Sign in to follow this  
Kulmiye

Yaa ku haboon in laguursado?

Recommended Posts

Kulmiye   

waxaa soo badanaya arday farabadan oo dhamaystirtay waxbarashadii iyo qaar kale oo aan wali aan dhamayn wax barashadii .

 

aana waxaan ku dalojiira inan guursado...

Marka walaloyaal waxaad isheegtan Yaa ku haboon in la guursado?

ma Gabdhaha Joogo wadankii(si aan umadda wax ugu qabano ) mise Gabdhaha joogto dibadda (si aanu uu racno wadnahayga iyo dii cajabiisa)

 

fadlan ka qeyb qaado doodaan furan ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Kuwaa wax bartay. Habluhu ma waanay ka mid ahayn???. Mise ragga oo kaliya ayaad leedahay baa wax barta :D . Haday kuwaas wax bartay dumarku ku jiraan. I advice you to go for them. Dont put your self under stress and lots of expenses by traveling to Somalia :D . Markaa hablahaa mid ku qabo !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Kulmiye, adeer, miduu Illaah kuu sahlo iska biyabiyeyso. Mida dibadaha joogtiyo tan dalkii joogtaba mid waliba dhaliil u gooni ah ayey leedahay. Sidaa aawadeed, marnaba suurta gal ma aha in la yiraahdo hablaha halka jooga ayaa ka xun kuwa dalkii jooga. Inkasta oo hablaha dalkii jooga lagu tuhmo guri-dhaqad haboon oo hiddeysan, misna, kuwa badan oo aad u dhaqan wanaagsan aadna wax u bartay ayaa jira.

 

Marka suaasha muhiimka ahi ee meesha taal ayaa waxay tahay; xaas noocee ah ayaad dooneeysaa in aad yeelato?. Or what kind of wife do you desire to have?

 

1-Ma naag aad adiga qabto ama guursatooo kuu og ninnimadaada, mise;

2-Naag aad iska qabtaan ama is guursataan oo dooneysa talada reerka in aad wada qaybsataan?

 

Hadii aad Xaas number (1) jeceshahay, gabdhaha Africa jooga iyo qaar yaroo kale (oo dibadaha laguu soo koriyey) waa inaad raadisaa. Hadii aad number (2) jeceshahayse, gabdhahaa dibadaha kula jooga ee wax bartay waa in aad raadisaa adeer. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Originally posted by
Paragon

 

1-Ma naag aad adiga qabto ama guursato
oo kuu og ninnimadaada,
mise;

Oo ta dibada joogtaa kuma oga ninnimadiisa miyaa? Why would his manliness come into question waaba yaabe? :confused:

 

As for the topic, tuu Allah kuu qoro, bismilah dhe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^Walee waan soo watey su'aashas aniguba. Tolow maxaa isku xidhay labada.

 

Kulmiye,

 

Walal, gabadh looma guursado deegaankeeda ee waxa loo guursada diinteeda iyo dadnimadeeda. Kolka, anu waxan ku odhan lahaa, Ilaahey talada saaro oo weydiiso midii kheyrku kuugu jiro inuu ku waafajiyo smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

waxaad guursataa midii aad tiraahdo xaasbay kuu noqon kartaa, hadiise aadan hubin lasoo xiriir xafiiska guurdoonka address dib ayaan kasoo sheegayaa hadii ilaah idmo.

Good lucky

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Cawo:

quote:Originally posted by
Paragon

 

1-Ma naag aad adiga qabto ama guursato
oo kuu og ninnimadaada,
mise;

Oo ta dibada joogtaa kuma oga ninnimadiisa miyaa? Why would his manliness come into question waaba yaabe? :confused:

 

As for the topic, tuu Allah kuu qoro, bismilah dhe.
Cawo, iyo aan ku daree, Haneefa, maya labada erey ee 'kuu og' waxa aan ula jeedaa 'mid aanan ninku ku soo fara gelinin, lana qaybsanin raasamaalka reerka oo aanan la sinnayn Seygeeda marka la eego kaalintiisa ah masruufka reerka'. Taa hadii aan sii faahfaahiyo, Xaas number (1) waa mid aanan marnaba muran ka keenin talooyinka uu Saygeeda reerka guud-ahaantii u go'aamiyo.

 

Waa halka, Xaasas badanoo dibadaha jooga ay wax-barasho iyo fursad gooni ay u leeyihiin oo u suurta geliso in ay Sayga amba nimankooda talo-qaybsi iyo iskaashi xaga masaariifta reerka la yeeshaan. Tani ma aha arrin xun, balse waa guur ka gooni ah guurkii hore loo yaqiiney ee uu raggu ceynaanku amba hogaangu u hayey.

 

In simple terms, my categorization is purely academic and does not value or devalue one type of marriage above the other. While in the olden days, the tradition was that the helm and steer of the family was solely the domain of the husband, especially in matters pertaining to finances, as of late in the Diaspora, another marital arrangement is at hand. There is, in educated circles at least, a role for the wife to play her part when it comes to finances. This is purely down to the difficult circumstances a family might be facing or is purely based on the wife's choice to remain financially independent from her husband. However, for some men, this involvement of the wife in the generation of income degrades their manly roles as providers. It is not just some Somali men that complain about it, but even Western men.

 

So to answer the question of Kulmiye, I only mentioned the two types of a wife he could envisage or plan on marrying

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Pragon omg :D . What a tough English. Beleive me, I could hardly understand :D , you drove me to the Dictionary sxb !!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Hunguri, I was trying in la i fahmo easily. I thought af-Somaliga in la fahmi waayo ayaa suurta gal ah so I wrote a paragraph in English as it is the common language in SOL. Belo, I will stick to my Somali. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

1-Ma naag aad adiga qabto ama guursatooo kuu og ninnimadaada, mise;

2-Naag aad iska qabtaan ama is guursataan oo dooneysa talada reerka in aad wada qaybsataan?

That cracked me up! :D

 

I say marry the one you get one with and adds something to your life.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Kulmiya walaalo horta waad salaamantahay salaanta islaamka marka su'asha aa so bandhigtey wa tee wanagsan in la gursan ma gabadh dalki joogta mise mid dabada joogta oo aad ka doratid tii ku cajabisa. Marka horta run ahaantii gabadho badan oo dabada joogta oo diintoodi heysta/dhaqan/dabeecad way buxaan laakin in badan oo dhaqankoodi iyo diintoodina ka tagay wa jiraan. Marka anu waxaan odhan laha gabadh ku cajabisa meshaaad joogtid ka raadso oo aad meel wax ka wada aragtiin, yacni aduu hada waxbaad baratay dabad nolosheeda waad aragtey, marka qof yacni meel aad ku wada noshihiina nolosha kula fahmaya aya dhaama qof aad maanta somalia ka keentay. Kolay saas ayaan u arka . dabcan dad badan way dhahaan dabada gabadhaha jooga naf ma leh, taasina wa wax la iska aaminay, wa anoo maanta ku dhaha wiilsha dabada jooga oo dhan waa dad xun oo guur ama nolol wax ka garaneen taasina waa wax la iska aminay. qof san iyo qof xunba meel walba wa jooga. hadaba intaasa kuso gaabinaya, ilaaahayna gabadh wacan oo wanagsan meshee joogtaba in uu kula kulmiya ku duceeso, ilaahay wuxu yidhi ducada badiya waxaad rabtiin aan ni siiye.

 

 

1-Ma naag aad adiga qabto ama guursatooo kuu og ninnimadaada, mise;

2-Naag aad iska qabtaan ama is guursataan oo dooneysa talada reerka in aad wada qaybsataan?

Paragon walaalo waxaas wa wax aad iska aminteen in gabadh dabada joogto nin nimadiina meel nigaga dhacaso haday wax nila qabsado ama dhahdo walaalo arimaheena aan qeebsano ooku wada tashano. Nabiga csw xaaskiisa khadiija iyo kuwa kalaba mar walba wa la tashan jiray, marka wax aad iska aminteen wa in aad iska dhaaftaan walaalo adiga khaas kulama hadlo laakin somali nimankooda inta badan waxaad amisnatahay ayey aminsanyihiin marka gabadh markay dhahdo aan wax wada qabsano, ma aha in aad u aragtid in nin nimadiina meel nigaga dhacday. intentionkeeda waxa weeyaan in ay wax kula tashado oo ay wax kula qabato, marka it is out of luv :D

 

 

wa salaamu alaikum

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this