Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/28/2018 in all areas

  1. 1 point
    Gableedi, Odeyga waa af-gobaadsanaya, waxa Garowe ka jira ayaan ogahay. Reer Garowe shacabkii waa yaabanyin. Amni xumo soo wajahday oo u badan rag hubaysan oo habeenkii iyo hadhka cadba dadka dhaca. Ka hor Tukaraq may jirin waxan, Garowe amnigeedu waa la isku halaynjiray. Waa siyaasad xumida Gaas ee dad shicib ah qoryo soo gurta ku yidhi. Nin abeeso korsaday camal.
  2. 1 point
    This is very absurd. Askar mushahar la'aan ka mudaharaaday oo askar kale loo dalbaday si loogu awood sheegto. Only happens in Garowe Administration. Mushaharku waa xaq u leeyahay askarigu maha baryo iyo sadaqo. Waa xaaraan qof uso dhididay oo so shaqaystay inaad contract' aad wada gasheen aad kaga baxdid oo waliba ciidan u dalbatid. Maxaa kasoo kordhay iskahor imaadkii ka dhacay Xabsiga Weyn ee Boosaaso
  3. 1 point
    Doodu and public discussion comes before law is passed.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up