Deeq A.

Breaking News — Weerarkii Guriga Sanator Abdi Qaybdiid oo salka la galay Xafiiska Raysal wasaaraha iyo 38 Askari oo xabsiga la dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   


breaking-nes-150x63-1.png
Xog muhiim ah oo Warbaahinta Puntlandi ka heleen Dad ka agdhow Baaritaanka cidii amartay Weerarkii lagu qaaday guriga Sanator Cabdi Xasan Cawaale ( Cabdi Qaybdiid ) ayaa sheegaysa in farta lagu fiiqayo Xubno ka tirsan Xafiiska Raysal wasaaraha iney ka dambeeyeen Weerarka.

Wararku waxay sheegayaan in Maalmo ka hor ay Xubnaha bixiyey Amarka ay heleen Xog ku saabsan Lacago farabadan oo la geeyey guriga Sanatarka lacagtaasoo la sheegay in laga keentey mid kamid ah Wadamada Carabta, Xubnaha ka tirsan Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa durba bilaabay iney Abaabulasn Ciidan ka dul dhaca guriga Sanatorka si ay usoo qabtaan lacagta, Nasiib darase Ciidanku Markay xoog ku galeen Gurigii waxay waayeen Lacagtii iyo taadka lacagtaba, Durba waxaa la ogaadey in warka ku saabsan lacagta uu ahaa mid samba jirin.

Ciidanka waxaa lagasoo abaabulay oo amarka lagasoo bixiyet Xubno awood ku dhex leh Dowlada Federaalka kuwasoo ka tirsan Xafiiska Raysal wasaaraha, lamana oga in Raysal wasaaaruhu uu ka war hayay iyo in kale.
Inkastoo xogta aan ka helnay illo lagu kalsoon yahay hadana nalooma magacaabin xubnaha bixiyey Amarkaanka lagu weeraray Ho’yga Sanator Qaybdiid.

Xogta aan helney waxay kaloo sheegaysaa in xabsiga loo taxaabay oo baaritaan lagu hayo ku dhowaad 39 Askari oo ah kuwii fuliyey weerakii lagu fatishay Guriga Qaybdiid.

Xukuumada Way iska fogeeyeen Weerarka iney wax ka ogaayeen.

Puntlandi
Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow nimanka KHEYRE and his buddies wey waasheen. meel walba lacag radinayan. Are they that scared to  be impeached. waxay ka baqayan in mesha laga turo.

 

xukun jecelaa niyoow. next they will raid masjids. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.