Sign in to follow this  
Mooge

On May 18, Siilaanyo voiced fear of planned rebuilding of Somali army

Recommended Posts

Mooge   

siilaanyo_18may-740x493.jpg

 

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta khudbad dheer ka jeediey munaasabada 18 May ee Somaliland sheegto in ay dib ula soo noqdeen xornimadeedi ayaa caalamka uga digey in Soomaaliya loo dhiso ciidan xooggan.

 

-Waxaan ognahay in uu socdo hindise Soomaaliya loogu dhisaayo ciidan, kaas oo dalal kamid ah Caalamka ay ku garab siinayaan, madaxda Soomaaliya ayaa ku cel-celiyey in ciidankoodu soo celin doono midnimadii Soomaaliya, hubka lagu soo dal-dalayo Soomaaliya waxa uu khatar ku yahay deganaanshaha gobolka oo dhan, ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo

 

Siilanyo ayaa sheegey in ciidamo loo dhiso Soomaaliya ay khatar ku tahay Geeska Afrika, waxaana uu ku celceliyey in Soomaaliya oo hesha ciidamo ay hurin doonto colaad ka dhacda gobolka.

 

– Waxaan bulshada caalamka ugu baaqeyna in ay si qoto dheer leh uga fiirsadaan dhismaha ciidankaas, iyo hubka lagu soo daldalayo Soomaaliya, ayuu yiri Siilaanyo

 

Dalalka jaarka la ah Soomaaliya ayaa lagu eedeeyaa in ay ka soo horjeedaan in Soomaaliya ay yeelato ciidamo xooggan, waxaana kamid ahaa Siyaasiyinta sida badheedhka u sheegey Madaxweynihii hore e Kenya Danial Arap Moi, taas beddelkeeda ayey doonayaan in Soomaaliya ay tahay dal diciif ah oo ku tiirsan iyaga.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa marar badan sheegey in soo celinta midnimaddii Soomaaliya loo marayo wada hadal, ee aysan jiri doonin xoog la adeegsado.

 

Somaliland oo caalamku u aqoonsan yahay gobol ka mid ah Soomaaliya, isla markaana ku fashilantey muddo 24 sano ah in caalamku dhegaysto gooni-goosadkooda, ayaa la isweydiin karaa waxa ay Soomaaliya u dooneyso in ay ciidan u noqdaan haddii ay ka soo horjeedo in ay ciidamo yeelato, iyada oo isla khudbaddii maanta Madaxweynaha Somaliland ku faaney in uu dhisey ciidamo xoog leh oo bababac dhigi kara cadow kasta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

if there was one topic in Siilaanyo's mind to address the public during the May 18 celebration it was the upcoming Somalia Army which was announced few months ago which Puntland is expected to play big role. he wouldn't have cared if Mogadishu announced this army for itself but because Puntland will be part of it, he is freaking out. his little terrorist-funding project at Galgala is in danger.

 

this is keeping siilaanyo awake at night niyooow. he hates order, peace and progress for the rest of the county.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am usually quick to renounce and redicule anything that comes from the mouth of a hapless Habar, but in this particular instance (regarding the reconstitution of the once feared SNA) I must agree with Mudane Mujaahid Siilyaanyo.

 

Somalia, and for that matter any other country out there, has no business building and arming a military force without first ensuring a genuine reconciliation between all the Somali people including our erstwhile Habros in the north of the country.

 

Many Somalis have witnessed in the past the sort of atrocities a strong military is capable of committing against its own population without strong national institutions of governance to contain its force.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_2876.jpg

Wasiirka Gaashaandhigga Gen C/qadir Shiikh Cali spearheading effort to unite the Arm Force across the Country there will be ONE Somali Arm force . Our beloved Gen DINI is in Kismayo Tonight to reunite the arm force .... Significant step to become strong Nation that can safeguard its Interest .

Dini5.jpg

 

“Waan ku faraxsanahay imaanshahayga maanta ee magaalada Kismaayo waxaana la jooga xiligii aan u midoobi laheyn sidii aan u dhisi laheyn ciidamo qaran oo Soomaaliya ay leedahay Waxaana rajaynayaa in Ciidamadaas dhismahooda idinkuna aad ka qeyb qaadataan si mar dambe aysan ciidamadeenu inooga burburin lama joogo xili la is yidhaahdo hebal baa hebal salaamayay iyo hebal baa hebal la sawirnaa ee waa in aan u midawno dhismaha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed” ayuu yiri Wasiirka gaashaandhigga.

 

Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo sameyn lahaa dhismaah ciidamo qaran iyadoo dhowaan guddi arintaasi loo xilsaarayna uu bilaabay howlahaasi oo ay iska kaashanayaan dowlada Soomaaliya iyo maamul gobolweedyada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this