Diktoore
 
	Gaas waxa laga haya isagoo maamuus madaxweyne sita inu Fatwo/Decree ku yidhi "Hadii aan waxba iska celin wayno waxaan nahay ehelu naar". 
 
	Talaw musheekhta cilmigi Fiqi ga ah baratay maxay ka odhanlahaayeen qof madaxweyne ah oo umadii hogaanka u ahaa ku sheegay inay  "ehelu naar yihiin"? Diintu maxay ka qabtaa? Waa su'aal da waynoo madaxa daalineysee. 
 
	Ta kale, dhaartii 3 Stooges ee TV'ga ka hor dhaartay umadda Islaamka dhan markhaati ka ahaayeen, ayaguna sharcigu talaw muxu ka qabaa?