Sign in to follow this  
Mooge

Mujahid Farole gets a hero's welcome in the capital

Recommended Posts

Mooge   

IMG_0335.jpg

 

Puntland's Capital was overwhelmed by amount of welcome Farole got today niyoow.

 

Welcome back Mujahid Farole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Mr Gaas oo sheekada ku xuntahay

 

 

Garowe(pp) Wararka uu helayo caawa Puntland Post ayaa sheegaya wasaradda warfaafinta ku amartay mamulka Telefishinka Dowladda inaan laga sii dayn karin soo dhawayntii balaarnayd ee Garowe loogu sameeyay madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole oo mudo sanad iyo dheeraad dalka ka maqnaa.

 

Warka ayaa sheegaya amarkan inuu bixiyay wasiirka warfaafinta Maxamuud Xassan Soocade, amarkaasi oo u muuqda inuu markii hore kasoo baxay madaxtooyadda.

 

 

 

Arrintan ayaa laga hadal hayaa magalada Garowe iyo baraha bulshada. Taasoo dadka qaar ku tilmaamay inay wax laga xumaado tahay madaxwayne Pl soo maray laga diido in warkaasi laga siidaayo Telefishinkii shacabka Puntland.

 

Madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas oo xilligii uu murashaxa ahaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe ayaa ka mid ahaa dadkii Puntland Tv laga siidaayay, iyadoo waqtigaasi aysan jirin wax sharuud ah oo lagu xiray.

 

Dadka soo dhaweeyay Farole waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire.wasiiradda Deegaanka, Caafimaadka iyo Amniga iyo saaxiibadiisii hore.

 

Farole oo dadkii soo dhaweeyay baraxada kula hadlay ayaa sheegay inuusan cidna culays ku ahayn haddaan isiga culuys loo arag.

 

medium_cteMoa6Z

 

Puntlandpost.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Does Mr Faroole deserve such a welcome? What has he really done, that is tangible for the people and the land? We should be judging our leaders by the visible progress they have made rather than which clan they belong to and which city they turn up!

 

This man, I don't think, is conducive to the stability of Puntland, as a region or the overall cohesion of Puntland society.

 

It seems that people like him cannot retire in peace, and shun the limelight once their time is up.

 

Puntland needs to look to the future and shouldn't be reminiscing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this