Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/14/2018 in all areas

  1. 1 point
    Over all trajectory of the SFG's achievements things are definitely moving in the right direction despite errors and internal/external forces bent on ensuring Somalia never gets on its feet.
  2. 1 point
    I do not need a foreign stooge to interpret for me the events in Somalia. I see some good signs but only time will tell. OO and company from Jigjiga are delighted to see these useless articles or any weaknesses of the state.
  3. 1 point
    Correction: This article is by Mail and Guardian from Koonfur Afrika, not the famous Guardian published in UK. Having said that, also this same author, Simon Allison, used to write flattering articles about secessionists. So for all we know he could be another paid lobbyist paid by hardcore secessionists, same way with that Cambodian-American neocon Peter J. Pham and that guy from the-called Soomaaliya Monitoring Group.
  4. 1 point
    Soomaalidu badda doon yar bay ku gashaa oo makiinad 150 ah saarantahay ama ka yar, markii dabaylu jirtana maba aadi karaan. Carabtu waxay ka mid tahay umadahaas dhacaya khayraadka dadkaa reer guuraaga ah oo jecaylka wayn u qaaday inay seexdaan guri nin kale dhistay ama lagu marti qaado. Aqoonyahanka soomaalidu badankoodu waxay ku doodaan in imaaraadka laga maarmin wakhtiga la joogo, baahi badana loo qabo, biyo la'aan ba'anu jirto oo umadduna daciif tahay. Waxayna ku baaqeen in lasii seexdo inta daciifnimada laga buskoonayo, shaqo abuurkana la sugo intay dekadaha la wareegayaan. imaaraadku intuu ka faa'iido soomaalida kama faa'iido umana dhawa, waana tan u fududaysay inuu u hawooda la wareegidda dhaqaalaheeda iyo siyasaddeeda labadaba, asagoo maqaar saar ka dhiganaya hogaamiye goboleedyo uuk ka dhigtay dawlado madax banaan. Soomaaliya waa wadanka labaad oo ganacsiga ugu badan kala dhaxeeyo imaaraadka, marka laga reebo iiraan oo bahalo nalooga dhigay, ayagana ganacsigoodu uusan marnaba kala go'in ilaa wakhti fog, laguna tilmaamay kan kowaad. Taariikh aan fogayn soomaaliya waxay taakulayn jirtay imaaraadka xoolaha nool haddii la waayana waxay qaadan jireen madaxooda oo wax lacaga aan la waydiin jirin Masdarka noloshoodu wuxuu ku xirnaa kaluunka inta xadirigaa oo badda dhaqan taqaan Kuwa badawigaana abeeso cagalay nooc ka mida iyo dhawr halaad oon irmaanayn,ama caano lahayn, bay ag fadhiyi jireen geed ay harsadaana ilaahay dhulkooda wuu ku yareeyay. Qani-nimadu waa qalbiga iyo qaneecada aad ku qanacdo rabbi intuu kuu qorsheeyay. Damiirku ma samaysmo dad la'aan dadka noloshiisuna qiimo ma leh damiir la'aan.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up