Sign in to follow this  
Mooge

Puntland is getting ready for the Biggest battle ever to destroy Khawarij

Recommended Posts

Mooge   

niyoow sad story that ugus remnants decided to destabilize Puntland peace. People are angry, fired up and ready to defend Puntland from these snakes.

 

WAR DEG DEG AH: Diyaar garoow dagaalkii ugu cuslaa oo ka socda Gaalkacyo & Garoowe!

 

GAROWE(PTIMES)- Diyaar garoow dagaal kii cuslaa ayaa laga dareemayaa magaalooyinka Gaalkacyo & Garoowe, iyadoo la dareemayo dhadhaqaaqyada ciidamada dawladda Puntand oo ka baxaya saldhigyadooda Milateri, isla markasna u jiheystay meelaha ay soo gaareen kooxaha sheegtay in ay IS ka tirsan yihiin.

 

Wariyaasheena kusugan Gaalkacy & Garoowe ayaa xaqiijiyey in ay labadaas magaalo ka dhaqaaqeen cutubyo kamid ah ciidamada dawladda Puntland, isla markaasna ay ku sii kala jeedaan deegaanada Eyl, Garacad, Garmaal iyo Godobjiraan oo dhamaantood kala ah gobalada Mudug & Nugaal.

 

Ciidan xoog leh ayaa ka baxay caasumada Puntland, iyagoo lafilayo in ay goor hore gaaraan degmooyinka Eyl & Godobjiraan oo ay hadda ka jirto xaalad cabsi ah.

 

Kooxihii qabsaday Garacad iyo Garmaal waxay isku dayayaan sidii ay caawa usoo gaari lahaayeen labada degmo ee Eyl iyo Godobjiraan, iyadoo dhinaca Mudugna la sheegay in ay kooxda qaar kamid ah wali joogaan Xeebtii iyo magaaladii oo dhan.

 

Shirar aan kala kac laheyn ayaa ka socda Aqalka Madaxtooyada ee Puntland, waxaana dawladdu ay ku mashquulsan tahay sidii ay u maareyn lahayd xaaladdahan culus ee kusoo kordhay amniga guud ee Puntland, waxaana sidaas oo kale la adkeeyey amaanka xarumaha dawladda oo dhan iyo kan magaalooyinka waa weyn.

 

HAKA DHEERAAN PUNTLANDTIMES.COM, LA soco www.Puntlandtimes.com

 

_____________

 

Info@puntlandtimes.com

 

Puntlandtimes.com

 

GAROWE, Puntland, Somalia

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

President Gaas is leaving soon to lead the battle against argagixiso.

 

And where are the American drones?

 

USA: Madaxweyne Gaas ayaa soo gaabiyay safarkiisii waqooyiga Ameerika, ka gadaal xaalada dagaal ee uu dalku galay!

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa soo gaba-gabeeyey safar ku joogay dalka Mareykanka, waxaana la xaqiijiyey in uu hadda ka soo duulay dalkaas, isla markaasna uu ku soo jeedo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

 

Madaxweynaha ayaa horey loo qorsheeyey in uu dalka dib ugu soo laabto 18-ka bishan, oo uu magaalada Addis Ababa kulan kula yeelan lahaa Wakiilo ka socda Beesha Caalamka & Dawladda Itoobiya oo ay ka wada hadli lahaayeen arrimaha Siyaasada ee dalka.

 

Madaxweyne Gaas ayaa soo gaabinta safarkiisa ee dalka dibadiisu, ay ku soo aaday xili xaalad adag ay galeen inta badan deegaanada xeebaha ee gobalada Mudug, Nugaal & Barri, markii Maleeshiyaad hubeysan oo la aaminsan yahay in ay Shabaab yihiin ay soo gaareen shalay galabnimadii.

 

Saraakiisha Madaxtooyada dawladda Puntland ayaa u sheegay PuntlandTimes.com in uu Madaxweyne Gaas si deg deg ah ku imaan doono caasumada Puntland, halkaas oo laga hogaamin doono dagaal adag oo lagu qaadayo kooxaha ku soo duulay Puntland.

 

Dawladda ayaa maanta ugu baaqday Shacabku in ay u diyaar garoobaan sidii dalka looga saari lahaa kooxaha doonaya in ay dumiyaan amniga iyo kala dambeynta, waxaana ilaa hadda la dhaqaajiyey ciidamo kooban, oo gaaray deegaanada xeebaha qaarkood iyo Saldhiga ciidamada Badda Puntland ee magaalada Eyl, oo ay hadda wax yar u jiraan Maleeshiyadii kasoo baxday deegaanka Kulub ee gobalka Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Duleedka Garacad: " Cutubyo ka tirsan ciidanka Puntland oo dul dagay Garacad !

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jariiban ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamadii ugu horeeyey oo ka soo baxay caasumada Puntland saakadii hore ay hadda dul dageen deegaanka Garacad iyo Agaaga ku dhaw dhaw oo ay joogaan Maleeshiyaad ka soo dagay shalay galab doonyo.

 

Ciidamadan oo aad u hubeysan, isla markaasna uu hogaaminayo Col, Cabdulqaadir Shire Faarax (EREG) oo ah Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Puntland, horeyna usoo noqday Gudoomiyaha gobalka Mudug ayaa kulamo la qaatay markii ay gaareen deegaanada dadka deegaanka oo ay kala hadlen arrimaha soo kordhay.

 

Abaabul xoog leh oo ka dhan ah sidii kooxdan duulaanka ah loola dagaalami ahaa ayaa hadda socda, waxaana dawladda Puntland la sheegay in ay ciidan kale oo xoog leh ku baxay magaalooyinka Xeebaha, gaar ahaana Eyl & deegaan kasta oo lagu sheegay.

 

Taliyaasha ciidamada Puntland ayaa ku jira heegan sarre, waxa ayna xogo aanu helay W ay xaqiijinayaan in amar lagu siiyey ciidamada in ay qaadaan howlgalo kooxahan lagula dagaalamayo, maadama ay yihiin ciidan xoogan oo doonaya in ay gudbaan dhinaca gobalka Barri oo ay horey ugu sugnaayen kooxo ka tirsan Shabaab & Daacish.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Duleedka Garacad: " “Hadda waan u jeedaa doonyo soo istaagay, anigu magaalada bannaankeeda ayaan ku sugnahay..." Gudoomiyaha Garacad ee Puntland!

 

War hadda naga soo gaaray deegaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor ay halkaas soo gaareen labo doonyood oo sida Ciidamo iyo hub hor leh oo kooxda Al-shabaab ka tirsan.

 

Guddoomiyaha deegaanka Garacad Cabdnuur CabdULLAAHI Xirsi oo ku sugan duleedka deegaankaas ayaa goordhawayd noo xaqiijiyey inuu indhihiisa ugu jeedo doonyo hadda soo xirtay.

 

“Hadda waan u jeedaa doonyo soo istaagay, anigu magaalada bannaankeeda ayaan ku sugnahay, waxaaba la lee yahay niman amiirro ah baa la socda, meeshaan waalla haystaa” kuwaasi oo ka mid ahaa hadalladii uu khadka telefanka noogu sheegay guddoomiyuhu.

 

Shalay galinkii dambe ayay ahayd markii in ka badan 5 doonyood oo ay la socdaan ciidamo fara badan oo kooxda alshabaab ka tirsan ay dhinaca xeebta kasoo galeen deegaanka oo ay la wareegeen.

 

Dowladda Puntland oo goordhawayd arrintaan ka hadashay, ayaa wasiirkeeda ammaanku wuxuu duulaanka Alshabaab ee Puntland ku eedeeyay dowladda federaalka ah, isagoo la xiriiriyey diidmada Puntland ee nidaamka 4.5.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow local people are very sure these people sent by Damjadiid. they all have southern accent they look like they are from the South.

 

Dhagayso:- Odayaasha Kulub” Nimanka Soo Duulay waa Al-Shabaab Luuqada Koonfurta ayeey nagula hadleen”

 

Qaar kamid ah Waxgaradka Degaanka Kulub ee gobalka Nugaal ayaa kawarbixiyeey Rag katirsan kooxda alshabaab oo kusoo duulay dhulka Puntland kuwaas oo kayimid Degaanka Xarar dheere ee Gobalka Mudug ee Gal-Nus

Mid kamid ah Waxgaradka Kulub oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay Ragan ay ahayeen Rag shabaab ah isla makaana Rafaad uu kamuuqday waxaana uu sheegay inay isu sheegen waxay yihiin intay ku sugnayeen Kulub.

Dirir Axmed Jamaac oo ahaa Odayaashi la kulmay Shabaab ayaa sheegay in Lahjadooda ay ka daremayeen Tan looga hadlo Koonfurta Somalia.

Hoos kadhagayso Waraysiga uu uu ku sheegay Waxgaradkan Xagay u dhaqaaqen maleeshiyaadkan,

Share this post


Link to post
Share on other sites

It doesn't matter who sent them, what matters the security of region is secured. This could only be done with the help of people.

 

Puntland needs to take care of mountain hideouts once and for all. Local tribes need to be involved. Everybody must have a stake in this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

This could be the total relocation of huge segments of Al-Shabaab. The American Drone attack last week could have been a devastating blow for Al-Shabaab. 150 members in one location is a huge lose for the extremists. I believe that certain leaders of the gang are on the run. Either for self preservation or split within Al-Shabaab. Remember , the organizational skill, the operation masterminds and the ruthless purging within the leadership in enforced by foreign fighters, mostly Arab orgin or western born militants. Ahmed Godane used foreign members to eliminate his rivals during his long reign. On that scenario, those same foreigners, made the call to join Deash. Since Al-Qaeda is a spent force, this is the logical step to gain fighters and weapons from outside.

 

 

 

The biggest question is how the so called Somali intelligence or the ever present foreign intelligence, especially the Americans , missed this huge movements of men and weapons to Puntland. The estimates between those in Mudug and Nugaal are over 500 men. According to local people , their boats with men and arms were docking for the last two days. Where is the Drone. There is something fishy about this. Personally , I would not discount the statement of the interior minister.

 

 

 

They probably will not survive in the open plains of Mudug , so my guess is that they are heading to the Galgala mountains of Bari. My advice to Puntland is this:

 

 

 

1- The Puntland forces and other Somali forces , including those from Galmudug , must move very quickly before the extremists move to the inland and major cities. You must move before they bribe the venerable elders who may have never seen a hundred dollar bills or have certain grudges against the local administration.

 

2- Never, ever allow the Amisom forces to join this fight. They could lend equipment to the effort, but never introduce any foreign forces to this fight.

 

3- In this kind of war the support of the people is very crucial. Insurgency, whether Islamic, tribal or political will not survive without the locals, and the locals must reject and fight this menace without hesitation.

 

4-Ask the local people to move away and abandon this al-Shabaab held towns in order to minimize collateral damage.

 

 

 

5-Finally, do not allow them access to relocate to another region or give them a passage to the mountains. This is the biggest threat that any community faces , so you must not play politics or show incompetence. Try to eliminate while it is fragile.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

In 2007, The TNG with help of Ethiopia took over Kismaayo and surrounding area. According to the leaders of Al-shbaab , they said " Afar billod oo dhan waan kaadi tegi kari weynay". They could not venture outside due to the constant Drone and American air force over their head. Six months after, those same guys who could not pee outside the tick jungle, were paying monthly salary for their fighters.

 

I am very suspicious of these open movements of this huge number of people. I hope this is not the relocation of anarchy by the powers that be. I hope.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi, what whole is setup just to phuck with the Somali people. As long as we are not taking ownership of our problems, we will be at the mercy of others.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

said:

 

1- The Puntland forces and other Somali forces , including those from Galmudug , must move very quickly before the extremists move to the inland and major cities. You must move before they bribe the venerable elders who may have never seen a hundred dollar bills or have certain grudges against the local administration.

 

2- Never, ever allow the Amisom forces to join this fight. They could lend equipment to the effort, but never introduce any foreign forces to this fight.

 

3- In this kind of war the support of the people is very crucial. Insurgency, whether Islamic, tribal or political will not survive without the locals, and the locals must reject and fight this menace without hesitation.

 

4-Ask the local people to move away and abandon this al-Shabaab held towns in order to minimize collateral damage.

 

5-Finally, do not allow them access to relocate to another region or give them a passage to the mountains. This is the biggest threat that any community faces , so you must not play politics or show incompetence. Try to eliminate while it is fragile.

 

 

Very insightful advice. Puntland needs to take a decisive action against UGUS. This will not end pretty if they give UGUS fighters a cowardly pass to Galgala mountains.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

said:

puntland waa isku filan tahay haday taageero ka hesho beesha caalamka iyo amisom

Ma waxaad leedahay amisom Puntland ha gayso ciidamadeeda

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

said:

Ma waxaad leedahay amisom Puntland ha gayso ciidamadeeda

 

maya

Ciidan waa joogaa maadiyan iyo macnawiyan lool

Maamuladu isma doonayaan war doon iyo iskaashi kama dhaxeeyo markii mid walba gaarkeeda u argagaxdo yaa beesha iigad iyo caalamku shaqadooda qabsadaan.

Hadaan dab jirin dab damis lama sameeyeen saaxiib.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this