Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 07/11/2022 in all areas

  1. 1 point
    What is this Bantu talking about? Can't hear
  2. 1 point
    Once again I have to re-post this written wareysi of my old man. The interview was by Kasmo newspaper, taken in 2000 in Xamar. Part that deals with the assassination of madaxweyne C/rashiid. I used to see the grey suit my old man was wearing on that fateful day in his bedroom's closet. He never wore it again. It still had the dried stain remains of madaxweyne C/rashiid's blood. When the president fell back, he collapsed back on my father, who was right next to him and held him markee nafta ka baxeysay. Rabi ha u raxmado labadoodaba, they were very close personally is what I heard. Qabrigooda talaabo ayuu isku jiraa oo Qabuuraha Qaranka ku aasanyihiin. Here is the last opening session of dowladii rayidka in 1969 of baarlamaanka Soomaaliya. Aabo iyo marxuum C/rashiid ka muuqdo sawirka. __________________ Kasmo: Sidaad meesha ka dareemi kartay, ma islahayd waxaa jiray dil qorsheysnaa oo la sii abaabulay? Sh. Mukhtaar: Sidaasaa markii hore nalagu yiri, dad ayaaba loo qabqabtay. Tuhmadii Maxamed Abshir Muuse ayaa ku jiray. Ninka wax dilay nin la dhashay oo booliiska alifle ahaa Eyl laga soo qabtay ayaa ku jiray, Sheekh Nuur Cali Colow ayaa ku jiray. Dad badan baa ku jiray oo isugu jiray wax la xiray iyo wax kor laga ilaalinaayay.  Annaga oo dhan waan qabnay dil la soo qorsheeyay inuu ahaa. Laakiin gadaal, sida la sheegaayay, ninkan wax dilay waxaa naloo sheegay, intaanan [gobollada Bari] aadin ka hor, ayaa aniga iyo C/rashiid waxaan aadnay shir dalalka Islaamka oo Marooko ka dhacayey. Inta Madaxweynihii ayaa soo baxaya la yiri, oo (Gobolka Bari) soo aadaaya, Raadiyihiina laga sheegay, ayaan ka baaqannay,oo aan Marooko aadnay. Dad baa ka marag kacay, in ninkaan wax dilaya, inuu markaas yiri, ‘Waxaa igu fiicneyd Alleylehe C/rashiid in uunan baaqanin’. Markii la yiri, ‘Maxaad ka rabi lahayd?’ Inuu yiri, ‘Wallaahi toddobo xabadood ayaan ku dhufan lahaa’. Markii la yiri, ‘Maxaa jiro uu kaa galabsaday?’ Wuxuu yiri, ‘Ninkii Maxamed Abshir kaarikadii (jagadii) ka qaaday sow ma'aha?" Maxamed Abshir iyo C/rashiid ayaa siyaasaddii isla gafay. Doorashadii ayaa soo dhoweyde, markaasaa la yiri, 'Gurigaaga iska fariiso, Qoorsheel ayaan jagadii u dhiibnee.' Waxaa wasiirkii arrimaha gudaha ahaa Yaasiin Nuur Xasan. Maxamed Abshir gurigiisuu iska joogay. Waxaa la sheegay wiilka wuxuu sidaas u leeyahay inay ahayd asaga iyo walaalkiisba reer Kismaayo ayay ahaayeen, aabahood iyo hooyadoodna way dhinteen. Islaan eeddadood ah ayaa intay soo kaxaysay Maxamed Abshir u keentay oo u tiri, ‘ilmahaan aabbe iyo hooyo ma leh, waana qaangaareen, shaqo ayay u baahan yihiin ee shaqo sii’. Labadiiba Maxamed Abshir booliis ayuu u qoray, sababta uu sidaas u leeyahay waa saas ayay yiraahdeen. Maxkamaddii (qaadaysay dacwadda gacan-ku-dhiiglaha) aniga waxbay i weydiiyeen, waana isaga soo kacay. Wax marag furay iyo dadkii meesha joogay aniga ma'ogi, gadaal wixii marag furay, maxaa yeelay aniga gurigaan ku xirnaa. Kasmo: Ma aaminsan tahay arrinta dilkan waxaa kaloo lug ku lahaa raggii askarta ahaa ee uu Maxamed Siyaad horkacayay ee talada dalka la wareegay? Sh. Mukhtaar: Maya ma qabin, mana lagu tuhmin taas. Maxamed Siyaad waaba ninkii qabrigiisa dhisay oo ka xumaaday dilkiisa. Kasmo: Waxaa la sheegaa sababta xukuumaddii militeriga ahayd ay baaritaanka u sii wadi weyday, inay ahayd in arrintan la dåboolo. Eedeymahaas maxaad ka leedahay? Sh. Mukhtaar: Arrintaas aniga ma qabo. Nimankaan waxaa inqilaabka ku kallifay, Muuse Boqor ayay ka cararayeen, iyagana waxaa la taliyahooda ahaa Ruush oo saraakiisha Ruushka ayaa ciidanka ku dhex jiray.
  3. 1 point
    That is totally false. Their were reports that when Netanyahu was in Nairobi he met some African leaders while also HSM was in Nairobi, but there was never ever any rumors or reports about going all the way to Jerusalem. The so called Abraham accord is one of the biggest geopolitics moves in the middle east involving the gulf nations except Qatar. Also Egypt and Sudan led by the the Junta might involve also. The UAE is using this accord to disarm the Iran nuclear agreement pushed by the Biden administration. They are even pushing a NATO style security grantee for the gulf nations and Israel. The Jewish state has a lot of influence in the region and the world and Somalia has every right to look its interest if normalization would lead to stability and security. Turkey has huge trade reaching over 5 billions with Israel, and Erdogan is making build the relationship even more. That doesn't mean we have to flow Turkey or anyone else for our interest. Yet, I would advise HSM not to rush to these things at the moment which might embolden certain extremist and fuel Al-shabaab to use this narrative to recruit innocent and unemployed boys. Furthermore, we don't have to fall for every foreign media narrative trying their fishing expedition in our affaires. Martin Blout and others had fed us false info about our soldiers in Eritrea and many had jumped the wagon. We have to be careful. We can all play games back home , but foreign policy is very delicate business that should be left for experts.
  4. 1 point
    She has no clue. Ten years old girl in Somalia of 1969 couldn't understand government or the internal dynamics. She just want to tell us about her dad and she is probably paying for this. This guy seem to be someone who doesn't understand how the world worked in the sixties, seventies or even eighties. I see him interviewing people who say " hebel baa la iga hormariyey ka dibna waan talaabay.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up