Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. love that song too..thanks bluelicious..I appreciate ur positive comment. but pay attention to my video lol...u missed the fun part.
  2. Freshprince stop trolling on my thread.. Xaaji, not yet. Stay tuned.
  3. Raula no hun theres absolutely nothing wrong with reposting old posts, I WAS Just messing..
  4. Toronto oo Taageeraysa Maamulka Cusub Ee SSC Thursday, January 12, 2012 - 02:13 AM Jaaliyada ssc ee Toronto iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa inay ay jirto bishan january 20keeda oo ah maalin jimce ah xaflad balaadhan oo lagu soo dhoweynayo maamul goboleedka cusub ee ssc. Jaaliyada ssc ee Toronto iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa inay ay jirto bishan january 20keeda oo ah maalin jimce ah xaflad balaadhan oo lagu soo dhoweynayo maamul goboleedka cusub ee lagaga dhawaaqay magaalada taariikhga ah ee Taleex. Goobta xafladan lagu qabanayo waa Taj Banquet Hall oo ku yaala 4611-4619 Steeles Avenue West .(just west of Hwy 400). Waqtigu waa 7:00 PM fiidnimo. ka soo qaybgal wacan idiinkoo waqtiga ilaalinaya. Wixii faahfaahin ah la xidhiidh Sacdiya Esse (416) 821-4084. http://xargaga.net/index.php?name=News&file=article&sid=4962
  5. Lol alright blue my sincere apology if ur somali is average khaati iyo alle baan ka jooga somali leh somali ma aqaano and some of them are in their 30s...it became some sort of trend! again im sorry..loool...its just one of those issues that piss me off i dnt know why..why should I care right who speaks somali or who doesnt..or who pretends not to speak it..or who sincerely like u has some grasp of the language but not there yet lol.. salaam
  6. Narniah, maybe a lil he kinda does... but anyways he is a cutie..but I think hes too young for me....u can have him hadad meel ku ogtahay LOL..joking!
  7. Sorry guys left my headphones at home .. But I love dhaaanto tooo salaam
  8. caaliya neeftii ma kaa soo baxday. xalay dhan waad welwlsaneed maba seexan baan maqley. looool. sorry, didn't mean to cause trouble for aliyah. was just reporting the news from various websites. i oppose g6 and if they don't cause problems, i will trust the garaads who gauranteed the g6 will not cause problems. fine with me. lool@ I trust the garaads who guaranteed the g6 will not cause problems .. runtii baad aragtay marka waxkalo dhahdid baad garan kari waydey ..haye walaalo sidaas baan ku dhaafana.. and yes alhamdulilah im happy with the outcomes that came from khaatumo two..reer ssc hada nahay kuwa wadanki jogaba iyo qurbaba aad iyo aad ayaan ugu hanwanhay maamulka lugu dhawaaqay iyo in nimankeeni oo dhan cadeesteen in ay maamulka tageersanyihiin. agreement has been reached. khilaafkii jirey waa la dhameeyay. garoowe waa ogolaatay weligeedna ma ka soo horjeesan ssc inay wax qabsadaan. idinka ayaa la ordaya cay iyo inaad puntand inteeda kale aflagaadaysaan. cid ku aflagadeenasanay ma jirto runta uun ba lugu sheegayey oo haday reer SSC puntland la dhiseen nimanka puntland hada ay u shidantahay waxay aheed in ay walaalahood( reer SSC) usoo halgamaan laakin way diideen in ay u halgamaan taasna labo cali isma waydiinaso marka waxba been ha igu shekeen iyo inay waligeed didaneen facts say otherwise mister...... maantana haday puntland iyo adigu so tosteen oo walaladiin tageerteen dee waa ilahay mahadii oo waxa layidhi walaalka lagama quusto inkasto aan gurigiina nila so dhisnay dideena in aad na cawisaan kaan sameesanayna in badan carqaleedaseeen dee wali nigama qusanano waaadna mahadsantihin hadaad na tageerteen.. hada bal sidee laascaanood looga saaraa SNM?. taas taladeeda gal intaa garoowe caynayso iyo walaalahaa maalin iyo habeen aan waxbo kuu dhimin. again cidaan cayayay ma jirto madaama waligay aan puntland dadka haysta walalahay u haystay laakin runti ee noqotay in reer puntland yaga uun isku tashtay.... hadana laascaanod xoreenteeda reer puntland lagama sugayo.... maamulka SSC nimanki ku dhawaqay yaga taas taladeeda sameesanaya marka waxba haka walwalin.. salaam
  9. why dont you just admit you are slander? and theres nothing wrong with being one.! Just admit it and stick with ur three cities...dnt worry abt somalia..somalia will unite and thrive! and stop making up lies about prof. Ali khalif.. as for SSC, as you can see way ku dhawaaqday maamul gaar ah ....somalinimo, midnimo waxaan aheena ma rabto....marka waxba haka nixin lol... ka naxow nafta waa enjoy your day and don't waste your time... salaam
  10. ^looooooooooooooooooooooooooooooooooooool... something tells me carafaat and freshprince are one and the same...oh wait xaaji xanjufna so raaci salaam
  11. ^waxaad mala yacni qortaba hada ma amintay in maamul gaar ah SSC ku dhawaaqday oo dagaalka shegaisd jirin oo yahay waxaad maskaxdaada kasoo alifatay lmao.. salaam
  12. I know, just poking you.. loooooooooooooooool@a khadar ..you remind me of facebook. When I had my account I hated random pokes!!!
  13. just realized this topic started long time ago ...maxa horta old posts losoo qufaaaaaa...
  14. By the way your dad had a point, people are shot dead here for honking or fighting back on the road so be careful. LOL@glasses, no thanks! 20/20! wow that's crazy. I will make sure I keep my mouth shut then lol naftu way macantahay.. n ur vision is 20/20 miyaa? mala huba warkaas j/k salaam
  15. loooool A khadar I dont think he was from the SSC to begin with lmaooo....too many scripts nowadays. salaam
  16. Yes alliyah.. don't sleep though.. A lot more needs to be done, long way to go.. A khadar, LOL I meant now I can have a peace of mind not literally go to sleep lmao. Libaan, mashallah thanks for uploading those pics. ...SSC leader xaglatoosiye is a great man mashallah and his speech was just as amazing. salaam
  17. Bluelicious I THOUGHT u couldnt read somali half of what that dude wrote was in somali .. what do ppl get out of pretending they cant speak their native tongue anyways, dacayada ka joojiya Zack. Things happen... salaam
  18. A khadar mashallah I am so happy maanta I think I can sleep better..garadadeeni, cuqaasheni, iyo aqoonyahankeeni oo dhan hal meel ayeey kaso wada jeesteen hambalyo SSC..guul iyo horumar... salaam
  19. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Soo Galay Madasha shirka Khaatumo2- Lasanod Online. Wednesday, January 11, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Waxaa saak soo galay madasha shirka khaatumo2 Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.. Garaadka waxaa lagu soo dhoweeyey Sacab oiyo mashxarad socotay daqiiqado badan. Garaad Saleebaan yaa markuu soo galay la fadhiistay miiska dhexe ee ay fadhiyaan Garaadada iyo gudida fulinta ee G6. Waxaana hadda fadhiya madasha shirka Madaxdhaqamedka SSC dhamaantood. Imaatinka garaadku saakawaxay meesha ka saartay dacaayadii iyo been abuurkii warbaahinta qaar sheegeen in lagu kal qaybsanyahay shirka Khaatumo2 ee ka socda Taleex. Maanta waa maalin ay shacabka SSC, Isimo iyo shacaba ay ku midaysanyihiin aayo ka talintooda.. Garaadka oo kudabad aad loola dhacay ka jeediyey madasha shirka ayaa sheegay inuu raali ka yahay taageerayona in shacabka SSC wax uu gooni u leeyahay samaysto. Garaadku wuxuu cadeeyey inuusan jirin cid uu meel ugu xidhnaa, laakiin uu ku jiray wadatashi si looga bogta arrinta oo aysan u noqon sidii shirarkii hore. Garaadka oo hadalkisii sii wata ayaa sheegay inuu isagu horeynayo maamulka laga samaynayo gobollada SSC iyo xoreynta deegaanka. Khudabdii garaadka waxaa ku jiray kaftan badan oo dadki madasha fadhiyey aad ugu qosleen.
  20. Well yea this place waa magaalo joking but I think u folks drive just as fast I was there not too long ago and one day I was with my fam and we were driving and this lady started snapping for no reason qof qaylinaya hal mar aragnay oo honkana garacaya I wanted to talk back my dad was like road rage is wrong ignore her and my uncle was like this happens all the time lol.. anyways good night mr and count urself lucky tonight and yea maybe u should buy glasses just saying bal saad wax u aragtid
  21. Oh wow, next time be careful qof bal ha isku jiirin..
  22. Balayo wabad iga nixisay qof baan moday ina jiirtay not that am any less sad that u killed a deer but its not the same so how come you didn't see it???besides qadarka alle?