Deeq A.

Shacabka Burco Oo Ka Daalay Udabaal Daga 18 May Ee Somaliland

Recommended Posts

gooni   

Waa markii ugu horaysay oo aan ku taageero snm inay u dabaaldegto 15'ka May sababtoo ah 18'ka May waa bil ramadaan beentana lama ogola

Dadka 30 sano ku filan waana daaleen waxaana wacyi gelinta ugu badan ka socotaa baraha bulshada xaqiiqdiina waxaad dareemaydsaa in xarigii snm ee cuqdudu sii tifmayo, maalinba maalinta ka dambaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

It was expected anyway. They got tired of 27 years of hitting their heads against the wall with no changes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Oodweyne the "army" already broke down along clan lines without much effort. Marka khiyaali ha isku maweeliin.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
14 minutes ago, wakandan said:

The only thing that has broken down is Salaax's sanity :D

Keep writing your fantasy fiction lol

 

Yh the Ceel Afweyn war is a "fiction". Caqli Mirqaan.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne saxiib qof walba caqligiisuu hadlaa, wax eeda ma lihid haba yaraatee.

Qof fahamsan majiro waxa 18'ka may u taagantahay xataa kuwa u dabaaldega qudhooda.

Waa maxay sababtu?

Marka ugu horaysa siyaad barre ma ahayn gumayste, gumaysta dalkiisa, ama gobol soomaaliyeed, wuxuu ahaa madaxweyne ka taliya labadii gobol oo isu tagay.

Haddii xukunkiisu dhaliil la yimaado macnaheedu ma'ahan inuu noqday gumayste callan laga qaato oo laga xoroobe, sidaa daraadeed waxaa laga been sheegay 18'ka may.

Waxaad ka raadisaa youtube'ka biixi oo aad uga xanaaqay markii lagu eedeeyay dhawr iyi sideetankii, in snm doonayso inay dalka kala goyso, kuna dooday asagoo xanaaqsan, inuu dalku mid yahay, waxaasuna daacayad yihiin lagu xumaynayo sumucadda snm.

Ka gudub

Maxaa loo astaystay 18'ka may oo febaraayo iyo maarso looga booday ama loo sugi waayay juun iyo juulaay? Cid garanaysaa ma jirto.!

Maalintaas ma ciidankii kacaankaa la jabiyay? xaggee ku dagaalameen? 

Ma faalisaa ku riyootay? see wax u dhaceen?!

Tan gumaysiga

Walaal horaan kuugu sheegay in badan gumaysigu gobolada uu joogo wuu aamini waayay.

Kuwa uusan joogina, dad daacad u ah yaa maamula, wax la fahmi waayo ma'ahan, ama la inkiro, amaanna noqon mayso aniga ilama joogo ee wuxuu i waydiistaan gurigiisa ugu geeyaa.

Tan qabiilka iyo qarank isaga kaa dhex yaacsan

Qabiilka lakala celin la'yahay ayagaa dad isugu dhaw sida nalagu yirina oday magac dheer leh yaa dhalay.

Hadaba inta la shiriyo dhamaantood waxaad ku tiraahdaan qarran baad tihiine dib dambe haysu dilina, bal wixii kasoo baxana ha la eego.

Ciidanku waa isla qabiilkii tuutuhu ina hebel ma bedeli karo.

Maamulkuna wuxuu ka kooban yahay sadexda jufo, wayna adagtahay inay jufadii gar daran xabsi geeyaan ama dawlad noqdaan sharcigeeda laga baqo sababtoo ah wixii 18'ka may la samaystay yaa dib u burburaya.

Tab cuqdada

Dad ku leh aan midowno, qabuurahana faataxada u marno, oo weliba aad ka adkaatay dagaaladii soo dhacay, sidaad sheegayso, see cuqdad u qabaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.