Sign in to follow this  
STOIC

Can Exercise Make You Smarter?

Recommended Posts

Taliban   

Originally posted by Muj. Red Sea:

It's BETTER to reach A conclusion than to keep yappin guys.

How about you tell us if some people are born better off than others. I mean, what does it means if I say; Muj. Red Sea was born better off than Jacaylbaro?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Su'aashada sifiican uma fahmin laakin. Ilaahay dadka masimin, caqligoodana ma simin. Sidaada shantaada farood usinayn ayaan loo sinayn.

 

Sideedaba,

 

Dadku kala akhyaarsan, kala caqli badan, sidaa. Laakin dadku waxay ka siman yihiin xaga xuququl aadamaha ay isku leeyihiin, iyo xaqa ilahay uu nagu leeyahay oo ah in aan Caabudno.

 

Hadii aan si kale kuugu dhigo, dadku waxaa laga yaabaa in ay waalidiintoodu ay akhlaaqda iyo asluubta bartay markay dhasheen laga bilaabo, sidaa awgeed waa la odhan kara qof reer fiican ka dhashay oo sifiican loo soo ababiyey wuu ka fiican yey qof aan si fiican loo soo korin oo gadaal ka xumaaday taas awgeed.

 

Mahadsanid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Mudane: Bada Cas.:

Su'aashada sifiican uma fahmin

The question is based on the comment made by Elysian who claimed some are born better off than others. On what basis? Physical appearance, mental capacity, iwm. Does a quality in physical appearance or mental capacity constitute being born better off than others? What I am trying to say is, no one was/is born better off than others; only deeds determine who is better than the other.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Taliban,

 

Muran la' weeye taasi saaxib. Qofkii diinta yaqaan sidaada wuu garan karaa jawaabta.

 

Waxayna tahay, qofku ama dadku dhamaan iyagoo nadiif ah ayey dhashaan kabacdi enviroment ama meesha ay ku koraan, dadka ay lakoraan, nolosha ay ku ababaaan, ayaa qofka ka dhigta waxa uu hadhow marka uu waynaado soo baxo.

 

sidaas ayey ilatahay aniga. Ilaahbaana og.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this