Sign in to follow this  
Abtigiis

Cabasho: Xinnfaniin oo diiday inuu PM iga qabto

Recommended Posts

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

Jacaylbaro,

 

runtii, I have decied I should see some SOLers this year. Ten people. Of course 9 will be girls. Laakin I want to come and see you in Hargeisa, becuase I like that place. Meeshaa kolkaan tago KING anigoo is moodayaan ka baxaa! I get treated very well!

 

Horta Restaurant Xaraf iyo Star wali ma shaqeeyaan. Xaraf was really good.

Labaduba way furan yihiin ......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Arrintu ma xoog baa awoowe teeda kale ma aan garanayo inay kaftan kaa tahay iyo inaysan kaa ahayn lakiin dariiq qalafsan ayaad hawsha u martay. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

A&T, maxaa waaye tuugmada aad wado? Wax badan macuno mey sheekada maroysaa? War kaalay Toronto imoow anaa cunugteyda qolka kaaga saaraayee...Bariis iyo hilib arina waan kuu awooda, wilibo moos iyo cabitaan wato...Galabtiina odayga intaan kugu daba daro buu shaah iyo macmacaan kusoo siin...Beerkaaba ixanuujisee!

 

Hadaad Xiin weysay, Duke baa isna reer MN ah ee Duke isku hagaaji... :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Kool_Kat:

Hadaad Xiin weysay, Duke baa isna reer MN ah ee Duke isku hagaaji...
:Dicon_razz.gif

I don't know for sure but I suspect Abtigiis &Tolka would rather slit his wrists.

 

Xiin is not hard to find. Just look up Dunn Bros when you get to Minneapolis. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lool

 

war waa ka carra bedeshay marku Faarax Brown bartay.

 

Aw Tusbaxle awoowe, pm kii waa xiray markaan furaba gabdhaa kasoo baxa, gabdho aan rabo danise ii diiday.

 

ALadiif baa layga helaa, the one from the city of Fat Stones.

 

Haddaad timaado MN habar aan waagii xaasku kuu umushay arji kuu qoratay oo aniga ii dhiibtay baa kuu diyaaraa

 

kasoo gaar

 

As for cunto badan ma cuno assertion, i think Halac Dheere was from your neck of the woods :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

ALadiif inaad wada joogtaan waan la socdaa!Habarta codisga keentay ila soo socodsii si aan ugu sii maqfirto!! Sawir and size'ka ii soo sheeg yaan anigoo unprepared ah la i heline!!

 

Halac dheere is a myth. And even if he exists, he is from my cousins a bit further, fat stone'ga ma aha!

 

Waan soo socdaa Xinnow, nin la yidhaa Engineer Faysal oo Aladiif wada joogaan baan ku dagi hadaad i qaabili waydo.

 

Lacag la'aan ma'ihi'e Hotel'ada waan ku sasaa oo ma seexdo! :D

 

P.S Castro, General Duke our even donkeys don't mate! Safaaradda Itoobiya ayuu igu wareejin isla habeenkaan u tago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

LOOOOOL@xiin,nagaa daa they seek you that much??..You should count your lucky stars,or perhaps share your secret with the young studs whom no one knocks on their door.

 

A&T,I know am not in London,but am sure we can accomodate you,London is only 45min away..Oh,well if you insist on Ngonge to be your host..

 

ps.Maa aragtee he has not said anything,with this annoucement he has gone hiding..Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

i dont blame for xiin to be awol!! looks like A&T is a free loader!! lol

 

nice hotels are cheap in usa! i just pickup a xalimoo from lax and throw her in hotel for less than fidy! have no idea who is but shes here for work interview. Shes leaving tm. She came from Japan! freaking somalis r every where these days!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this