AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. ^ I'm not sure what to make if it yet. I'm a fan The Imam but he has fired folks with good reputation in the recent months so I'll hold my peace. I lt goes without saying, I'm a fan of you Dr. Xiin.
  2. xiinfaniin;888932 wrote: The name of the party is Horseed, calaamaddiisuna waa geed ka gobka aha Dr. Xiin, la isma xaasido ee your theories were much more inventive. Go on and give us the Eyl manifesto, will ya?
  3. ^ Amiin, and happy qalan-jebis in advance. Shar-marke, that's better.
  4. ^ Don't worry about it, just wait for X-mas. Shar'arke, did you say something?
  5. xiinfaniin;771085 wrote: Puntland's political construct is simple as it is genuine. It is based on practical clan settings. And in that, it radically departs from the political delusions in the North and the madness in the South. Its political arrangements is predicated on the security needs of its people. There are no parities, not that it cannot or unable to have parties but the priority has been to help Somalia, the republic, to come back. That is where Puntland's energy and resources are most allocated. There have been four leaders for the region, each tried and in my opinion failed to meaningfully shape the politics of Somalia. But trying it was never wrong. One can focus on clannish matrix, and pass judgments on the region, but the reality remains clans are only one factor shaping the Somali politics. Puntland is a great addition to the Somali equation; it's what complicates the delusion in the North, and for the most part it is Puntland that motivates political unity in the South/Central and drive for the revival of the Somali republic... If you are looking for political parties in the tradition of Jefferson, Puntland is not Norway nor does it delude its self to think it is one Er..well.. thanks for trying, but I think the Imaam has finally spoken.
  6. Xaaji Xunjuf;761273 wrote: Happy islamic new year ilahay caafimad iyo wanaag hanugu gaadhsiyo sanadka danbe It's that time again yaa Xaaji. Just a bit special trivia, since 1st Muxarram 1380 was the actual date SL took its independence from Britain, we need to come up with some xalaal commemoration of it.
  7. Kenyan minister demanding a Somalia Government delegation to ask for "clearance" to enter Kismayo has turned this deadlock in to an international incident. Buffer-zone militia supporter can spin or put a brave face but that's how things appear.*
  8. ^ We got to find his London residence and put a blue plaque saying "Mj. Mooge woz ere. Poet, composer, teacher, and revolutionary. He could sing as well". Unless blue is the wrong colour for you Xaaji..
  9. Not amused.. http://whitepeoplemourningromney.tumblr.com/
  10. Jacaylbaro;887919 wrote: .... The indirect campaign Well, Saylici calls it "that's my job campaigning".
  11. ^ He drove in to that one. ...ghayril maghduubi..wala daaliin..aamiin. PS I'm liking Mj. Xaaji Axmed's campaigning style.
  12. NGONGE;886882 wrote: The mockery that you're recieving is in the use of the word "home" when talking about someone going back to the USA. Wax fahan dee. Well that was one rabbit punch I never expected to be swung even Dr. Xiinfaniin. You'd expect that from some right-wing bigot or Gaalo to play the "go home" card. NGONGE;886882 wrote: I'm at work, saaxib. Our firewall blocks youtube videos. Well bellow is the what Dr. Gaas' report says.. Xildhibaan Cabdiweli Gaas oo sheegay inay caburin xaga dadka ah ka jirto Puntland. Posted by admin Raisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladaha ka jira deegaanada maamulka Puntland tan iyo markii uu u socdaalay halkaas. Cabdiweli Gaas oo booqasho ku tagay deegaano badan oo katirsan maamulka Puntland ayaa waxa uu kasoo saaray war saxaafadeed safarkiisa ayada oo la xasuusto in dhawaan uu maamulka Puntland amar kusiiyay xildhibaan Gaas inuu iskaga baxo deegaanada Puntland. Hadaba war saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan. Bismillaahi Raxmaani-Raxiim, Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi WB. Sidaa aad la socotaan waxaan ilaa iyo 19kii bishii la soo dhaafay safaro ku marayey qaybo kamid ah Gobolada Puntland. Anigoo og in ay jiraan su’aalo badan, waxaan jeclaaday in aan dadweynaha la qaybsado warbixinta safaradaydii oo haatan gabo-gabo-ah. Waxaan la soo kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshadda Deegaanada Gaalkacyo, Galdogob, Bursaalax, Xero-Jaalle, Bayra, Riig-O-mane, Bacaadweyne, Xarfo, Buurtinle, Jalam, Kala-Bayr, Garowe, Sunna-Jiif, Danqoronyo, Qardho, Carmo, Bosaaso, iyo qaar kale. Waxaan maanta rabaa in aan warbixin waafi ah kabixiyo socdaalka aan kor ku xusay. Waxaa ii surtoobiwayday duruufo kala duwan awgood in aan tago Gobolo iyo degmooyin kale oo ii qorshaysnaa in aan socdaalkayga ku darsado. Nasiib wanaag, waxaan la kulmay ergooyin kasocda deegaanadaas aanan gaarin. Inshallah waxaan ballaan qaadaya in aan gaaridoono Goboladaas aanan tagin markii ay fursadu ii saamaxdo. Waxaan aad ugu mahad naqayaa dadweynaha reer Puntland oo meelkastoo aan tagnay aniga iyo wafdigaya noo soo dhaweeyey si walaaltinimo leh oo ay kalkacaltooyo ku dheehantahay kana muuqato qiiro wadaninimo iyo Soomaalinimo. Waxaan socdalkayga kula kulmay qaybaha kala duwaan ee bulshada iyo xubno katirsan maamulka Puntland gaar ahaan isimadda, madax-dhaqmeedka, waxgaradka, ganacsatada, haweenka, dhallinyaradda, culumaa-u-diinka, iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta Puntland. Haddaba, waxaan rabaa in aan dul istaago qodobo kamid ah waxyaalihii aan soo arkay iyo warbixintii ay isiiyen bulsho-weynta reer puntland ee aan kulamada la qaatay. Waxaa jiray caqabado yar yar ee aan kala kulmay safarkayga balse aan go’aansaday in aanan waxba kasoo qaadin kagana gaabsanayo in aan kudaro warbixintayda. 1. Waxay bulshoweynta aan la kulmay ii sheegen anna aan hubsaday in ay jiraan dhibaatooyin siyaasadeed, dhaqaale, iyo arrimaha bulshada. 2. Haddan ka hadlo arrimaha siyaasadda, waxay dadweynuhu ii sheegeen in ay jirto xoriyad la’aan iyo cadaadis aysan u suurtagalin in ay si xor ah ku cabiraan fikirkooda siyaasadeed iyo kooda muwadinimo. Waxay dimmuqradiyadu na faraysaa in qofka muwaadinka ah xaq u leeyahay in uu si xor ah u hadli karo, una kulmikaraan, si ay u gutaan xuquuqdooda iyo waajibaadkooda dastuuriga ah. Hase yeeshe, waxay ii sheegen in aysan maanta taas ka jirin Puntland. Saxaafada xortaahina aysan cabsi awgeed uga howlgali karin Puntland aysanna gudbin Karin xaaladda dhabta ah ee ka jirta Puntland. 3. Waxay ii sheegen in marar badan ay isku-dayeen in ay samaystaan qadooyin iyo fadhiyo ay kaga tashanayaan aayahooda balse ay cadaadis iyo caburin kala kulmeen maamulka Puntland. 4. Waxay kaloo ii sheegen inkasto ay muhiimtahay in laga qudbo nidaamka qabaliga ah loona gudbo nidaamka dimmuqraadiga ah ee xisbiyada badan, haddana in aysan kalsooni ku qabin in xukuumadda jirtaahi ay arrintaasi daacadna ka tahay fulinna karto. 5. Waxay kaloo ii sheegen in Gobolladii kumidoobay dhisitaanka Puntland 1998kii ay qaar kamid-ihi aysan gacanta ugu jirin maamulka, qaarkoodna ay samaysteen maamulo u gaar-ah. Waxay kala-furashaadaas Puntland sabab uga dhigayeen maamul xumo iyo aragti la’aanta hogaanka sare ee Puntland. 6. Waxay kaloo bulshoweyntaasi katirsanayeen maamulka caddalad daro iyo u sinnaansho la’aan khayraadka Puntland. 7. Waxay bulshoweynta Puntland si waafiya u cabireen waxqabad la’aan la xariirta *****lida baahida aasaasiga ah ee arrimaha bulshada (basic social services) sida caafimaadka, waxbarashadda, iyo biyaha. Waxaa kaloo burburay waxna aan laga qaban halbowlayaasha dhaqaale sida wadooyinka, Garoomada duulista, iyo Dekedda. Waxaa markhaati madoonta ah in wadada dheer ee laamiga ah ee isku xirta Bosaaso iyo Galkacyo iyo Dekedda Bossaso ay yihiin hantida kaliya ee laga dhaxlay dawladdi Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Siyaad Barre. 8. Waxay meelkastoo aan tagno dadweynuhu ku bararugsanayeen in laga shaqeeyo nabadgalyada iyo xasiloonida Puntland dibna la iskugu soo celiyo Gobolladii iyo Beelihii ku bahoobay maamulka Puntland. 9. Waxaan meel walba kula soo kulmay shacab u bisil nabad, hogaamin wanaagsan, iyo horumar dhaqaale jiritaanka Puntlandna ay si dhab-ah uga go’antahay. 10. Waxay kaloo muujiyeen si cadna u diidanaayeen muddo kororsiga xeeladaysan ee maamulka iyo Baarlamaanka xilligiisu dhammaaday. Talo soojeedin iyo u nasteexayn dawladda: 1. Waxaa ku habboon maamulka iyo baarlamaanka lagu soo doortay laguna dhaariyey in ay ugu adeegaan xilkooda afarta sanno ee labada bilood ka dhimanyihiin in ay tixgaliyaan dhawraanna rabitaanka shacbiga. Waxaan ku baraarujinayaa maamulka iyo baarlamaanka in aysan galin dalka mugdi iyo khalkhal siyaasadeed oo laga maarmikaro. Waxaa mudan in marwalba danta guud laga hormariyo danta iyo maslaxadaha khaaska ah. Talo soo jeedin ku wajahan isimadda Puntland. Isimadu waa marjaca siyaasadeed ee Puntland waxayna budhige u ahaayen una yihiin aasaaskii iyo jiritaanka Puntland. Sidaa daraadeed, waxaa waajib gaar-ahi ka saaranyahay in ay marwalba dib u eegis iyo qiimayn ku sameeyaan marxalada uu dalku marayo. Waxaan ku talinayaa in ay isugu yimaadan shir deg-deg ah oo ay ku qiimaynayaan marxalada ay Puntland maanta ku jirto si ay u gutaan waajibaadka ka saaran maslaxadda iyo horumarka Puntland. Isimaddu waxay leeyihiin dowr iyo awood dabiici-ah (moral authority) iyo kalsooni shacab ee aysan siyaasiyiintu lahayn. Waa inayna saas u fahman. Arragti guud: Waxaa waajib ah in loo qumo maslaxada guud ee Puntland lagana dheeraado waxkasta oo keeni kara khalkhal siyaasadeed. Waxa kaloo waajib ah in la adkeeyo midnimada iyo wadajirka wixii ka haray Puntland lana doono inta maqan si ay ku jirto dabacsanaan, ehelnimo, iyo daacadnimo. Dadweynaha reer Puntland waxay horseed ka ahaayen nidaam kastoo horseedikaray dimmuqraasiyad iyo rabitaan shacab waxayna ku caanbaxeen samir iyo dulqaad siyaasadeed. Sidaa daraadeed waa in la dhowraa rabitaankooda iyo sharaftooda. Waa in lala fahmaa shacabweynaha Puntland in ay xeerinayaan midnimada, xasiloonida, iyo jiritaanka Puntland. Waa in aan loo qaadan in ay raali ka yihiin sida qaawan ee mararka qaarkood loola dhaqmo. http://baidoamedia.com/xildhibaan-cabdiweli-gaas-oo-sheegay-inay-caburin-xaga-dadka-ah-ka-jirto-puntland/
  13. ^ I here by do "allow him". Maybe NG thought this was too easy for him and let the likes of me and Garow Online take on it.. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Somalia_27/Puntland_minister_accuses_ex-Somalia_PM_of_inciting_instability.shtml
  14. It's about Dr. Xiinfaniin's crucial support of Dr. Faroole over Dr. Gaas. See the pic bellow...
  15. Eyl Piracy Cartel spin doctor Dr. Musbaar Xiinfaniin has called asked the former Somali PM Dr Abdiweli Gaas to leave Somalia and "go home and resume his teaching profession" in the USA. Dr. Xiinfaniin was reacting to the former PM's fact-finding tour report in which Dr. Gaas cited political, social and economic problems which he doubted the ruling administration led by Dr. Imam Faroole can overcome. "It pains me to see Professor Abdiweli stoop this low in his political career. He should go home and resume his teaching profession" said Dr. Xiinfaniin dismissively. Sources close to the spin doctor said Dr. Xiinfaniin sent a stinging letter expressing his anger at the former PM chose to direct fire "at home" rather than concentrate on what he called "interesting times down south in Jubbaland". Dr. Gaas shrugged off the calls for him from sub-clan stronghold claiming he was in his "constituency district of Galkayo as a Somali Federal MP." There has not a reaction from Dr Iman Faroole yet but voices loyal to his administration joined Dr. Xiinfaniin in their criticism of Dr. Gaas' report. Puntland's information minister Dr. Maxamoud Dirir accused the former PM being of aiming to "incite instability". Listing a number of issues where Dr. Gaas acted against the interests Puntland, Dr. Dirir claiming Dr. Abdiweli [Gaas] is responsible for blocking international assistance and donations to Puntland, including direct assistance for completion of airports in Bossaso, Garowe, and Galkayo from the Kuwait Government. Dr. Abdiweli is also responsible for mismanagement of Turkish scholarships that Puntland did not receive its share and even today Puntland students are still stranded in Mogadishu." Commentators agree the former PM's comments will add pressure on Dr. Imam Faroole especially in the coming few weeks and months preceding the planned democratisation and elections process.
  16. AYOUB

    Eid Mubaarak

    Soonkaa anfaca maalintii, laga adkaystaaye Sekadaa adduunkiyo dadkaba, la iska oofshaaye Nin awoodi karayoow xajkaa, lagu itaalaaye Markaasaa Ibleyskiyo kufriga, laga adkaadaaye Oo aad albaabbada Jannada, orod ku gaadhaaye Ilaahay ka baqa kaasi waa ereygi weynaaye. Adxa iyo Fitrina waa jiraan, labada iidoode Iyagana sunnaa lagu ismoo, mu'akad weeyaane Ajri xoogleh baa laga helaa, ururka maantaase Ilaahay ka baqa ~ Jaamac Axmed Jaamac "Gacmadheere"
  17. Apophis;883059 wrote: Sell that to someone who isn't Somali. The word has no positive or neutral use only divisive hateful use. There's life in you after all. I'm not going to sugar-cote Gaalnimo for you. It's filthy. You should do something about it.
  18. NGONGE;882544 wrote: It seems that this thing has reached my own house! Don't let the Milton Keynes child protection agent hear about this..