Sign in to follow this  
Qac Qaac

Garab tuujiye, Nuune, Caramel kisses, Miskiin macroof.

Recommended Posts

Qac Qaac   

i would like to know this ppl, how they think. kaalaya idinka luuqa yada dadka kale idin maheen karo, so i decided to start new whole topic for u guys. now for everybody who reads this. i would like to know, what u guys think of this ppl.

 

I would start what i think of them.

 

1. Caramel Kisses, gabar waalan in a good way, personalitegeeda aad umoodid in ay Coca Cola lagu daadiyay.

 

2. Garab tuujiye, nin waalan, oo madaxa ku socda, oo aan umaleenayo in uu ka helo kuwa yar yar.

 

3. miskiin macroof, waxaan umaleen in uu yahay kawaanle

 

4. Nuune, madaxa iyo gacmahaba wuu ku socdaa, single motherska na wuu ka helaa.

 

anyways ppl don't take this bad, this is the ppl i think, are most out going in somalionline. and need to be put all of them in one category. all u of u got my vote of BEEZAANI NIMO..

caramel waxaan ka codsanaynaa ku wa sidaado oo kale ah, in aad xooga foorjada wax ka bartid, oo ay nagu soo boodin marka wax dhah no.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

^^

Ilaaahoo maxkaxda hanaga qaadin

....

 

Fiiq Fiiq :D ,Amiin Amiin:

 

1. Caramel Kisses: Gabar kuusanoo Madoow oo Indhaha soo kuulate(OK THAT WAS FROM SHIMALI!)..

 

2. Garab tuujiye...Nin Garab Tuujiyo,Ilahey ima soo mariyo,laakinse hadaan iska qayaaso, anugu waxaan umaleeya inuu yahay,mid dheer oo caata ah,oo ilka digir ah leh :D -Nin Caafimad leh,oo dhuun Gal Ah

 

3. miskiin macroof: Waa Maskiin oo Macruf ah,Laakin sidaa sheegte waaye kawanley waaye

 

4. Nuune: Waa Nin Dalbo leh, oo baranbar iyo dhudhi ka shaqeeyo :D Xariif,oo xogaa ciyaal suuqnimo lagu splash garee;

 

Qaacqaac: Nin Gafuur dheer oo topic jinijini ah soo start garee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

haye groupkiinakan meesha inqilaab baadba ku qabsateen,,

 

Caramel Kisses, gabar dhuuban,,,xaraga iyo laafyahana jecel,,,ababaay :D

 

2. Garab tuujiye, = GaBar tuujiye, waa la oranjiray,,hadase waa loo qariyaa,,oo xogaabaa la basriyey. adeerow dhergayga ( under 18),,buu aad u jecelyahay.

 

3. miskiin macroof, kawaanle ha dhaafin,beesaanimona ku dar.

 

4. Nuune, waa nin kaftanka jecel,,malaha sigle mother habaar ku qaba.

 

Qacqac= waa qac,laakin hada sheeko iyo kaftan badan ,aan xanaaqina

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Q'Q khashiin yahoo magaceega leerta hageenin mar danbe..magaceega qaali waaye waa in la kolkooliyaanooh.

 

Waraa DARBI lool sawirka waa laga qeeliye abaa

walaahi sidii somalida ruwayadaha joogo camal uu u ciyarayaa..lol

 

Darman KHUUKH mataqaan naga faaf wijigaaga aa nadhibaayee..lol..

 

Q'Q kaalay adi maxaa isaga saartay sigle motherska ayagoo 1 cunug heysto intaa tusbax weyn ula tagtid aa 3 kale sii siinjirtay markaas aa 2X single mother ka dhigtaa..khashiin fookhul khashiin yahoo..

 

Ck naga qabo galowgaan nooh oo magaceena feera qaawinaayo..see waaye..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^^^ War ileen yaa wax arkay. Kaalay, waxaan ku idhi ina garab tuujiyoow...can you not go through one simple discussion without referring to others as Qashiin, duli, marax and etc.?? You might see it as beezaani nimo and such, but walalo respect bey dadku kaa mudan yihiin!...take it easy with the insults (even hadaad kaftan ka wadid) smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooooooooool waraa Qacda laa ilaaha illaah muxammada rasuulul laah scw.

waraa naadiska maxaa waaye? topic dhan aa noo furtay see kaa noqotay. kamerada aa nagu soo leexisay, saanna makuu dambeesay yaaqay.

 

garab tuujiye....Qac qac xirteeni oo qarxin rabaa ma u jeedaa.

 

nuune wuu yaabi doonaa usoo fiirso. ar annakaa wax aragnay

 

Qacda afarteena walaalo rasmi aan meesha ku noqonay if u ask me walaahi. halaheena un baa is af fahmeeno.

 

Xiddig garaatsiye yaaqay waaw walaahi isha aad ka riday. raggeed :D

 

Lakkad - kuusan oo madow aa? macbuudkoow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

kulligiin kuuleey cali banjar ku qadeeyaa, dadkaan yaab ay leeyihiin walaahi aduunya nin nooloow maxaa aragti kuu laaban,waraa ninkaan dadka gaal shidaad uu u diri rabaa,

 

qaac qaac adiga naag subxaanyo aaan kuugu duceeyay inay ku cunto adoo daba qallooc gaadgaadaayo,

 

tuujiyeadna koleey manaxaanka aad qabtaa waxaan kuugu duceeni lax bugle qabta inay kugu istaagto ayadoo shurbad cabbeeso,

 

caramelka ayadna waxaan ugu duceenaa koo tiibisho qabo oo cali fallaax kastuumo abuu cumar jiidaayo ilka dhacsaday oo ruuxaamo qabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ ar qandho fil dararanee, maxaad ii inkaare. kuwa kale inaad dhaantit aan kuu maleey laakiin walaahi waad kaliidataa. bush hele, marli hele!

 

waxa aad noogu duceysay labo jibaar keeda aan kuugu duceeyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa kulli giin fiinyahay. markii aan idinka dhigay famous, aad iswaaleesaan hayye.

 

loool@ nuune, koo tibisho qaba loool

 

GT, tuujiye, islaamaha faraha ka qaad.

 

waraa qashiin Qac qaac doesn't equal to qac.

 

Nafisa, calm down macaantiis ninkaan nin waalan weeye ha ubixin.

 

waraa dadka xanaaqaya luuqaan ha soo galinna, hadaba ha dhihina worning la ma isiin ok. bye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune khandha fildaran qaad, qaaxa teestee, furukh faralaab, dibile kujiir, daawadaa lawaa,khabriga khal khalooc ugal..

 

waraa habaarkaas xirsi hadaa u xiratid xataa ma shaqenayo lol..Indho Kuul usoo marso..I know waxa aa ii habareysid nooh hada kahor aan kuu diidnay in aad gariir la ciyaartid aniga iyo CK. Khuukh mataqaan..

 

Nafisa abaayo Nice nick I love that name laakiin marax aa tahay nooh..Ani beesanimo ma iska doondonoyo i'm just being me abaayo walaahi. Qashiin hadaan qof kudhaho xumaan igama aha and dadka aan ku dhahaayo wey ogyihiin waxa aan ka wada in eesan aheen xumaan..so ha ubixin..

 

Qac'qaac kaalay waa iga laad laadaa iga fuq.

 

Xidig macalinka qarxis maa bilaabeenaa..!8 waa igu suuxee abaa..hal sano ku dar aan is jiid jiidnee.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Why is this topic on bajaq's section? Hmm...

 

Idinka ma maqasheen: Wardhiigleey Wasaarad Waaye, inta kalena Wakaalad waaye, Washingtona waab waaye... Ciyaal Warta aa ku shirbi jiray waxaas. Marka na dhaafa, hadaan nahay Ciyaal Wardhi...yac, Ciyaal Hodan dheh, Wardhiigleey kulahaa. Wardhiigleey Xamar waxee ka ahayd Jane & Finch ee Toronto. Mise Harlemkii New York. Ciyaal siyo dhan aa ka buuxay, xaasidnimo iyo qaacinimo.

 

Saaxiibiyaaloow, Xamar aa isoo xasuusiseen ee ninkaan jidka Tarabuunka ee Xamar aan kusoo arkay fiiriya, oo daraad markaan website kale ka aqriye aan soo xasuustay maskiinka. Walaahi markaa Xamar ku arkaayi ooliyadda ma marsaneen laakiin ciidda waa cunaayi, saa'idna waa ugu naxay oo xataa dhagihiisa, afkiisa dhan caro maanyo iyo ciid aa ka buuxday. Waa wareysan lahaa, nasiib xumo baabuur aa saarnaa, mana istaagi karin.

 

Sheekadaan ila aqriya

 

*Picture is removed, considering Caramel's fierce, demanding san ka hadal political correctness* {see, I am nin la iska baacsanaayo, torobo maskiin... :( }

 

Ilaahoow ummadeena dhibaatadaan na hab qabsaday ka bixi, aamiin, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^miskiin macruuf marka kow maxaa ka wadaa "bajaq section"? mideeda labaad waxa topicga oo ku saabsanyahay iyo waxa aad nala timit maba is laha, ee see kaa noqotay yaaqay?

 

Ninka musuwurka waa wax lago naxo laakiin ila ma aha iney meeshaan ku saabsan tahay? ma is af fahmoonaa ina adeer?

 

fiiri laakiin marmar soo ma iska fiicna in la is xasuusiyo noloshii xamar. walaahi those were the days. Maskiin macruuf ciyaal wardhiigleydii warafka lagu bursan jiray maad ka mid eheed?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this