Way ku saxanyihiin aragtidayda gedo ma'ahan meel lagu naf baxo.
Maamulkiisu waa nooc qolqol ka talis ah oo aad foolxun tarxiil iyo caga juglayna ku haya shacabkiisa asagoo ku shaabadaynaya inay yihiin kooxaha xag-jirkaa si ay uga cararaan ganacsigooda wax barashadooda iyo xataa odayada madax banaan.
Nin xaabo barkan 7 sano awoodiisana isugu geeyay inuu la dagaalamo dawladda dhexe ma'ahayn inuu iska dhigo madaxweyne wakhtiga la joogo, towbadda ilaahay ma aqbalo markay naftu lugaha kasoo baxdo.