Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/04/2020 in all areas

  1. 1 point
  2. 1 point
  3. 1 point
    Soo jiidashada waxaa keenaya aragtidayda. Muqdisho waxaa jooga masuuliyiin kasoo jeeda waqooyiga oo runtii shaqo wanaagsan oo soomaalidoo dhan jeclaatay dadkooda iyo dalkooda u qabtay. Nin kasta iyo gabar kasta oo snm beenteeda ku daalay, dadkooda soomaaliyeed waxay awoodaan ha u qabteen waa waajib dusha u saaran ilaa yomu-diin. Hadii aad daciifto sida oodweyne maalaa-yacni haku rafan, ninkaas fadhiga uga istaagay waa ina adeerkiis 30 sano ictiraaf raadinayay oo waliba madax ahaa. Soo dhawaada walaalayaal waa wax lagu farxo qof midnimo jeclaaday. Principle?? Qodobka koowaad oo gun-dhigga u ah mabda' waa inaadan lahayn dan shakhsi ah Hadii aad waydo jago kuu qalanta beeshii haku noqon ama sidii professor samatar xaduudka tuko raq adhi ha gayn waa munaafaqad foolxun (ilaahay sharafta nagama qaado) soomaali ka bilaabo kuna dhamaad. Waxaa ka dhaxeeya dalka iyo soomaalinimo waa hadaan si sax ah u fahmay su'aashaada.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up