Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo hay’adaha Puntland ka hawlgala ku amray in ay canshuurta bixiyaan

Recommended Posts

Deeq A.   

shirka-maanta.jpg?resize=640%2C386

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa ku amray dhammaan hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ee ka hawlgala degaannada Puntland in ay bixiyaan canshuurta ku waajibtay,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

Madaxweyne Gaas oo maanta guddoomiyay shir ku saabsan la-xisaabtanka hay’daha ka hawgala degaannada Puntland, ayaa sheegay in aan cidna lagu dhaafayn canshuurta sida uu qabo sharciga iyo waajibaadka canshuur-qaadista ee dowladda Puntland.

In ka badan 26 hay’adood oo caalami ah ayaa ka hawlgala guud ahaan degaannada Puntland,kuwaasoo la shaqeeya Wasaaradaha dowladda iyo ururrada bulshada rayidka,sidoo kale in ka badan 600 oo hay’ado maxalli ah ayaa ka hawlgala degmooyinka iyo gobolada Puntland,waxaana dowladdu sheegtay in 50 hay’adood oo keliyah ay si sharci ah u shaqeeyaan.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Gaas oo hay’adaha Puntland ka hawlgala ku amray in ay canshuurta bixiyaan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.