Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/15/2018 in all areas

  1. 1 point
    Lol Saalax, Odeygii Muuse Ooyaye markii sheekadii kusoo fadhi xumaatay ayuu bilaabay sidii habilihii Hargaysa inuu u laafiyoodo miyaa? Mudane Biixi sure looks like a man who’s embraced his finer feminine inclinations.
  2. 1 point
    Bohol dhicimayso ee waxa dhacaya dagaal oogaha qori-ismariska ah ee sheegatadda ah. “Haka dhicin salaamadda qaar lagu sirmaa jira’e”
  3. 1 point
    Why do I get the feeling both Biixi and Gaas are in it together. One is facing election and other internal dissent.
  4. 1 point
    Labadii billod ee la soo dhaafay waxa dadka lagu mashquuliyey 18 ka May. Haddana waxay maraysaa calanka Sudh ama waan ku xidhi. Dagaal ooguha degdeg baa haya oo baabuur baa ka tegaya. Imisaan ka digaynay . Waar dagaal oogaha hasoo hor marinnia ayaanu lahayn. Doontiisa ninkii raacaa way la degeysaa. Waar hooy inta ay goori goortahay ka hadha dagaal oggaha.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up