Suldaanka

Sheikh Cabdirahman Saleeban Bashir talks about why the 1960s Union failed between Somalia and Somaliland

Recommended Posts

gooni   

Waan ku waafaqsanahay in badan balse waxuusan kala caddayn sharuudaha ku wanaagsanaa inay reer koonfurka ula tagaan oo martinmada ka saari lahaa waxa ay ahaayeen.

Waxaan kale oo aanan ku waafaqsanayn arintii wadaadadii kacaanku dilay.

Marka ugu horaysa waxaa dhici karta in wadaadada qudhooda khayr badan ugu jiray inay ka tagaan aduunkaan intuusan sii fidnoomin oo toodii ma dhaafin.

Ka mid baan ahaa dadkii la tacaatufay anigoo yar diyaarado isku dhacayna u badelnay cuqubadii ka dhalatay waxaana keenay sida ay u qiimo badnaayeen wadaadada berigaas noolaa.

Laga yaabee tarreen aad u dheeraynaya inay mar qura kusoo boodeen.

Maanta hadduu kumanaan wadaad dili lahaa waa loo ducayn lahaa,sababtoo ah wadaadadii yaa jiif iyo joogba nooga dhaartay.

Arimaha Qoyska waxaad soo waydiisaa wadaadka ugu aqoonta badan soomaalida 

Gabar wax baratay oo nafteeda iyo reero musruufta iyo dib jir raganimo gidaar la jiifa kee mag badan shareecada islaamka?

Haddii nin gabar dilo oo reerkii dhalay ku qanci waayo in diyo la siiyo shareecadu maxay ka qabtaa? ma "nus" baa la goyn ileen waa nin boqole mise waa la dili?

Tan qowmiyadda

Tan uu leeyahay dadkii galbeedka ka yimid yaa qabiil ahaan wax loogu dhiibay waa runtiis balse ujeedkiisu ma'ahayn dhalasho qabiil waxay ka ahayd mid qowmiyadeed.

Hadduu qabiil aaminsanaa reerkuu ka dhashay yuu wado ay biyo kusoo dhaansadaan u samayn lahaa.

Tan martida waan idinka aragti duwanahay, suurta gal ma'ahan inaad kasoo qayb gasho xafladdii calan saarka 60kii 90'kiina ka baxdo martimadii, intaasoo sano xagee ku qayilayeen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Have high respect for this SHEIKH but he seems either too ignormant of this issue or spent too much time with secessionist.

Has even not heard the "Act of Union", iyo in heeshiis rasmi ah la galey, Heshiiskaas in uu dheeli tirneyn, , ama siifcan ugu cuntamin SL, ama indhaha loo jeexay reer SL, waa hadalkale, laakin heeshiis lama gelin,wadaanka waxaan oran laha bal ku noqo archives ka.

Mudo dheer baa la wada hadleeyey, SIDA UNtu meesha ugu taliso, LABADA GOBOL ba sababta loo siiyey madaxbanaanida waa in la isku geeyo, iyana ka warqabeen, Hadal waajirey.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Waan ku waafaqsanahay in badan balse waxuusan kala caddayn sharuudaha ku wanaagsanaa inay reer koonfurka ula tagaan oo martinmada ka saari lahaa waxa ay ahaayeen.

Waxaan kale oo aanan ku waafaqsanayn arintii wadaadadii kacaanku dilay.

Marka ugu horaysa waxaa dhici karta in wadaadada qudhooda khayr badan ugu jiray inay ka tagaan aduunkaan intuusan sii fidnoomin oo toodii ma dhaafin.

Ka mid baan ahaa dadkii la tacaatufay anigoo yar diyaarado isku dhacayna u badelnay cuqubadii ka dhalatay waxaana keenay sida ay u qiimo badnaayeen wadaadada berigaas noolaa.

Laga yaabee tarreen aad u dheeraynaya inay mar qura kusoo boodeen.

Maanta hadduu kumanaan wadaad dili lahaa waa loo ducayn lahaa,sababtoo ah wadaadadii yaa jiif iyo joogba nooga dhaartay.

Arimaha Qoyska waxaad soo waydiisaa wadaadka ugu aqoonta badan soomaalida 

Gabar wax baratay oo nafteeda iyo reero musruufta iyo dib jir raganimo gidaar la jiifa kee mag badan shareecada islaamka?

Haddii nin gabar dilo oo reerkii dhalay ku qanci waayo in diyo la siiyo shareecadu maxay ka qabtaa? ma "nus" baa la goyn ileen waa nin boqole mise waa la dili?

Tan qowmiyadda

Tan uu leeyahay dadkii galbeedka ka yimid yaa qabiil ahaan wax loogu dhiibay waa runtiis balse ujeedkiisu ma'ahayn dhalasho qabiil waxay ka ahayd mid qowmiyadeed.

Hadduu qabiil aaminsanaa reerkuu ka dhashay yuu wado ay biyo kusoo dhaansadaan u samayn lahaa.

Tan martida waan idinka aragti duwanahay, suurta gal ma'ahan inaad kasoo qayb gasho xafladdii calan saarka 60kii 90'kiina ka baxdo martimadii, intaasoo sano xagee ku qayilayeen?

Arinka diinta ah, waa la wada ogyahay in Afwayne nin diinta la dagaalmayay ahaa, taa laa shaki. Inu Gaal ahaa sida Senatorka America sheegay, alaahu aclam. 

Arimaha aad sheegtay oo dhan waa basiid. Diinta Islaamku waa sharci misaan ku siman. Wixi aad adigu bashar ahaan aad isleedahy waa dulmi, ayaa dadku mar danbe ogaadaan in ay nasteexo tahay. 

Ka so qaad, Islamku wuxu ogolyahay in ninku guursan karo 4 dumar ah - waa ninkii kartideed iyo xaq u dhaqi kara. Gaaladu arinka waxay ku tilmaamta in nusqaam ku tahay dumarka. Waa marka aad ka eegto dhanka basharka. Laakin hada waxa la ogaaday in nasteexo umadda tahay, nasteexo dumarka tahay, nasteexo qowmiyadeed tahay. Kusi fogaan maayo topic dhan weeyan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Waan ku waafaqsanahay in badan balse waxuusan kala caddayn sharuudaha ku wanaagsanaa inay reer koonfurka ula tagaan oo martinmada ka saari lahaa waxa ay ahaayeen.

 

Wuxu sheekhu taataabtay sida wax u dhaceen oo ah runta saxda ah. Reer Somaliland marnaba kama ahayn in Mogadishu la midoobaan. Laakin waxay ahayd in la raadiyo midnimo Somali oo dhan. Taa waxa dhabarka ka jabiyay sidii madaxda reer koonfurku wax u maamuleen.

Maanta iyo xaal, reer Somaliland jaceelkii Somali la isku keeno wa ka dhamaaday. Xeedhada salkeedi ayaa la soo taabtay oo qudhun mooye wax wanaag ah ma yaalan. Ragga Mogadishu ka so ciyaaya sida dameerka, wakhti ha iskaga luminin wax aan dhaceyn. Hadii burburkii wali cashar laga barinin, mid kale ayaa idin diyaar ah ee gacmo furan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
35 minutes ago, Suldaanka said:

Laakin hada waxa la ogaaday in nasteexo umadda tahay, nasteexo dumarka tahay, nasteexo qowmiyadeed tahay. Kusi fogaan maayo topic dhan weeyan.

Markan kulama jaal ihi Suldaanoow😡 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
25 minutes ago, Barwaaqo said:

Markan kulama jaal ihi Suldaanoow😡 

Waxa Hargeisa iyo Burco ka socda waa waali cas. Afar dumar ah ayay isla habeen wada aroosayaan. Waan kaso horjeeda taa.

Laakin, mid aan ka hadlaya waa hadii xaajigu jeebku u barakaysanyay, tiirkiisu wali taaganyay, dee inu wanaaga la qaybsado mid kale (with permissions from seniority of course)  :D

But seriously, polygamy is a solution to a number of issues in today's society. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
38 minutes ago, Suldaanka said:

caruurta ta kale ka caawisa sow maha haboonaanlahayn? :D 

Jaariyad baa caruur caawinta loo qabsadaa dee. Anyway waa halkaagii ee tani waa mayduuc kale oo hada furfurkiisa ma haboonna; qoraalkaaga markaan arkay unbaa dacari I qabatay , I had to say something.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.