Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

Somalina   

Waa la helaa qof noo turjibaano for free, aawey JB? :D

 

Jacayl Raagey, maan daawan weli, ileen jacayl ima hayo sidii

kale. :D

Ma jacayl baa ku haayo(kan videoga ku jira ma adigaa)? icon_razz.gif meeshan waxaa laga hadlaayaa heeso wadani, not jiljileec ma garatey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Maya maya, ani ma ihi. Waxa aan soo qorayo aan kuu jilciyo aan ku dhahay. :D

 

Jacayl Raagey sida Ciida Hooyo waa Riwaayada Raadiyaha. Jacaylka aad qarsan ee ciida hooyo u qabto waa igu dhacay. Aan soo halganee, shabaabka iyo woyanada aan gamta ka soo siinee, ma i raaci? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Fulaynimada iska kaa, haddaan ku leeyahay 'duf ku bax' maxaa yeelay Woyanada gaalada quruntay ah baad Muslim Tawxiidsanaya la sintay ood leedahay gam baan ka dhigeynaa, kaaga daranta tabarna ma heyside gabadha yaree Naciima baad rabtaa inaad ku shukaansato! caqliga goronyo kaa sabatay! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Geesi lama dhaafaanow,,, :D Islaanimo been ah ood ku soo gabatiyo habaar aad la wareegto waxan ka ahayn ma haysaa?

 

Nini waa gabadh Somaliyeed oo gayaankay ah. Waxaan rabo ayaan ku shukaansan. Wayaane iyo Alshabab waxba isma dhamaan. Labaduba waa ibnu aadam baadil ku sugan. Midna adu wakiil kama tihid. Marka sheeko xumida iska dhaaf( awowgaa kun fac loo cadaabye!) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this