Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

. Wiilkaas yar mustaqbalka dalkiisa iyo dadkiisa wax u tari doonaa.

 

Walaashiis ma yareesato iyadana, singing

.

 

I like the phone ringing during the clip. "Haloow. Caleykum salaan...haa...waa fiicanahay."

 

His Soomaali accent is typical ciyaal qurbojoog answer. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

MMA, where can I find this classic Wadani. adduunyo, ileen aayo malahee. Ubaxii baxayaa sowdigan.. something like that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa tan:

 

Illaaheena weyn baa

Amarkiisu furan yahay

Inaad adigu talisaad

Ayaamahan ismodee

anoo oon kalgacal qaba

Waadigii abaalaay

Iga awtay dhagehee

 

Waa adduunyooy

Ileen aayo malahee

Ubaxii baxayaay

Sawdigan abaarsaday

 

Nabsi waa aleel cuna

Araxda iyo feeraha

Waa mici abeesoo

Aayaha ku laga dee

Ma iloobin goortaad

Nabadeenii aastee

Arxan iga sugayse

 

Waa adduunyooy

Ileen aayo malahee

Ubaxii baxayaay

Sawdigan abaarsaday

 

Nabadiyo doogey

Adduunyadu ku naaxdaa

Awshii malaha meeshii

Nudub lagu tilmaamaa

Laba eefe dhaxaad

Afar qaaday socodkee

Haddaad dul ka lulataa

 

Waa adduunyooy

Ileen aayo malahee

Ubaxii baxayaay

Sawdigan abaarsaday

 

Xiddigeygii aasnaa

Ururkuu ku biiroo

Soo celi iftiinkoo

Ili qabatey weeyee

Alla magane waan rabay

Inay kugu adkaato

Ina eersan weydee

 

Waa adduunyooy

Qosol kuma hagaagtee

Ilaa arag ax iyo wey

Inay murugu leedahay

____________________

 

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

One of the best

aan maqlo.

 

Gabar yar oo wadaniyad ah oo heybad iyo qaayo iyo qiimo kusii darsatay qaadeyso. Yaa salaam!

 

Rabi ha usii siyaadiyo caqligeeda iyo codkeedaba gabadhaas. No wonder her awoowe is wadaniga madaalaha ah ee Axmed Naaji Sacad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this