Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxda fanka ee ugu caansan Puntland oo qaadacday iney ka qayb galaan Munaasabada Afar guurada Madaxweyne Gaas ee 8 Janaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG_5276.jpg
Fanaaniinta Puntland ugu caansan ee Kooxda Mahuraan Band ayaa sheegay ineysan ka tumayn Xaflada Madaxweyne Gaas ee 8 Janaayo ka dhici doonta Madaxtooyada Puntland ee Garowe.

Qoraal kooban ayay Kooxda sheegeen ineyka xun yihiin in Kooxda aysan qayb ka ahaan doonin Xafladaas sidaas darteed ay ka raali galinayaan Shacabka Puntland.

Maxamed Dhaafe Cali oo kamid ah Kooxda ayaa sheegey in Gudiga Uu Madaxweynuhu u xilsaaray qaban qaabadavXaflada ay si ula kac ah ugu diideen Kooxda iney ka tunto Xaflada.

Mid kamid ah Abwaanada Puntland oo Puntlandi wax ka waydiiyey arintaan ayaa yiri ” Arintaan ayaa dhabar jab waxay ku tahay fanka Puntland iyo horumarintiisa, in laga tago Kooxaha fanka Puntland oo badalkooda Dad kale laga keensado Dibada waa folk xumo”.

Abwaanku wuxuu amaaney Kooxda Mahuraan Band,

Hoos ka daalaco Qoraal kooban oo Kooxda ay soo dhigeen Bogooda Facebook-Ga.
IMG_5279.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this