Wajaale

Farmaajo has abdicated. Everyone is worried.

Recommended Posts

Holac   

I agree Farmaajo doesn't make many appearances and Kheyre seems to be conflicted and out of control at times. At this point in time, with parliamentary crisis underway, the country is effectively without a functioning government. That is why the army was deployed at Villa Somalia today to guard the presidential palace. Security is going out of control while the morons are busy debating how to bring each other down. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ifiye   

Farmaajo waa nin waxqabadkiisu badanyahay qeeyladiisuna yartahay.  Sida madaxda qaarkood nin kamerada jecel maaha. Nin faanbadan maaha.  Sidi kuwiihore nin meelkasta oo gurbaan lagatumayo igusawira dhaho ma aha.  Waa sideey ilatahay aniga shaqsi ahaan. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

No one abdicated anything. Madaxweynaha dhigiisa Kiinya ayuu la hadlay, darbigii laga dhisaayana soohdin beenaadka waala joojiye. Read on.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada Beled-Xaawo

 

Arbaco, Maarso, 28, 2018 (HOL) - Mas’uuliyiin iyo saraakiil ka kala tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari, ayaa isku afgartay in la joojiyo dhismaha darbiga dowladda Kenya ay ka dhisneyso xudduuda.

Labada dhinac ayaa isku afgartay in la soo celiyo degenaanshihii, islamarkaana la joojiyo darbiga Kenya dhiseyso, inta xal laga gaarayo tabashooyinka ay qabaan dadka reer Beledxaawo.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed ayaa sheegay in shirkii dhacay uu ku soo dhamaaday is afgarad, isla markaana uu xigi doono shir kale oo ay yeelan doonaan Xukuumadaha Soomaaliya iyo Kenya.

‘’Waxaan isku afgarannay in la hakiyo dhismaha darbiga ilaa iyo inta ay arintan ka wada hadlayaan madaxweynayaasha labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Kenya’’ ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Gedo.

Isku duwaha ammaanka Gobolka Waqooyi Bari Maxamuud Saalax ayaa sheegay in la dhameeyay arrimihii ka dhashay xiisada, isla markaana wax kasta laga heshiiyay, isagoo ugu baaqay shacabka Mandheera iyo Beledxaawo inay soo celiyaan walaaltinimadii iyo xiriirkii ka dhaxeeyay.

Xiisada ka taagneyd Beledxaawo ayaa cirka isku shareertay, markii gawaari cagaf cagaf ay leeyihiin Kenya ay burburiyeen guryo ku yaalla xaafado ka tirsan Beledxaawo, halkaasoo godod laga qoday.

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maalmo ka hor dhex maray wada hadal khadka taleefanka, waxaana xiisada ka taagan xuduuda u saareen guddi, isla markaana isku afgartay in la hakiyo dhismaha darbiga ee ay xiisada ka dhalatay.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.