Ethiopia of backing various factions and Djibouti of supporting the predecessor to Yusuf's government. Kenya, which is home to thousands of Somali refugees, is accused of having dubious political interests in Somalia. Shirwa argued the three states could not "be neutral in Somalia because some backed one faction against another during the decade of civil war". Previous international attempts to secure the peace in Somalia have been ignominious failures. A foray by United Nations and United States to restore peace between 1993 and 1995 ended when the missions were sucked into inter-clan fighting, resulting in the death of about 140 United Nations peacekeepers, 18 US special forces members and thousands of Somalis. - Sapa-AFP Published on the Web by IOL on 2005-02-14 14:38:11
  18. Absolutely true, but did we really learned these lessons? One man said "Wise men learn by other men's mistakes, fools by their own" How about somali people?
  19. Somalia's peace deal Thousands of Somalis have recently demonstrated against the inclusion of Ethiopia in the force charged with keeping the peace in Somalia. For most Somalis, an Ethiopian presence rewards Ethiopia's past meddling, which perpetuated the civil war in Somalia for the past 14 years. Ethiopian troops in the peacekeeping force may as well be an occupation of Somalia. The United Nations, particularly the Security Council, should step in and provide leadership in building the peace. To instill confidence among the Somalis, small peacekeeping forces are needed. Such a force must come from outside the region and should be under UN leadership. Its mandate has to be clear, and all of the Somali groups that have signed the cease-fire agreement have to accept. Cultural, religious and health concerns must also be addressed. Throughout history, the Somalis and Ethiopians have had hostile relations. The Ethiopians can neither be expected to be neutral nor to act in the interest of the Somali people. If the conflict is to end for good, the Somalis must own the peace process. Allowing Ethiopian forces to make peace in Somalia is the same as asking India to disarm Pakistan. Afyare Abdi Elmi, Toronto International Herald Tribune Thursday, February 17, 2005
  20. NAIROBI, Feb. 14 (HAN Monitoring) -- The Kenyan President Kibaki has assured the country's manufacturers that the return of peace and stability in Sudan and Somalia will widen their regional markets and boost security of investments. Speaking in Nairobi on Friday, Kibaki called on the industrialists to take advantage of the emerging markets whose potentials were unlocked by the recent peace accord signed in Kenya to end the 21-year-old civil war that ravaged the vast region of southern Sudan, and successful completion of the Somali reconciliation process. "We have relentlessly pursued peace for Somalia and Sudan. As result of these efforts, we can look forward to reaping a peace dividend," he told a gathering of industrialists in Nairobi. "A peaceful and stable Somalia will enhance our own security by halting the flow of small arms into Kenya. Moreover, the creation of stability in our region will open up a larger market for our goods and services," the Kenyan leader said. The president further pointed out that the establishment of the East African Customs Union has opened up more marketing opportunities for businesses and urged the business community to aggressively pursue the existing opportunities. He said the east African nation is happy with the upward trend in the performance of most sectors of the economy, expressing optimism that the performance will even be better this year due tothe prospects of improved rainfall and falling oil prices. "Erratic weather conditions and high oil prices significantly reduced our economic performance last year, despite the impressed performance we achieved. However, improved revenue collection has made it possible to accommodate most of our budgetary commitments," he noted. He observed that the private sector is faster in responding to and taking advantage of available opportunities, saying that is why the government values its partnership with members of the business community. Kibaki said the reforms being implemented in the public sector are intended to ensure that public enterprises operate under similar principles to those of the private sector. He called on the private sector to work closely with the government to make Nairobi cleaner, safer and the most competitive city in the region where services to the residents are provided in an efficient manner.
  21. Voices against front line states troops from Mogadishu residents February 12, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. The tension in Mogadishu is very high over the reports saying that IGAD is sending peace keeping troops to southern parts of Somalia including front line states. According to our reporter Maxamad Mahamud Halane up to two hundred Somali ex military personnel today met at the centre of the ex revelatory party in Mogadishu and confirmed that they would fight if Ethiopia solders arrived in Mogadishu desorbing them former enemy. Similar voices are coming from the local residents here in Mogadishu and from disabled ex-Somali forces who took part in the 1977 war between Somalia and Ethiopia
  22. AU team to assess Somali security By Martin Plaut BBC News The African Union is sending a fact-finding mission to Somalia on Monday to assess the security situation in the capital, Mogadishu. This follows a request from President Abdullahi Yusuf for a powerful peacekeeping force to allow his Kenya-based government to move there. But suggestions Ethiopian troops will be used have aroused fierce protests. On Friday, thousands rallied in Mogadishu vowing to resist what they see as Ethiopian interference. The African Union's 16-strong team faces an uphill task in Mogadishu. President Yusuf needs outside security if he is to operate safely in the city. He is from the northern region of Puntland and has no ties with the clans controlling the capital. War echoes Worse still, he is seen as close to Ethiopia - not a plus point in Somali politics. No Somali forgets the bitter war for the neighbouring region of the ****** that the country fought with Ethiopia in the 1970s. So when the president suggested last October that he needed a 20,000-strong African Union force before he transferred his administration to Mogadishu, many interpreted this as the president threatening to take power by force. The president even had trouble convincing his own cabinet to back the proposal - something they finally did, with notable abstentions, earlier this month. On Friday, demonstrators in Mogadishu threatened to take up arms if Ethiopian troops set foot on Somali soil. The African Union team have a difficult path to tread if they are to make a success of their current mission. Story from BBC NEWS: http://news.bbc.co.uk/go/pr/fr/-/2/hi/africa/4262949.stm Published: 2005/02/14 01:16:08 GMT
  23. UPDF to send 2,000 to Somalia KAMPALA, Sunday, Uganda plans to send 2,200 troops to a peace mission to help the new Somalia government relocate from Kenya, officials said on Friday. The mission is organised by the regional Inter-Governmental Authority on Development (IGAD). “Uganda (plans) to send a battalion of about 2,200 soldiers to Somalia,†Ugandan foreign affairs permanent secretary Julius Onen told AFP in Kampala. “Kenya will not send troops but only observers because it acted as a mediator in two years of peace talks that resulted in the creation of the country’s transitional government and parliament last year,†a foreign ministry spokeswoman told AFP in Nairobi. The AU has authorised the IGAD to deploy a peace support mission in Somalia to assist the government, which has been exiled in Kenya for more than three months, to gain a foothold in bullet-charred Mogadishu. Forces from some IGAD nations, which groups Somalia, Kenya, Ethiopia, Eritrea, Uganda, Djibouti and Sudan, will initially provide troops and equipment for the mission. The Somali government approved last week the decision to deploy a regional force but the decision will have to be approved by the country’s parliament. Somalia plunged into chaos after the fall of President Mohammed Siad Barre in 1991. Since last October, Somalia has adopted political institutions, a president, government, parliament, but the latter remain in Nairobi for security reasons. Ends Published on: Monday, 14th February, 2005 www.newvision.co.ug
  24. WAXAA KALIYA LOOBAAHANYAHAY WAA WADAHAL (PEACE TALKS) DHEX MARA MAAMULKA SOMALILAND IYO REER SOOL SANAAG, ANI WAXAY ILA TAHAY IN LOO BAAHNEEN SANDUUG DAGAALKA LAGU WEENEEYU