Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Hamsa Mohamed

Recommended Posts

Skipper   

Bro Jacayl i have read the article and the dude doesnt need any help. I met him twice matter of fact. He is funny dude and came across as a nice fella.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...I even tried inaan qaybta Afsoomaali ku qoran tahay ka helo faahfaahin iyo turjumaad mise waaba ha sheegin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa bilaabay doorashooyinkii dawladaha hoose ee dalka Norway. Doorshooyinka sanadkan ayaa ah qaar aad uga duwan kuwii ka horeeyay.

 

Waxaana lagu macneyn karaa iyadoo dadka soo galeetiga ah ee ka yimid aduunyada kale dacladeeda, ay ama ay hungureynayaan inay siyaasada dalka ku milmaan madaama ay tiro badan oo Ajanabi ahi joogto Norway.

 

Hamse Mohamed waa wiil dhalinyaro ah oo ku barbaarey dalka Norway gaar ahaan caasimada Oslo ee Norway. Hamse oo dhashey sanadkii 1983kii ayaa waxa uu isaga oo aad u dayar, kartidiisa iyo awoodiisa qofnimo ku gaadhey inuu maqaam la fadhiisto, ruug caadaga Norweiganka ah ee u dhashey dalka Norway.

 

Waxaanu Xamse Xubin mihiima ka yahey xisiga SV:ga oo ka mida hada sedexda Xisbi ay ka kooban tahey dawlada hada ka talisa dalkan Norway. Xaqiiqdii ma aha Hamse oo kaliya dadka aan asalkoodu aheyn Norweiganka ee hadana doonaya, iney boosas ka helaan tartanka doorashooyinka degmooyinka ee dalkan Norway. Waxaase hoosta laga xariiqi karaa inuu Hamse leeyahay mudnaan gaara oo u baahan in loo tixgaliyo oo loogu huro codka uu baahan yahey.1.Hamse waxaa la odhan karaa waa ninka ugu dada yar dadka ajanabiga ah ee u sharaxan boosaska degaanka Oslo. 2.Hamse waxa uu leeyay shaqsiyad fiican oo raali gaalisa dhamaan inta taqaana ee ku dhaqan magaalada caasimada ah ee Oslo gaar ahan Somalida3.Hamse waxa uu si karti leh oo farshaximo ku dheehan tahey ugu hadlaa una qoraa afikiisa hooyo ee Somaliga. Sidoo kale waxa uu sida dadka Norweigianka ah ugu hadlaa una qoraa afka lagaga hadlo dalkan Norway.

 

 

Hamse oo aan waydiiyey waxa uu qaban doono dadka Somalida ah ee ku dhaqan Norway gaar ahaan Oslo ayaa wuxuu si kooban u yiri. 'Keliya kuma balan qaadayo inaan wax u qabto Somalida degan Oslo, ee waxaan sidoo kale inta awoodeyda ah wax u qaban doonaa Somalida degan Norway oo dhan anigoo waliba isku dayaya inaan wax u qabto Somalida degan dhulkii Somalia'.

 

Hamse ayaa intaa ku darey inuu diirada saari doono inuu xisbigiisa SV.ga kala hadli doono sidii ay wax ugu qaban lahaayeen Somalida ku nool Norway oo inta badan cadaadis badan kala kulma xafiisyada dawlada. Hamse ma aha oo keliya qof xisbiga SV.gu doonayo inuu ku helo codadka Somalida, balse waxa uu boosas mihiima ka hayaa hada Xisbiga gudiisa waxaana ka mida Musharax golaha deegaanka ee Oslo, Xisbiga (SV) No. 13 Xubin golaha dhexe ee xisbiga (SV)

Gudoomiye kuxigeenka gudida arimaha dibeda ee Xisbiga Xibin gudida xisbiga SV ee gobolka Oslo Xubin gudida olalaha doorashada ee Oslo 2007 Gebgabadii Xamse waxa uu ka sharaxan yahey xisbiga SV.ga waxaanu liiska tartamayaasha kaga qoran yahey lambarka 13aad.

 

 

Waxa hadba la odhan karaa hadii aad tahey qof Somalia oo degan Oslo Norway, dadiisu gaadhey 18 jir, haystana sharciga degaanshaha ee Norway ama dhalashada Norweigenka ah codkaaga ha dayicin oo ha khaasarin, ee ugu rid Hamse Mohamed oo ah walaalka oo raba inuu gaadho himiladiisa ah inuu ka mid noqdo xubnaha ku fadhiisan doona kuraasta dawladaha hoose ee Caasimada Oslo. Hadiid aad akhriyi taqaana afka Norwegianka booqo www.hamsa.no si aad uga hesho macluumaad dheerada oo ku saabsan musharaxan dada yar ee Xamse.

 

HERE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Skipper   

JB i like your intentions and i am willing to offer my help in any way possible. Needless to say i think somalians and politics dont go hand in hand as proven by the instability that has been ravaging Somalia for the past 2 decades.

 

Off the topic does any one of you know someone who is employed in United Nations who is a member here at SOL?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good for him.

 

What happened to that sister who almost captured a seat on Helsinki city council a few months ago in Finland? She lost with half-percentage. So sad.

 

Reer Iskandineefiya waa daadaloyaan. Saas kusii wada. It is a competition to see the first elected Soomaali in a Western country. Which country that will be? I bet it will be Kanada and I am not biased. :D

 

Ontario holds an election in less than two months and the Conservative party nominee is a Soomaali who is campaigning in the xaafad most Soomaalis live. Actually, all the three major parties nominated three Muslims -- the current Liberal MPP and incumbent, a Bakistaani-born; the Soomaali-born; the last being Marookan-Canadian.

 

It is sad, though, the Soomaali's party is the conservative Tory one, Mike Harris' former party. I don't know if any Soomaali will vote for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this