Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/31/2019 in all areas

  1. 1 point
    Taxi driverku taxi-driver kale ha raadsado. Awoowe hore waxa loo yidhi 'habar fadhida legdin wax ula fudud'. Maamulka Garowe was defeated on the battle fields. If there were some locals that used to look to Garowe, they no longer do. Mayd waxa ugu danbeeysay Tukaraq. Hadii maamulka Garowe in uun waji dhiganlahayd, waxay soo celin lahayd dhulka maamul ahaan laga qabsaday. Taa ayaa kalsooni keeni lahayd. Bal riyoda aad ku jirtid ku darso in aad ku darsatid dhulkii laga qabsaday inaad soo xoraysid kolka hore. Kolay waxaad halkan ka cadaysay in aanad la socon taariikhda Reer Laascaanood. Ninka reer Laascaanood kolka uu joogo Hargeisa, isaga oo abtirsada mooye si naba loogama soo dhex soocaayo. Halka kolka uu joogo Garowe tuke baal cad ka yahay. Riyoda iska daa oo reality dib ugu soo laabo.
  2. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up