Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The two professors: Back to Muqdisho or Minnesota

Recommended Posts

 

7 hours ago, gooni said:

Puntland waxba nooma ogola waa eray aan meesha oolin ama qaban aragtidayda.

Puntland waxaa laga rabaa in laga helo wax maysku darsanaa (bas) 

Hadii laga helo waxaa ku xigta si sax ah noogu qaybiya waxaan isku darsanay.

 Taxi driverku taxi-driver kale ha raadsado.  

Awoowe hore waxa loo yidhi 'habar fadhida legdin wax ula fudud'. Maamulka Garowe was defeated on the battle fields. If there were some locals that used to look to Garowe, they no longer do. Mayd waxa ugu danbeeysay Tukaraq. 

Hadii maamulka Garowe in uun waji dhiganlahayd, waxay soo celin lahayd dhulka maamul ahaan laga qabsaday. Taa ayaa kalsooni keeni lahayd. 

Bal riyoda aad ku jirtid ku darso in aad ku darsatid dhulkii laga qabsaday inaad soo xoraysid kolka hore. :D 

8 hours ago, gooni said:

Tusaale
Hadii puntland lagu dhex dilo, ama lagu dhirbaaxo, ina khaliif soo aasa yaa la oranayaa ama waa kuma ninka dhirbaaxay Diktoorka.

Hadii hargaysa lagu dhex dilana faqashka maydkiisa naga fogeeya yaa la oranyaan.

Kolay waxaad halkan ka cadaysay in aanad la socon taariikhda Reer Laascaanood. Ninka reer Laascaanood kolka uu joogo Hargeisa, isaga oo abtirsada mooye si naba loogama soo dhex soocaayo. Halka kolka uu joogo Garowe tuke baal cad ka yahay. 

Riyoda iska daa oo reality dib ugu soo laabo.   

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan
Imaadan fahmin waxaan ka hadlayo completely 

Kalshaale iyo inaad ka adkaatay puntland hindida iyo somaaliduba waa ogtahay.

Waxaan ka hadlayo waa dal qabiil u kala baxay, professor aqoontiisu ku qancisay inuu marti ugu noqdo beel kale.

Puntland inay jecladaan reer sool lama rabo muhiimna ma'ahan, waxaa la rabaa inay xisaabtooda ka qaataan iyagoo somaalinimo iyo tolnimo labaduba ka dhaxayso, xoog iyo xeelad labadabu waa u banaantahay.

Jacayl ku meel gaara, oo hargaysa soomaali ku shidaynayso, macno iyo muuq ahaan uma fiicna daraawiishta soomaaliyeed.

Mid xanaaqa oo mujaahida yaa ku filan ama dhirbaaxa.

Dr oodweyne
Marka ugu horaysa ina adeerkaa suldaan iyo walaashaa barwaaqo kaliya dadka haka salaamin dadkoo dhan salaan waa waajib.

Marka labaad alxamdulilah calaa salaama.

Waxaad aad qorayso waa wixii maalayacniga ahaa oo aad waligaaba qori jirtay.

Farmaajo waa marti, calooshiina waa na socotaa oo wax kuma harin isma qabtaan.

Haduu tagana mid kasii fiican allaha na siiyo haduu joogana waa nin wax u kala saaran yihiin.

Midaan mashruuca arooska haddii aad gabdhaha reer sool kaliya aad guursataan, kuwiinu koonfurtay aadayaan, taasaana aqoonsiga dhib wayn bay u keeni karta, wax isku wada hal dhinac kaliya xoogga ha saarina.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 hours ago, gooni said:

uldaan
Imaadan fahmin waxaan ka hadlayo completely 

Kalshaale iyo inaad ka adkaatay puntland hindida iyo somaaliduba waa ogtahay.

Waxaan ka hadlayo waa dal qabiil u kala baxay, professor aqoontiisu ku qancisay inuu marti ugu noqdo beel kale.

Puntland inay jecladaan reer sool lama rabo muhiimna ma'ahan, waxaa la rabaa inay xisaabtooda ka qaataan iyagoo somaalinimo iyo tolnimo labaduba ka dhaxayso, xoog iyo xeelad labadabu waa u banaantahay.

Jacayl ku meel gaara, oo hargaysa soomaali ku shidaynayso, macno iyo muuq ahaan uma fiicna daraawiishta soomaaliyeed.

Mid xanaaqa oo mujaahida yaa ku filan ama dhirbaaxa.

 

Awoowe xisaabta aad sheegtay ay ka qaadanayaan waa tee? Miiska maxay la tagayaan? ileen wa ognay wax gacanta ugu jira ma jirtee? 

Ragga Garowe jooga dulsaar mooye wax kale kuma hayaan Garowe, hadii mushahar noqoto iyo hadii xil beenaad noqoto labada ba. Waa ogyihiin taa. 

Kuwa Hargeisa jooga, at least cashuurtii iyo votekii/dadki iyo dhulkii miiska ayu u saaranyay oo rag marti ku ah dhulkoodi maha. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.odweyne
Mida hablaha qaarna amaani maayo, qaarna xumayn maayo qabiilkoodu waa hooyo soomaaliyeed, ma doonayo inaan ku fogaado si aadan usii fashilin. 

Tan kale waa sax gob baad tihiine ka noolaada hablaha reer sool, meel aroos ka dhaco waa meel khayr yaalo.

Farmaajo
Farmaajo haduu sii joogo afar sano oo kale dib dambe laydinka maqli maayo erayga aqoonsi taas meel ku qor iminka.

Sababtana waan kuu sheegi saaxiib dadku aad wax u sheegaysaan waa judge waa malaayiin aadanaha ka mida, waxayna akhrin karaan ninka daacadda ah iyo kan beenta ku maaweelinaya.

Waa sax waana kugu raacsabahay inuusan xaafadda hodan gaari karin, balse wali wuu ka shacbiyad badan yahay kuwa aad qabiilka ku taageeraysaan dhamaantood.

Farmaajo qabiilayste ma'ahan marka ugu horaysa qabiilkiisana ku lahjad ma'ahan, hadaad maantoo dhan ku celcelisaan waa haraadigii afweyne ee na xasuuqay, cidina akhrisan mayso, waana mida keentay inaan saxar calooshiina ku harin waa intaa kaliya ciidanka aad ka baqaysaan dadku been waa ku daalay saaxiib.

Suldaan
Walaal waxaan aaminsanahay ama xaqiiqo ah, laas-caanood in lagu xukumo laaluush, waana ku meel gaar wax walba wakhti bay leeyihiin, dadku nabad haday haystaan, makala jecla nin la haysto taladiis waa la ogyahay qalbigoodu meeshuu jiro.

Waxaan maqlay, sayid c/lle xasan yaa sidii loo fadhiyay amar ku siiyay saraakiil daraawiishtiisii ahayd inay soo dilaan nin reer laas-caanood oo raganimo badan ku ogaa.

Sida caadada ahayd sayidka amarkiisii lagama hor imaan karin.

Markii ay fardihii fuuleen yuu u hadana u sheegay inuu amarkii ka noqday oo ay iska joogaan (mission cancelled ).

Sharciga daraawiishtu wuu ogalaa inay waydiyaa sababta wuxuuna ugu jawaabay ayagaa iska dilaya intaadnan gaarin.

Waxa xagjirka snm la socda waa xaabo ragoodii asalka ahaa ayagaa horay u dilay. 

balse waxaad ogaataa dhulkii geed qurxoon ka bixi jiray mirihiisa ciidaa u kaydisa inta abaartu jirto.

Tan puntlad, wali imaadan fahmin.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Walaal waxaan aaminsanahay ama xaqiiqo ah, laas-caanood in lagu xukumo laaluush, waana ku meel gaar wax walba wakhti bay leeyihiin, dadku nabad haday haystaan, makala jecla nin la haysto taladiis waa la ogyahay qalbigoodu meeshuu jiro.

Subxaanallah. Hada ma waxaad keentay inaad quluubta binu-aadamka aad daalacato? :D :D 

Waar ninyow ha dambaabin. 

Mida kale, waxaad tidhi waa ku-meel-gaadh, bal maalinta aad saansaanteeda aad aragtid in ku-meel-gaadhka laga baxaayo,  ila soo socodsii. :D :D

Awoowe, runtu sida dhabaaxadda ayay wajiga dadka kaga dhacdaa, hadii dharbaaxooyinkii hore aad indhaha ku kala qaadi wayday, mid kuu kala furta waad heli doonta. :D 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr. Odweyne
Saxiib waligeen dood kumaanan kala gar helin waligaana bacaad baad fadhiday.

Doodu markeedii horeba waxay ku socotay labo ilaa sadex professor oo siyaasada somaaliya ku wareeray.

Haday iska aamusi lahaayeen macno wayn bay samayn lahayd. 

Qofka wax bartay iyo hadalkiisu waa inuu isleeyahay ama usu qalmaa, waa adigoo kale dhamaantood.

Mowduuc kastoo laga doodo beel baad kusoo celinaysaa, iyo beeshaydaa tashatay taadana kenya haysata. 

Maxaad beel ku eedaysaa, hadaadan dal iyo dad jiraba ahayn, adigoo konton sano xor ahaa yaad mar kale xoriyad doonaysaa oo kabo ku le'eg wadankii iyo aduunkii oo dhan laga waayay.

Ina farmaajo xaq looguma leh in lagu dhaho, qoryihii wax lagu karin lahaa biyihii iyo dabkii kaligaa keen raashin bisilna noo toosi hadhaw.

Tan hablaha ma taqaanid sida looga hadlo waxaa kuu fiican inaad dhinac ka marto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr.odweyne

Beerta waxaa la geliyaa tacab badan.
Ciidda waa la fiiriyaa marka hore.
Abuur lagu rido.
Biyaha loo qiyaaso.
Laga ilaaliyo xasharaadka.
La sugo intay soo go'ayso.

Ka waran tacabkaas aadka u mashaqada badan ka dib, hadii la cuni waayo mirahaas oo xataa shimbiruhu diidaan?

Waxaa la mida aqoonta professor'da aad sheegayso iyo waxa loogu yeero aqoonyahanka soomaalida oo dhan (ilaa man raxima-laah.)

Adigu bal is xisaabi ilaa lafoole ilaa aad qaxooti ku noqotay ingiriiska waxbaad baranaysay, aqoontaas waxaad dib ugula noqotay sadex jufo oo markii mid lasoo caro celiyo mid kale tagayso.

Doodu see wax u dhalaysaa hadaadanba aqoon sida wax u dhashaan?

Ilmo saleebaan isku qabiil lama ahi, waligayna lama noqon, nabi aadam yaa nawada dhalay waana meesha kaliya oo dhalashadeenu ka bilaabatay ka dibna muslin iyo soomaali yaan iskusii noqonay alxamdulilah.

Aniga qabiilkayga waa dadka ugu nabadda jecel soomaalida.

waxaan shirnaa markii sambuus gaari naga jiiro, dadna ma dhibno magna nalooma soo raadsado, alle waxaan ka rajaynayaa inay soomaalidu anagoo kale noqoto.

System 'ka soomaaliya waa qabiilaysi waana dastuurka firqadiisa koowaad.

Hadii aad adigu aqoontaadii aad ku difaacayso jufadaada, jufooyinkii kalana aad diiday inaad wax ku darsato, maxaad professor galaydh shaaha ugu dirsanaysaa? 

Soo ilmo saleebaan walaalkood ma'ahan? muu iska celiyo, xaqiisana qaato asagoo soomaali ah qabiilna ah sida waafaqsan dastuurka?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.