Sign in to follow this  
Mooge

Golis shocks with a new Mobile Hawala - Send money through mobile

Recommended Posts

Mooge   

Well done puntland. innovation to beat the Western countries trying to block hawala systems. loool

 

niyoow Golis has done it again. Golis combined the Sahal mobile money transfer system with traditional diaspora Hawala system and that means you send money from the country you live through mobile and your relatives in baadiye get the money instantly through their mobile. they take their mobile and buy through their mobile. No dropping at hawala office to pick up cash anymore or to send money.

 

IMG_1623.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

hirkadda Golis Telecom Somalia oo furtay Xafiiskii Xawaaladda TAAJ ee Gaalkacyo (Sawirro).

 

May 17, 2015 5:44 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale

Gaalkacyo 17 May 2015. Xaflad ballaaran oo lagu furayay Xarunta Xawaaladda Taaj ee Gaalkacyo & soo bandhigada Adeegyada Cusub ee Shirkada Golis ay soo kordhisay Sanadkan 2015 ayaa maanta lagu qabtay Hotel Golden Plaza ee Gaalkacyo.

 

Xafladdan oo ay kasoo qayb galeen Wasiirka Waxbarashada Puntland, Maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo, Masuuliyiinta Shirkadda Golis, Ganacsato, Cuqaal, Dhallinyaro iyo Haweenka Gobolka Mudug.

 

 

 

Xaflada Daahfurka Xafiiska Xawaalasda Taaj ee Gaalkacyo ayaa ahayd mid ka koobnayd 3 qaybood oo kala ahaa Qado Sharafeed, Khudbadaha ay jeedinayeen Qaar kamid ah dadkii kasoo qaybgalay Xaflada & Qaybtii ugu Dambaysay oo ahayd Nasiibkaaga Tajaabi ay Samaynaysay Shirkada Golis Xarunteeda Magaalada Gaalkacyo.

 

Maamulaha Golis Gaalkacyo Faarax Bootaan oo Xaflada Furayay ayaa umahadceliyay dhamaan kasoo qaybgalayashii Xaflada, waxaana sidoo kale uu sheegay in Maanta si rasmi ah loo daahfuray Xafiiska Xawaalada Taaj ee Gaalkacyo.

 

‘’Waxaan Maanta Furaynaa xafiiska Xawaalada Taaj, waxaana ka faa’iidaysan Doona Dhamaan Dadka Soomaaliyeed ee dibada lacagta u diraya iyo kuwa kasoo diraya, Waxaa aad ku dirsanaysaa lacagtaada Mobilkaaga Gacanta Marka laguu soo dirana adigoo Miyiga Jooga Xitaa way kuusoo dhacaysaa, waana Marka aad isticmaalayso Adeega Sahal ee Shirkada Golis’’ Ayuu Yiri Maamulaha Golis Gaalkacyo Faarax Bootaan.

 

Hogaanka Ganacsiga Shirkada Golis Cumar Faaruuq oo isna Madasha Hadal Ka Jeedinayay ayaa sheegay in Shirkada Golis ay sii wadayso hawlaheeda Adeegyada casrigaa ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaana intaas uu ku daray in Golis ay ahayd Shirkadii ugu horaysay ee Dadka Reer Puntland bartay Mobilka gacanta kana gudbisay Taarklii iyo Laymankii lagu hadli jiray, Markastana waxaa uu Cumar faaruuq sheegay in Golis ay diyaar u tahay in dadka Soomaaliyeed ka haqabtirto Adeegyada carigaa ee laga Isticmaalayo Dunida.

 

Saciid Maxamed Muumin oo katirsan ganacsatada magaaada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu ku Faraxsanyahay furitaanka xawaalada Taaj qaybteeda gaalkacyo, waxaana uu sheegay inay ka gacansato ahaan ka faa’iidayaan, Nabadoon yaasiin Cabdisamad oo ku hadlayay Afka Cuqaasha n Xaflada kasoo qaybgalay ayaa Bogaadiyay Golis, waxaana uu sheegay in lacagaha loosoo diro uusan u aadin xafiis ee uu Moobilkiisa ka dhamaysto.

 

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdicasiis Jaamac Guuleed oo ka hadlayay Xaflada ayaa Shirkada Golis ku amaanay Doorkeeda Hormarka, waxaana uu sheegay in Adeegyada Casrigaa ee dalka ay keenayaan ay muhiim u yihiin Bulshada.

 

Duqa ayaa Sidoo kale Shirkada Golis ku amaanay kaalinteeda ka qaybgalka Qaaraanada iyo Shaqo abuurka ay u samaynayso Dhalinyarada.

 

Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Mudug Mudane Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay in ay ka Faa’iidaysan doonaan adeega Xawaalada TAAJ , waxaana uu Xawaalada Taaj ee Maanta la furay Xarunteeda gaalkacyo u wareejayay mid Barakowda.

 

Wasiirka waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ugu horayn Bahda Golis Hambalyo udiray, waxaana uu ka hadlay Muhiimada Adeegyada Golis gaar ahaana adeeg uu sheegay in Wasaaradda waxbarashada uu sheegay inuu wax badan ka saaciday gaar ahaana dhanka ogaanshaha Imtiaanaadka.

 

Adeega Hoodo ayuu Wasiirku ka dalbaday shirkada inay sidaas Bilaashkaa ardayda ugu dayso si ay si lacag la’aan ah iyagoo guryahooda Jooga ay ula socdaan Natiijada Imtixaankooda.

 

Ugu dambayntii waxaa la gudo galau qaybta Tijaabi Nasiibkaaga oo shirkada Golis Gaalkacyo soo qabanqaabisay, waxaana lagu kala guulaysanayay Mobilo, Saacadioo Barafuuno iyo waliba Daqiiqado Hadal ah.

 

Dadkiii kala duwanaa ee madasha joogay ayaa Tijabiyay Nasiibkooda waxaana ay kala heleen dhamaan Alaabihii Miiska lasoo saaray kuwaas oo ay kuguulaysteenb dad tirsan.

 

HOOS KA DAAWO SAWIRRO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

No, you can't send or recieve hawala money from London using mobile as a mobile payment to someone else. you still have to visit branch or call and transfer money normal way. this will be complete 100% mobile money transfer and there will be no hard cash exchanged. your uncle in baadiye will recieve money instantly the minute you press few buttons on your phone.

 

this is revolution niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

lol mooge

 

damiin iyo gadaal ka gaar, waa old Sahal

 

Till

 

Yes, nothing changed, you need to visit your local branch, now you have two options.

other Somali telecom compnaies been doing years, Golis joined the game late, nothing new

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Zaad service already does that.Mobile to Mobile money transfer whether you're

in back home or diaspora.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this