Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. Puntland has no place in the khaatumo two conference. ninkaas puntland ha iska xadiriyo..mala yacniga ah puntland baan ka mid nahay bari hore baa laga socday. garaad jamac garaad ismaaciil waa kii yidhi reer ssc markasta wuxu ku faani jiray guri baan dhisay, oo yacni puntland baan waxka dhisay ama somaliland baan wax ka dhisay...akhiirana gurikasta ninkii laha baa galay. Yacni somaliland iyo puntland dad kale u taliya oo dana gaar ah wata daneena umada SSC....and that was a good metaphor walahi. Sheeko dhab ah. marka ninki wali hadal haya puntland baan dhisay iyo wixi la halmaala waa ogyahay in uu ama galkacyo iska xidiriyo ama hargaisa...SSC dadki laha ba u tashtay nonsensekaas puntland la isku dhadhaajinayo laga socday oo waqti lo hay...horumar iyo midnimo iyo somalinimo iyo maamul gaar ah oo SSC ah ayaa logu tashaday...intaas wax ka sokeeyana lama rabo - shuushoooow bax salaam
  2. WLC to SOL. Hope you enjoy your stay! salaam
  3. That lady was such a great speaker, walahi i WAS MOVED by her speech mashallah..and she said shes from columbus, Ohio. Abtigiis maaxaad dadka uga waali.. salaam
  4. Akhadar, Abdikarim xasan was by far the best speaker in the conference (I just spend 2 hrs listening to the speechs ..God its 2 am soo late gotta go to sleep...) mashallah he is amazing speaker..runta ayuu sheegay inay dadka SSC tashadaan oo midowbaan oo maamul u gaar ah yeeshaan.
  5. http://boocameonline.com/?p=23285 aad bay ugu mahadsanyihin walaalaheen in ay tageeraan shirka khaatumo 2 salaam
  6. Fresh prince everything you wrote there is true, and its known by most but they choose to ignore it and I dont think theres much point to repeat it.. and I always hear that statement being used by somalilanders regarding the SSC issue "dad ba gure dhul ma guuro" loool..the maahmaah comes to mind doqoni xadhkihii lagu xidhayey xusuladeey ku sidataa...that very statement can backfire at them. Need I say more. salaam
  7. fresh prince stop arguing with them. IT IS POINTLESS...waa lala yaabana ka leh somaali baan ka goayaa..laakin waxa ka daran ka leh somaali baan ka goayaa waxaana la goya umad kale magaloyinkooda..cajiib!..they are either retarded or reyadooda baa caqliga ka qaaday oo they need some reality check. xita waxaan maqlay kuwa leh prof. cali galaydh sidee bu uga soo dagay arli kale?? oo u imaan wayey hargaisa lool..ma hargaisa bu u dhashay? miya iska indha tirayaan cidu yahay whats wrong with these ppl? seriously..im both humored and amazed!! bottom line, reer SSC way tashadeen ee faraha halaga qaado..qofkastow arinta ku quseesa ku ekow! salaam
  8. blue lol i would never go for a much older man. But, I hear what you mean...(for most ppl 10 years different is aiight anything beyond that is stretching it and there would be no common ground) salaam
  9. ^ur somali is that bad? or you are tripping? lol..anyways that maahmaah simply means a man who can be your father can take care of you..like its good idea for women to marry an older men..and the irony is that this proverb was probably said by an old man lol oo labo ilig kaso taganyihiin.. salaam
  10. looooool@she looks like che!! NAAH she doesnt ....ok maybe a lil im just kidding ilaahay no sahal hadaan somaali nahay ma sidan baaa no danbeesay! uff salaam
  11. ^lol@atm in the lobby... I trust jacaylbaro to share weird jokes like that loool.. salaam
  12. The brides look abt the same age as the grooms...bt i don't get it why do the grooms look sad and overwhelmed? lol u would think it was a funeral lol salaam
  13. actually yesterday i was thinking that Saado Cali should be there..it would be awesome and she will get to sing live her new songs geesh,shuushow bax, Run.... ( Akhadar if u havent heard those new songs check them out..) salaam
  14. loool having hard time believing Duke started this topic? ma quran ba lugu so akhriyey? anyways, wax wacan baad so qortay. oo 100kiiba boqol waan kugu raacsanahay..alle ha garab galo dadaal badan ayeey mujiyeene. Khaatumo 2 waan u ducaynayanaa.somaliwayna sido kale.. salaam
  15. A khadar i was watching this morning the interview with Dr Ali ciise, amazing man. and did i tell you i had the chance to meet him few months ago in person at a friend's wedding .. salaam
  16. http://www.lasanod.com/pics/File/201110031205030.run.mp3?num=6759&codid=86
  17. http://taleex.net/2011/12/29/heesta-geesh-ee-saado-cali-warsame-dhagayso
  18. Taleexi;768993 wrote: No worries -- Shaqsi, ummadda danteedaa ka weyn - oo anigu ma aaminsani aabahayna ha ahaadee in loo joojiyo qof danta guud balse sheekada haddaan kor u yare qaadno Soomaaliyi waa is dhamaysay, oo waynu baaba'aynaa - Bal adigu Aaliya ii balan qaad caawa inaan reer SSC kala tegin, haddaad telephone-ka shirka saamayn ku leedahay bal magaca ha maamulka la samaynayo ha laga fiirsado oo Nugaal State ha loo bixiyo. inadeer, waad ku maahdsantahay in aad ila fahantay in qadiyadu shaqsi ka wayntahay. Magaca loo bixindoono maamulka, waxaa ka muhiimsan qadiyada SSC, oo ah in ay dadkayaga SSC maamul gaar u ah sameestaan oo dantooda gaarka ah u adeega, dhulkoodana xoreestaan. For now I prefer to keep the popular name SSC state of Somalia. But, also I don't mind Darwiish State, Nugaal State, hawd State, Durdur State, North Somalia State, New Somalia State..they all sound decent. At the end of the day a name is a name..no big deal. Anuuna waxaan qabaa dadkayaga SSC in ay yihiin hal qoys oo aan waligood kala tageen. Bal aduu taleex state ha nugu sameen mucaradnimadana jooji...Kaftan habeen wacan oo wanaagsan. salaam
  19. Taleexi;768987 wrote: Maya walaal - I participated and contributed tirelessly to diffuse the tension when the loss of life(my uncle & cousin) occurred prior to the grand conference. I also fully supported that the conference goes ahead as much serene as possible. It is on the record, how much criticism that I penned publicly and privately in the past the political gaffes of clan states and their detrimental effect - be it PL or SL. I even despise and against the performance of the VP of PL. It would be useless if we make circles. Now it makes sense, so your uncle is the VP of PL. Anyways, walaal waan ku tacsiyadeenaya . sabar iyo imaan dhmaan ehelka iyo qaraabada, waa wax laga murugoodo. Insha'allah waxaan rajaynayaa in uu adeerka cali shire tageero shirwaynaha khaatumo iyo dadkiisana dhinac ka raaco inshallah ameen. Raali ahowna hadaan is fahanaye.
  20. Taleexi;768971 wrote: Reer SSC inay dantooda gartaan sida aan beelaha kaleba u rabo aad iyo aad baan u taageersanahay. Waxaan ka wadaa qabiilku waa sida onion layers where should we stop yaa good Aaliyah? Walaal, adu ma mucaarad baa ku tahay Maamulka SSC? Why do you bring this clan-state argument only when it comes to SSC State? After all puntland is also a clan state and so is Somaliland, galmudug, Hiiraanland, Azania to name a few.. And, I don't feel that you are showing the same support & enthusiasm you were showing to the puntland clan-state to SSC? ma wax aad ka xanaaqsantahay baa jira?
  21. Sadly, Somalia needs clan states... waa wax laga xumaato but waa reality on the ground. Puntland wa aragta say SSC iskaga indha tirtay...they only care abt garowe and whatever other cities reerkoodi kasoo jeedo.. Reerkasta magaloyinkooda haka adkaadaan oo ha udadaalan loma baahna in ay dad lacag ugu qataan afkana ka tirsadaan waxna ku qaban...wa in reerkasta magaloyinkooda wax u qabtaan hadii kale yaa ku maqan ..kadibna somalinimo wax halugu wadaago. Wax inta dheer ma arko..dhib saas usii ridana ma arko hadii magala kasta si wacan lo dhiso oo dacad ah nabadna la haysto.. salaam
  22. Abdul dont waste your time with this dude.. salaam
  23. lol@sorry propaganda..hada umad aad dhulkooda ku haysato miyaad ku indha adeegi...dulmi diidow dulmi doon ha noqon ayeey saado tidhi..qofkasta wuxu xaq u leeyahay ayuu akhiiran heli, dulmi ma waaro taa la soco. salaam
  24. More than cuteee....awwwww!! I seen the lil boi's clip before but the lil girl it was my first time....mashallah I love when kids are that young...and them singing wadani songs melts my heart! bless them and their parents. nin lugu seexdow ha seexan..run badanaa salaam