Sign in to follow this  
nuune

Please bring old Topics back,they r very interesting

Recommended Posts

Buubto   

Asalaamu Aleikum Wr Wb

Originally posted by silent-sistah:

but please,,,keep it simple,,,dont use words u guys read from the dictionary!

Originally posted by Filsan:

Bisinka ya all need to stop abusing the language coz non of ya know how to write ki dhahi ku dhahi kulahaa acuudu bilaah...

Sisters don’t get confused is Somali what they speaking but different dialog, is called “af maay maay” or is the language reer beydhabo ppl speak.

 

MMA wlc back S.O.L without u is dark icon_razz.gif we missed ur jokes.

 

[ June 10, 2003, 08:57 AM: Message edited by: Buubto ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Matkey   

MMA said

 

"Madhayta ii Mooregaabeey lan maal qaboow dagee!"

And this one, my favourite: "Hooba naar galaasa, bartaa ay li aragnee, tiimbooy

And this one, my favourite: "Hooba naar galaasa, bartaa ay li aragnee, tiimbooy

:D:D:D GOOD ONE ! Beesadi hege laka degi lahaaye iyaa aruuri yowhaaye.

 

Aysin, ogsana inti dadka badanshoo fahamayan. Laakiin matawiyana qof sifeelan inka hadalo iyaa ka aragase meelun. Adi, Nuune iyo LST maah maah iyaa iidhawteen. oo fiijideen wallahi, Ilaa hada fiiksana LOlll

 

Nuune, abaaba heye jacburiska aad sheegeysid maxaa waaye. maah maah aad eber iinka dhigti. ilaa hada maah maah iya waydiyoo haye, and i still don't have one. I gotta call moora gaabey and ask them to send me the "dictionary", because i am getting killed here :D

 

[ June 10, 2003, 10:54 AM: Message edited by: Matkey ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Matkey,widaay horta salaaminthi,ar ma fayti,maagmaag reewin ani lik jeclaaw eedaan inky faraxsani wal liin baahinyi wu inii ki fidaaw,meeli ki iri ani jacburis wal kaftamaaw linba kiis ahaaw,doogaan ani garaadaaw sinka jacburis fiinfiin leenki dooliyaaw wal khaadihy ,misgy waligaaw ma unty,adgi dhanbo haraarti nogohee,dooyoow dareer fayle,ani asargaabadkii ade isin leen ku maragdoow misgy wal khaakhahaasee li ki noghi adni sidu lumid li keen dhigaaw lol :D

 

maag maagdan lan ki sii dhawaaw: kelli adeegaa ii kun aawka dhali ay kiin roon,lamo ki dheh: Jingkaa lidhidheel waani ku dhog lahaaw,suddux ki dheh Aduunyih ajab ajabtiyee aadaa jinkaa aroostih aaw

dhe waa kiin dilaasih lol

 

 

is aragadoogna, sin salaaami

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Buubto, walashiis, ii waran? Adibo yaaba ku arko labadaan bari. Mise jiiro maafiya aa laga dhacay, dhudhuumashoow lee yaah? Lakiin walashiis, Filsan knows af maay-maayga nooh. But, she thinks inee naga badiso, even though wax wali masoo qorin, that is why she is saying 'don't abuse the language.'

 

GOOD ONE! Beesadi hege laka degi lahaaye iyaa aruuri yowhaaye.

Matkey, widaay, beeso lan inbaahan maleh. Hooba arlaada fadaasa, Hasan Eeden Samatar in nagooy personal secretary. Wal dheegeey alankaas hooba dheega lan injeeda arlaadi in ki bihihaaya tikidsheey. Ee hooba injeeda arlaadi, Hasan Eeden li hiriir. Lakiin hooba intagta, iinqaad hees-sheey la eroow: "Weeraroow Dooyoow Waniini!"

 

Nuune, widaay, kasaasee heestii Shimaali Emed Shimaali qaadi jaray oo le eroow, "Kaliforniyaa tagee, markaan Kanada u socdee oo kulyeeriga anoo...Wataa, hadii kale waxaan lahaa...Aaheey! Widaay, heestaas af mahaa tiri kubadshee, wal hagalasee af maay-maay asagoo ki heesahaaya ee iinsheegba hooba kasaasa wal leeyi, ani hada kahor la iinsheegay, lakiin iloobay.

_________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Matkey   

siin salaami kuligin

 

 

Matkey, widaay, beeso lan inbaahan maleh. Hooba arlaada fadaasa, Hasan Eeden Samatar in nagooy personal secretary. Wal dheegeey alankaas hooba dheega lan injeeda arlaadi in ki bihihaaya tikidsheey. Ee hooba injeeda arlaadi, Hasan Eeden li hiriir. Lakiin hooba intagta, iinqaad hees-sheey la eroow: "Weeraroow Dooyoow Waniini!"

Aysin, I want to build my own mansion there and hire Hassan Eden to sing Huburow and Hakaba banaashe for me smile.gif . That is what I meant beesi aruuris. Hasan Eden Baydhabo caan ka iye.

 

MMA remember this: markii riwaayad bayhdabo lajeeyo, reer baydhabo meela tikidhka laga gadaw inta iyoo sedan way ari jireen hasan eden kejiree, kajira hooba la ara galaana; hooba hasan maka jiro la aro nagadaana. It didn’t matter what the riwaayo was so long as Hasan is in it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buubto sister if im not mistaking i said up there "STOP ABUSING THE LANGUAGE" I didn't ask what language they were writing.... And is not called "maay maay" its af raaxween.

 

LoL @ Matkey: "hasan eden kejiree, kajira hooba la ara galaana;" I think so far only Matkey knows raaween very well..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Hasan Eeden kejiree, kajira hooba la ara galaana; hooba hasan maka jiro la aro nagadaana

Matkeey Maanuur Maadkeer, weh, mey eraasa? Hooba Hasan Eeden kijarna, bas miyaa? Widaay, anu Reer Baydhabo ma'eh. Anuu yar ku'badshee, Baydhabo Janaay qihii lee seeday. Hooba adi reer Baydhabo eta, intee ka daganayti Baydhabo? Iinsheegbo.

_______________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Matkey   

Siin salaami kuligiin,

 

Filsan, runtaa wu af maay mal araaw, af reewin iya la are. Afka kasasa iya in maleeye. Inis martiyeetoy hadhawaw wal hun masheege ariitaana.

 

MMA, Alankii awshee gobonimaada iyo halganka wal hakaqaadid iya eta. Iin waran widaayo. akhriye meela wala haka qorti, waana eed iyo eed iyaa inka farahi marki adi arti soomalinimio wal kafaylan maleh. Waana kii raacsana 100%. "ciyaal xaafada qabiil makasana iyaa arti. It is true!

 

Ani reer Baydhabo ma ihi ee familkaana iyo ka kooyo Buur iyo baydhabo. Inaadey iyaa Baydhabo deganaayti meela la eraaw Isha. Ani iseedi jire markii ani yaraaye.

 

Ani Xamar iyaa kadhaladi; reer Boondheere iya haadi jirey. Isbitaal raabo gadaalis iya daganaadi jiri ama meela la eraaw Koogaar. hadana xaafad kale iya in guurni. Widaayow, ana reer Hamar iyaa aha inkastoo dadkaana ka kooyi Buur iyo Bay. Abaaba xudunteeyda Xamarey kuduugantahay, as well as my memories. However, we use to speak af reewin in the house because all my uncles and aunts spoke only af reewin. that is how i picked up, though i can't speak as good as.....

 

Nuune, intee kabati widaayo. meela nii bilaawti, hadana nii kabahaase ma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
lambda   

Waa idin salaamay wax aan fahmay ma laha laakiin shaqo guri baan u qaadanaayaa ilaa berito.

Suaashaan idin weydiinaayo waxay tahay maxay ku kala duwan yihiin af maay maay iyo af raxanweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

posted by MMA

Nuune, widaay, kasaasee heestii Shimaali Emed Shimaali qaadi jaray oo le eroow, "Kaliforniyaa tagee, markaan Kanada u socdee oo kulyeeriga anoo...Wataa, hadii kale waxaan lahaa...Aaheey!

widaaw ani ma kasaaw heestaas,lekin mar hore anky maqly luma jir ahaaw markaas lol,ar huu fiiri bo,ma kassaasee heestii sheeleeyaa by samatar,ama buur hakaba banaanshee mahaasaas ku jiraa,gorodaase heesahaas,ariiroow lyricska ii soo gor bo haddiid kasaase ilaah garabkaa ha gali.

 

 

Nuune, intee kabati widaayo. meela nii bilaawti, hadana nii kabahaase ma aha.

Matkey,salaaminsi marky hore,salaan ku dib may ki billaawi anuuna horty meel dheer may kijirin,wal wareeraati anky dhacay lekin way nibid qabaa hadda.

maagmaag badan ani kasaaw hadu tan anki sii sogootihaa: marty fiiry muuming ii fadhy munaafiqaa lety,maagmaag khatar waayi tan.

 

is aragadoogna, sin salaaami

Share this post


Link to post
Share on other sites
Matkey   

LAMBDA, walaal waanku salaamay. Marka hore aan iraahdo reewin waa luqad soomaali ah, dadka kuhadlana waa soomaali. Waan ogsoonahay in adiga iyo dad badan ookale aysan aqoon luqada tan, Reewin. Waxaan dhici karta inaadan tagin meelaha looga hadlo amaba aadan lakulan dadka kuhadla. Anigaygan kula hadlaya kuma aanan dhalan meesha looga hadlo, laakiinse waan bartey sabaatoo ah familkeyga ayaa kuhadla. Ma aadan haysanin fursadaas oo kale , waana ogahay walaal.

 

Su aashadu waxay ahayd: maxay ku kala gedisan yihiin af Reewin iyo af maay maay . Waa iskumid, laakiinse waxay kuhaboon tahay in loogu yeero af reewin. Tusaale aan kusiiyo. Afka kan aynu kuwada hadleyno dad baa uyaqaan af maxaa tiri . Sabata loodhayna waxay tahay meesha reewinku ay kayiraahdan “may arti”, afka tan waxaa lugu dhahaa maxaa tiri. Taas bey katimid maay maay oo macnaheedy tahay maxaa maxaa . Luqadan aan kugula hadalay kuma haboona in layiraahdo maxaa maxaa. Sidaas daraated bey kuhaboon tahay in loogu yeero af reewin, dadka ku hadlana ay yihiin reewin.

 

MIZZ-UNIQUE and Somealien;- how are you my sisters? I am really sorry that you are left out in this topic. As I explained to my brother, this isn’t a foreign language, rather it is Somali language, or i should say our Somali language, though most of us never had the opportunity to learn. I and some of the br/sis in this site happen to know both, and it gives us an opportunity to communicate with those who speak either one or both language. It never meant to exclude some nomads from the topic or the post. But look at it from the good side, which is to incorporate every Somali person in this forum despite our minor differences. Moreover, it will enhance our understanding of one another in terms of dialect, language, and so on; it will also enables us to get to know one another. Imagine how those who speak or understand reewin only would feel if they logged on this forum and find out that they can’t relate to it, whilst they identify themselves with Somalis. The point i am trying to make is that we should all welcome everyone and tyr to be more tolerant toward one another, so that we wouldn't leave anyone behind. Hope you understand what i am trying to stress.

 

thanks

 

Lambada, i hope i answred your question.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Suaashaan idin weydiinaayo waxay tahay maxay ku kala duwan yihiin af maay maay iyo af raxanweyn

Nothing. Waxna. Wax ay ku kala duwan yihiin majirto ka aheen hal wax oo laba magac loogu waco. Sida uu Matkeey kuu sheegay, 'maay-maay' asalkeed waxee ka imaatay 'maxaa maxaa' oo 'maay-maay' u dhigmato. Ereyga 'maay' aa afkaan ugu badan, oo dadka oo Soomaalida kalena u yaqanaan 'maxaa,' marka Soomaalida kale 'maay-maay' ay ogu samiyeen, dadkaan af maay-maayga ku hadlana af Soomaaliga kale 'maxaa tiri' ay ugu wacaan.

 

Ani qaas ahaan, afkaan maay-maay aa ugo wacaa maxaa yeelay af raxweyn or reewin waa qabiil, af maay-maayna Soomaali dhanaa ku hadasho oo dago dhul balaaran oo ugu badan qabiilkaas aa sheegay. Inkastoo dadka ku hadlo afkaan dhabta eh ugu wacaan af 'reewiin' or Raxweyn, lakiin ma xumo af maay-maay hadii la dhahana.

 

{P.S.: I hope the Admin. doesn't mind us using the supposedly qabiil terms, because we couldn't explain without using that qabiil's name}

 

Nuune, widaayoow, hees wal ki gorada maleh. Run hooba fadaasa, wal ki gorada gees dhan maleh. Ifkeey hees ma hafidna. Adi sidaas daraashiyee kii weydiyaaya hooba kasaasa tii haki weydiiye.

________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this