Sign in to follow this  
Som@li

Eye Test

Recommended Posts

BOB   

Salam Aleikum W.W

 

 

Dabshidoow,

 

You must be wondering by now why SOLers chose to give the cold shoulder treatment to your 'Free Eye Test' topic and the answer is simple...dad ceebeys baad wadaa...halkan waxaa jira gabdho badan oo 19 iyo 21 jir aan isku baranay markii ugu horeysay oo aan SOL kusoo biiray in early 2002 illaa iyo maantana waa 22 iyo 24 jir meesha ay aniga timaha iiga duuleen wajigiina uu iduub-duubmay sida muufo fridge la galiyey ama macawiis ay weyl calaanjisay...

 

waxaa kaloo jirta gabar iisoo dirtay 7 sawir oo kala duwan oo kulli ku sheegtay inee iyada tahay…sabatoo waxaan usheegay inaan xoolo sheydaankan internetka loo yaqaan aan isku fiicnenyn wax aqoon ahna aan ulaheyn laakiin iyada waxey uqaadatay inaan ku dhahay aragtida indhaheyga ma fiicna oo waxey ii qaadatay inaan gashanahay ookiyaale bakeeriga dabadiisa laga sameeyay sida uu mid aan saaxibnahay gashanyahay oo aan maalin isku fiiriyey markaasaa waxaan is arkay anigoo qori kabriid ah oo dhulka yaala ka kor tilaabsanaya oo wuxuu iila ekaaday miis marka brother dadka ceebtaas oo kale ayey ka cararayaan oo waxa aad wado waa FACSHIR.COM :D

 

 

Anyway this is my result.

 

Right Eye: 20 /10 6 / 3 Your right eye has remarkable vision!

 

 

Left Eye: 20 /10 6 / 3 Your left eye has remarkable vision!

 

Well done. Your vision seems to be within normal range. you should have your eyes checked by an Optometrist every 2 years. smile.gif

 

 

Not bad for a 4o-something year old soon to be a Grandpa heh? :D Wallee waan ogaa in hilibka qubadaan cuni jiray ay wax weyn ii tari doonto.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

lol@ Bob, Meesha wax yaabo badan baad u fiirsatay, Wanaagga lama fiirina waa la is yiri da' baa kug soo bixi.

 

Dumarka da'dooda yaa way diiya, Taa waxaa dheer, waa jirtay qaar aan ku aqaanay Kenya, Many years ago, ba weli waxa ay aaminsanyihiin, oo indha adagy raba in ay kugu socodsiiyaan da'dii sponsorka lagu soo kaxeeyey. Mararka qaarkood beentu marka aad caadaysatid, qofka sheegaya baaba rumaysta, oo aamina. :D

 

40+,lol, mala tii akhriska baa jeebka sare ku qaadataa,laba sano ka hor baa la ii qoray mid aan wax saas ah lahayn, ma isticmaalin, Markaa waxaa aan hada isku arkey watery eyes, anoo internetka dawo ka raadin baa bogaas helay.

 

Qubadana sidoo loo cunaa? soo maha diin Badeed! Mida kale inta quba risiq laga doonayo ma wax kaloo la cunaa la waayey. :D , mise bahasha wax yaabo kale baa loo cunaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walee hadaad og tihiin qubada iyo faa'iidadeeda ,,,, inaydaan sidaa u hadasheen ,, maqalkeeda ayaaban la dhareeriyay ,,,,

 

Mar kasta oo aan Berbera tago waan raadiyaaa ,,, subageeda uun baad ka heli, bal hilibkii meeshay geeyeen kaalay adiguba sheeg ,,, belo

 

 

As for the test ,, lemme get back to you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this