Qodax Qorax

Nomads
  • Content Count

    584
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qodax Qorax

  1. Abdi, Should be banned from SOL. this is the second time he offends my mother.
  2. JB, where can I find this distasteful porn video? I have looked everywhere on the interent, but I cant seem to find this disgracefull interracial sex movie. Only think I came across was Iman and David Bowie private films. And Ayaan Hirsi Ali naked girls lying on the ground movie called Submission.
  3. Somalia is a neighbouring country. Its stability and peace does concern me. There are hundred thousands of refugee's from Somalia in Somaliland. Their fate does concern me. But maybe you are not concerned with them as with Sheick Dalxiis latest travel itaneries or with Farmaajo's Spagetti and isbarmuuto lunch.
  4. Its a serious topic. But obviously ciyaal xaafadkii siyaasad waxba kama oga.
  5. Atleast the Garaad lives between his own people in Las Anod which you can't say of many other so called leaders living in foreign lands.
  6. Somalina, dont you think its better that the term of the TFG ends. So Somali's can start to build governance bottem-up, instead of waiting for TFG miracles to happen from top to down?
  7. Nassir, Dont you support the SARACEN operations in Puntland?
  8. waaa chiniiskii oo kale. marka galbeed sheeko cusub keento, barigu wuu ku dayaniyaa.
  9. this is propaganda. these kids aint Al Shabaab. Sida cimaamada loo qaato macaa ma garaniyaan. Sheeko.
  10. SSC is really funny. they want to bring a local sub-clan dispute on water to the United Nations. tolloow Ban Kii Muun muxuu ku talin. Xeerka Beelaha mu kala garaniyaaa.
  11. looool. ku dayo, ku dayo. These people are becoming really good and fast in copy pasting.
  12. in the begin of '90. Sub-clans started to fight eachother and claim authority of towns and finally they made peace, compramised and handed over all the authoriy to the Somaliland goverment. This has happened also in Las Anood and will happen in Buhoodle.
  13. If you ask me, Puntland should: -Make peace with Sh Atam and Makhiir. -Support SSC to capture Las Canood from Somaliland -Support Farmaajo's TFG to defeat Al Shabaab in Muqdishu. -Support Barre Hiiraale to capture Jubba's and Kismaayo. -Capture the South of Galkacyo and Mudug from Galmudug. -Support ONLF to invade Jigjiga, Dhagaxbuur, Qabridahare. And then finnally the family would be united, Somalia would be united.
  14. Burn Notice, what you dont understand is that oil dollars wont make Somalia a safer place. And it for sure hasnt made Puntland a more safer place. Cade Muuse waged wars against locals clans with the same argeument and he lost.
  15. AUN. Lets hope Bosasso becomes now a more safer place and with less assasinations and targetted killings.
  16. Interesting development. This has happened to all the Somaliland clans and in all the cities before and now its starting in Buhoodle.
  17. Buuhoodle Oo Haysa Wadaddii Laascaanood Maalmaha Soo Socdana Gacanta U Galaysa Malayshiyada Hargeysa. Written by Jidbaale.com Tuesday, 11 January 2011 15:42 Buuhoodle(Jidbaale):- Waxaa maalmahan aad loo hadal hayey xaaladda Cakiran ee ka taagan Buuhoodle , taas oo saansaankeedu u muuqdo xaaladdii ay maraysay Laascaanood markii laqabsaday, iyada oo loolan baaxadweyni ka dhexmuuqday qaar ka tirsan siyaasiyiintii xilligaa ka soo jeeday Laascaanood oo qaarkood u kala adeegayeen labada Maamul ee Hargeysa iyo Garoowe, isla markaana ay adeegsanyeen Canaasiir ay ka marayeen dhinaca Qabyaaladda. Xaaladda Laascaanood:- Jaamac Siyaad , Bahararsame . Ugaadhyahan. Xaaladda Laascaanood waxay maraysay maalmihii ka horeeyey 15.10.2007 mid cakiran oo markii qabyaalad hoose iyo farsamooyin aad u tirabadan la shaaciyey taas oo lagu kala dilayey beelaha aynu kor ku soo xusnay , dhaqaale iyo balanqaadyana ay beelaha Hargeysa u fidiyeen qaar ka mid ah kuwii Laacsaanood Duulanka ku soo ahaa ee ka soo jeeday ***********, waxa uu ahaa wixii ugu danbeeyey ee saacadihii ugu danbeeyey soconayey. Magaalada waa laqabsanayaaye Jaamac Siyaadow , yaanay Bahararsame idiinka Horumarin, Bahararsane waxa uu ahaa yoolku magaalada waa la qabsanayaaye yaanay Jaamac Siyaad Idiinka horumarin waana arrimihii iyo waxyaalihii ay saraakiisha malayshiyada Hargeysa ka dhex fidinayeen kuwii maan gaabka ahaa ee markaa la socday iyaga , iyaguna shacabka *********** ku dhex fidinayeen, taas oo markii danbe keentay in Laascaanood la qabsado , markii lagu guulaystay in *********** dhexdiisa aad loo kala qaybiyo iyada oo labada dhinac ee Hargeysa iyo Garoowe xataa iska kaashanayaan sidii loosii kala dhantaali lahaa midnimada beesha *********** qolada Puntland u tidhaahdo maxaanu samaynaa idinkii ayaa dhabarka naga tooganyee yaanuse la dagaalanaa kuwa naga soo horjeedaa waa Dhulbahantee. Taasina ay markii Danbe keentay Xataa in Ugaadhyahan iyagana lagu dhiiri galiyo in ay Ciidan samaystaan si ay isaga ilaaliyaan ciidanka Jaamac Siyaad iyo Baharsame, oo waxaa maanta Laascaanood ka jiraa ay tahay malayshiyooyin ay kala haystaan Mahad canbaashe oo Jaamac Siyaad ah, Ina Ducaale Dheeg oo UGaadhyahan ah, iyo Cali Diiriye oo Bahararsame , xataa malayshiyaadkaasi ay marba dhinac u hayaamaan marmarka qaarkoodna aad arkaysidba iyaga oo la leeyahay malayshiyaa ka soo baxsatay laascaanood oo soo gashay Garoowe , kuwaa ka tagay Garoowe oo Galay Laascaanood, maanta ay marayso in dawlada Hoose ee Laascaanood iyada oo madax laysu galinayo *********** in laysku hayso waxyaalaha liidnimadu ka muuqato ee ay maanta magacaabaan malayshiyada SNM sida Xoghayaha degmada Laascaanood, iyo duqa degmada oo odayaal intay shirqabtaan lakala safanayaan xubno mid waliba kan kale ka daran yahay u adeegida malayshiyada SNM , sida ina Jeeni yare iyo Ina Awdaahir Xaaji Xasan iyo kuwo kale oo badan. Buuhoodle Reer Hagar Iyo Cali Gari. Wadadii ay qaaday Laascaanood afar sanno ka hor waxaa maanta haysa Magaalada Buuhoodle oo la odhan karo maalmaha Soo socda waxay ku jirtaa Gacanta Malayshiyada SNM, oo wararka ka imanayaa sheegayaan in goobo badan ay ku soo durkeen malayshiyo beeleedyo ka soo jeeda Burco kuwaasoo garab ka helaya malayshiyada SNM ee ay isku haybta yihiin, xaaladda magaalada Buuhoodlena ay aad u qasan tahay. Arrinta layaabka leh ee maanta ka taagan magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay tahay in qorshihii Laascaanood lagu kala qaybiyey shacabkeeda maanta Buuhoodle isla barnaamijii laga fulinayo , waxaase arrinta layaab kale tahay in maanta qorshaha Buuhoodle lagu doonayo in lagu qabsado loo soo maray kii ugu jaahilsanaa isla markaana layska soo horumariyey mid u dhashay deegaanka ***********. Waxaana qorshahan haatan lagu qabsanayo magaalada Buuhoodle Fulinaya Mahad Canbaashe oo kulan la yeeshay xubno ka mid ah ku maangaabka ah ee lagu adeegto oo ka soo jeeda Beesha Reer Hagar una sheegay in magaalada la qabsanayo ciidan Cali Gari u badana lagu qabsanayo , ee inta aanu Cali Gari magaalada qabsan Ciidan samaysta aad magaalada dhinaciina uga qabsataan, markay kuwaasi ka tageena u yeedhay, kuwo Maan Gaab ah oo iyaguna Cali Gari ah una sheegay in Reer Hagar Siilaanyo la xidhiidheen magaaladana ay qabsanayaan sidaasi daraadeedna aysan haboonayn in laydinka hor qabsado. Waxa kale oo ay wararka Buuhoodle ka imaanayaa sheegayaan in kuwo dhaqaale loo balan qaaday oo uu ka mid yahay Ina Bashiir Baydan iyo Dayib qaadka magaalada ina afdiinle uga wakiilka ahi ay dagaal ula tageen rag *********** ah oo aan ka soo jeedin Cali Gari Iyo reer Hagar isla markaana ay u sheegeen in ay deegaanka iska baxaan oo ay arsaaqdii iska hortaageen. Xaaladda maanta ka taagan Buuhoodle waa sawirka sidaas ah waxayna maraysaa sidii ay u ekayd xaaladda magaalada Laascaanood, oo maanta aan wax rajo ah laga qabin in laga saaro malayshiyada SNM, madaxna ay iskula jiraan Jaamac Siyaad, Bahararsame, Iyo Ugaadhyahan ayna isku haystaan Xoghayaha Laascaanood yaa leh. Inkasta oo shacabka badankiisu dadaalayaan hadana marka dhaqaale laga soo qarqinayo Hargeysa iyo Rag magac iyo deegaan lawadaaga ay dhabar jabin ku hayaan, ayna u dheertahay odayaal markay doonaan u gacan haadiya Cadowga waxaa la odhan karaa iska caabinta shacabku ma sii jiri karto, Laascaanoodba shacabka badankiisu waa ka soo horjeedeen , Laakiin kuwii deegaanka u dhashay ee cadowga soo horgalay iyo cududii cadawga oo iswata ayaa muquuniyey , maantana waa saansaanka ka muuqda Buuhoodle oo ay sal dhig u tahay in Cali gari Iyo Reer Hagar Laysku Xuuxiyo, mase noqon doonaa shacabka Buuhoodle mid arrintaas Dhugmo u leh. Jidbaale.com
  18. Because these people came back to their own country and choose peace, you consider them a disgrace. But those who cowardly stay in foreign lands or occupy other people's land in the Jubba's are heroes. Strange logic, strange set of values.
  19. Its about Siyaad Barre's clan. They feel that they have been reduced to footnote in the Somali History. And now they wanna come grand return to Somalia by claiming other people's land(Juba). But I suggest they the Jubba's and go back to ethiopia where their land is.
  20. Finally a sensible and smart Western Somali. They do exist.