Duufaan

Nomad
  • Content Count

    2,127
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    14

Posts posted by Duufaan


  1. "Duufaan, how come I haven't seen you say 'Very Sad indeed' when a suicide bomber blew himself up in the middle of Gaalkacyo city recently killing innocents"

     

     

    We know P.S.I.I and what they done before

    it is very sad indeed if this man handed to Malasawi

     

    Yes if this man is criminal sentence in Gaalkacayo or other places in Puntland. In general you senescence people where they committed the crime, even his family will agree that.


  2. Shariifka iyo Riyaale toona waxba masoo wadaan.

    Isku dad ayayna ushaqeeyaan.

     

    Alshabaab iyo muslimiinta kale ee lamid ka ah iyo reer galbeedka dagaal aan dhamaan doonin ayaa kadhexeeya,haduu xitaa kan soomaaliya dhamaado.

     

    Soomaaliya hada waxay noqotey meeshii lagu dagaalamayey, waxaana dad ugu liita kii gaalada lasafta, waayo dantooda ayuun bay kufushanayaan


  3. Wakiilka gaarka ah ee QM ugu qaabilsan arrimaha dalka Somaliya oo maanta socdaal aan hore loo sii ogeysiin dawladda ku yimid Muqdisho ayaa usoo gacan galiyay madaxweyne Shariif warqad ka socotay Golaha Amaanka ee QM.

     

    Cabdalla waxaa la sheegay in muddo 30 daqiiqadood ah kaliya uu shir albaabada u xiran yahay kula jiray madaxtooyada Sheekh Shariif iyo R/Wasaarihiisa isagoona halkaasi ugu dhiibay warqad ku aadan xaalada dalka iyo sida laga yeelayo iyo dalabaadka QM eek u wajahan xukuumadda.

     

    Inkastoo ay adagtahay in la helo wali xogta rasmiga ah ee warqadda loo dhiibay madaxweynaha ay xanbaarsaneyd hadane ilo wareedyo ku sugan madaxtooyada waxay sheegayaan in sidoo kale ay warqaddaasi ku qoran yihiin waxyaabihii uu Axmed Walad Cabdalla kula hadli lahaa madaxda maadaama uusan shir waqti dheer halkaasi ku gali Karin arrimo amaan dartood.

     

    Waxaa sidoo kale warar aan heleyno ay sheegayaan in warqadda ay ku qoran tahay faah faahin dheeraad ah oo ku aadan shirar maalmihii lasoo dhaafay ay lahaayeen xubnaha Golaha Ammaanka iyo jawaabaha dalabaad ay hore u jeedisay xukuumadda KMG ah oo aan la dooneyn in warbaahintu ogaato.

     

    Hey’adda QM ayaa dawladda Federaalka waxay u taageerta in ka badan sidii ay u taageeri jirtay xukuumaddii C/laahi Yuusuf iyadoona u aragta xukuumaddan fursaddii ugu danbeysay ee lagu raadin karayo dawlad ka hirgasha Somaliya oo xiriir toos ah la leh beesha Caalamka.

     

    Markacadey.net,Muqdi sho


  4. It was not long time ago when Shariif Government sign a Memoradum of understanding with Kenya. Today Sharif signed even more damaging protocols prepared west and UN. The details will come soon but what we know so far includes.

     

    No fly zone and No commercial ships for most of country, especially South/West

     

    NATO forces were given the right to enter Somalia and bomb anywhere in Somalia

     

    More Amison forces

     

    Ethiopia and Kenyan was consulted and their forces will enter Somalia


  5. Codka Dhageeso

    C/samad Cali Shire Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Itoobiya U Anbabaxey.

     

    Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Gen C/samad Xaaji Cali Shire iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta ka anbabaxey magaalada Garoowe,waxaana ay maalinta bariya Magaalada Boosaaso uga sii duuli doonaan dalka Itoobiya oo safarkoodu ku wajahan yahay.

     

    Madaxweyne ku xigeenka ayaa sida aanu wararka ku helney waxaa safarka kiisa ku weheliya,Wasiirka Qorshaynta iyo xidhiidha Caalamigaha Faarax Aadan Dhalac iyo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta mudane Tuutaweyne.

     

    Inkastoo aan si rasmiya loo ogayn arimaha laf dhabarta u ah ee ay labada dhinac ka wada hadli doonaan, ayaa hadana waxaa warar xogo-gaal ahi sheegayaan in dawlada Itoobiya iyo waftigiisa Puntland ay ka wada hadli doonaan dagaalada iyo colaadda koonfur ka aloosan oo ay labada dhinac walwal badan ka qabaan in ay ku soo fidaan gobolada dhexe.

     

    Madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa ayaa sidoo kale la filayaa in ay xukuumadda Addis Ababe ka wada hadlaan arinta Gobolka Sool oo ay labada dhinac horey u sheegeen in xal nabad galyo lagu dhamaynayo.

     

    Dadka la socda siyaasada, una dhuun daloola arimaha Soomaaliya, gaar ahaan xidhiidhka Itoobiya iyo labada Maamul ayaa waxaa ay tilmaamayaan in ay suurta gal tahay in Maamulka Riyaale laga wareejiyo gacan ku haynta Magaalada Laascaanood,iyadoo laga eegayo soo xoogaysiga kooxaha koonfurta,maamulka cusub ee Puntland,dhaqdhaqaaq a Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Ururka NSUM iyo waliba doorashadda laga cabsi qabo in Maamulka Riyaale lagaga guulaysto.

     

    Jidbaale.com


  6. Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Xukuumadda Federaalka oo go'aansaday hab beeleed in ay u weeciyaan dagaalada Muqdisho.

     

    Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda beesha ****** kana tirsan Dawladda KMG ah ee Somaliya ayaa galabta kulan ay yeesheen kadib waxay shaaciyeen in haday yihiin beesha ****** ay iska difaacayaan weerarka lagu soo qaaday magaalada Muqdisho.

     

    Kulankaasi ayaa waxaa ka dhex muuqday Xubnaha ugu cad cad dawladda sida C/Qaadir Cali Cumar wasiirka arrimaha Gudaha, C/Raxmaan Janaqow,wasiirka cadaaladda, Xildhibaan Muuse Suudi, Xildhibaan Qanyare iyo mudanayaal kale oo kasoo jeeday beesha ******.

     

    Kadib kulankaasi waxaa saxaafadda hadal kooban siiyay C/Raxmaan Max'uud faarax Janaqow kaasi oo ku cabiray dagaalada Muqdisho waxa uu ku sheegay duulaan ka dhan ah dadka ****** iyo gobollada ay dagaan waxaana uu sheegay in ay isku kaashanayaan ka hortagga weerarkaasi.

     

    Janaqow waxa uu diiday in hab diimeed loo maareeyo dagaalka Muqdisho isagoona adkeeyay in aaneyn macquul noqon karin hab diin in lagu banneysyo dhiigga dad iyaguba u taagan ku dhaqanka shareecada islaamka oo uu kala jeeday dawladda KMG sida uu hadalka u dhigay.

     

    Markacadey.net,Muqdi sho


  7. Really they do not want participate.

     

    The Ethiopian do not come for their intrest, if you do not mean they will be rewarded financially. ONLF and other resisant movement never been so succesfull, the attacks agains ethiopian army. The ideal was let the somali fuction fight each other..

     

    Neither the west because they want deal poor country like somalia with requires a lot resourses and involvment a the time they are perparing for Iran

     

    For Alshabaab, this is what they wanted, the real enemy got closer and it will be more clear to shahiid.

     

    the biggest losers accexept innocent somali poeple are shariif goverment and those who are backing, it will be harder to find support inside the country how much money and woepen shariif side got. He may survive another day but will never recover. The only good outcome with all these, somalia may safe it's sea.