Sign in to follow this  
RedSea

Jaallayaal jacayl Hilib Ma Gooyaa?

Recommended Posts

RedSea   

 

(Qiso Dhab Ah: Jaallayaal Jacaylku Hilib Ma Gooyaa? )

 

 

(Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN):- Wiil ka ganacsan jiray xoolaha la qalo islamarkaana ahaa, hilible oo dagana xafadda Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay gabadh uu jeclaa oo mar walba hilib ka iibsan jirtay, uu si fiican u dhaqaaleyn jiray, isagoo siin jiray hilib ka badan qiimaha ay iibsato, iyo sidoo kale hilib baruur ah oo nadiif ah.

 

Ninkaas oo magaciisa la yidhaahdo Cali Gurey, gabadha uu jeclaadayna Malyuun Cabdi ayaa hooyada dhashay gabadhaas waxay mar walba aragtaa gabadheeda oo marka laba kun oo hilib quraacda loo dirto wadda hilib quraac, qado ilaa cashada ku filin oo wada jiidh ah, iyadoo hooyadaas marka ay gabdhaheeda kale adeega u dirto ay u keenaan inta xaqa ay u leeyihiin ee caadiga ah.

 

Si kastaba ha ahaatee mar dambe oo ay hooyadu u kuurgashay arrintaas ayay ogaatay in ninka hiliblaha ah uu gabadheeda jecel yahay, waxayna gabadheeda ku tidhi “Ninka haddii uu ku jecel yahay ha ku soo doonto ee hilib aan xaqeena ahayn ha inooga soo qaadin".

 

Kadibna waxa dhacday In Gabadhii ay ruunta u sheegto haddu jacel yahay uu ka soo doonto reerkooda, sidaas daradeedna ay isku guursadeen imikana waxay is-ku dhaleen 5-carrur ah.

 

Hassan YeeY

Hadhwanaagnews/Office

Koonfur Africa

Emil;-

 

-------------------------------

 

 

Waa sheeko fiican. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

haa waa hilible iyo costumerkiisii. Way is jecladeen, dabdeedna maalinkasta hilib aanay lacag ka bixin ayuu umiisi jiray. Ilaa lagu fahmay. Markii danbe wuu soo doontay, waanay isguursadeen. Hada way roon yihiin, shan ciyaal ah oo caafimad qabana way udhashay. mash Allah. What a story eh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

loolzz, sheekadaas maa keentay hadana, how did u know they got 5 ciyaal :D

 

Sheekooyinkaas waxaan ka akhrisan jiray sxb wargeys la dhihi jiray Aayaha Nolosha back in the days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

lool.

 

This one has a better ending. but no one can touch the boondheri love.

 

Is this you BOB?

 

"Hassan YeeY

Hadhwanaagnews/Office

Koonfur Africa"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by RedSea:

Hada way roon yihiin, shan ciyaal ah oo caafimad qabana way udhashay. mash Allah. What a story eh!

Are you serious? Oo waaba rumeysay sheekada? Bal Cali Gurey numberkiisa iisoo raadi, anaa hilib ka gadan jiray, wax yar buu isoo siin jiree...Ilaa hilibkiin dhan naagtaanuu ku guri jiray...Customer complaint baan wadaa...

redface.gifredface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by RedSea:

Is this you BOB?

 

"Hassan YeeY

Hadhwanaagnews/Office

Koonfur Africa"

Naah but I know the brother...Why? I hope he didn't post offensive posts because I've advised him to steer clear of any controversy and he said he would...I don't like what most Somali guys in S.A write to Somali sites...they spread lies and exaggerate way too much for my liking just to make a quick buck (Some of them get paid to tell lies) :confused: .

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaalillaahi ,, So that means i shouldn't believe anything written by a brother in SA ......

 

 

As for the story, ..... Hmmmmm ,, it is unprofessionally written.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this