Sign in to follow this  
malistar2012

Progress in central Somalia a new moderate Port and highway Mogadishu to Mudug

Recommended Posts

Progress in central Somalia a new moderate Port and highway Connecting Mogadishu to Mudug

 

DSC01650.jpg

 

Dekad macmal ah ayaa laga bilaabay hirgelinteeda deegaanka Faax oo qiyaastii 50 km dhinaca waqooyi ka beegan Xarardheere.

DSC016031.jpg

 

Nabadoon Xaaji Xuseen Diiriye oo ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa sheegay inay aad u soo dhawaynayaan in maalgalin waxtar leh lagu sameeyo deegaanka, isagoo sheegay inay kaalintooda ka qaadanayaan sidii uu mashruucan ku guulaysan lahaa.

 

 

 

C/llaahi Sh Axmed Cali maareeyaha mashruucan ayaa sheegay in hadda hawshu bilaabatay, islamarkaana ay halkan ka shaqo bilaabeen dad ka badan 150-Ruux, qaybo badan isugu jira, waxaana u u mahadceliyay maamulka Ximan iyo Xeeb iyo dawlada Federalka Soomaaliya oo siiyay ogolaansho ay ku hawlgalaan.

 

 

 

Maxamuud Nuur Xasan Gudoomiayaha shirkadda ayaa sheegay in dhawaan ay filayaan doomaha ugu horeeya inay Faax ku soo xirtaan, isagoo xusay in ganacsatada Soomaaliyeed ay u furantahay inay saami ku yeeshaan maalgashiga Dekadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

C/llaahi Sh Axmed Cali maareeyaha mashruucan ayaa sheegay in hadda hawshu bilaabatay, islamarkaana ay halkan ka shaqo bilaabeen dad ka badan 150-Ruux, qaybo badan isugu jira, waxaana u u mahadceliyay maamulka Ximan iyo Xeeb iyo dawlada Federalka Soomaaliya oo siiyay ogolaansho ay ku hawlgalaan.

 

DSC01670.jpg

 

DSC015961.jpg

 

44.jpg

 

DSC01638.jpg

 

DSC01666.jpg

 

Nabadoon Diiriye From freedom fighter to developer congrats

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadad%20Muqdisho%20ilaa%20Hobyo%20(8).JP

ob_17b4e1_dsc00121.JPG

 

 

ob_26239b_dsc00107.JPG

ob_5ef0c3_dsc00110.JPG

ob_ccae16_dsc00104.JPG

ob_78ea8b_dsc00099.JPG

 

Guddiga dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Hobyo oo yeeshay kulan wada tashi ah

 

ob_17b4e1_dsc00121.JPG

 

Kulan ay manta magaalada Muqdisho ku yeesheen Gudiyo kala duwan oo ka kooban Xildhibaano, Sii hayayaal wasiiro, Duubabka dhaqan, Culumaa'udiinka iyo Xoghayanta Gudigaasi ayaa looga hadlay halka ay marayaan howlaha lagu dhisayo wadada isku xirta Muqdisho iyo Hobyo.

 

Kulanka ayaa waxaa ugu horeyn laga soo jeediyay wixii u qabsoomay gudiga hawlaha wadaddaasi tan iyo markii laga soo bilaabo taariikhdu markay ahayd 11/10/2014kii ilaa iyo maanta oo taariikhdu tahay 27ka Bishaan 2015.

 

Sidoo kale waxaa goobta kulankaasi lagu soo bandhigay waxqabadka gudiga hawlahaasi iyo Qorshaha loogu tala galay in lagu meel mariyo wadadaasi iyo sidii loo sameyn lahaa wadiiqo cad oo lagu hawlgalo kahor inta aanan la guda gelin howlaha wadadaasi.

 

Xoghayta gudiga ayaa waxay halkaasi ku soo bandhigeen Sharcigii lagu dhaqmi lahaa marka la guda galo hawshaasi kaas oo daraft ahaa si looga hadlo hadii wax lagu kordhinaayo iyo haddii la saxayo qoraalka qeybo ka mid ah.

 

Sidoo kale intii uu socday kulankaasi waxaa lagu soo bandhigay Acouts Bankiyo loogu talagalay in lagu shubo wixii dhaqaale ah ee loogu yabooho wadadaasi, kuwaasi oo ay maamuli doonaan gudiyo gaar ah ee loo xil saaray wixii dhaqaale ah ee ka yimaadda Jaaliyadaha, Ganacsatadda, hay'adaha bixiya gargaarka iyo cid kasta ee awooda inay ka qeyb qaadato dhismaha wadadaasi.

 

Intaasi kadib waxaa kulanka warbixino guud loogaga dhageystay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo isagu gudiga hawlaha wadaddaasi ay u xilsaareen in uu safarro ku soo kala bixiyo dalal ay ka mid yihiin, Sweden, Norway, Denmark, Jarmalka, Talyaniga, Switzerland iyo Kenya, isagoo sheegay inuu dalalkaasi kula soo kulmay Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool dalalkaasi uu safarka ku soo kala bixiyay.

 

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas waxaa kale oo uu sheegay inuu u gudbiyay fariin uu u siday jaliyadahaasi ee ku aadan qaabkii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha wadaadaasi iyagoo bixiyay balan qaad ay ku soo uruurinayaan wixii qaaraan ah oo ay gacan uga geysanayaan dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Hobyo min bilow ilaa ay ka dhamaato dhismaheeda.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Guns are silent in centre Somalia nothing but progress , peace and stability was the only thing missing Great job by SFG - Galmudug - Ximan n Xeeb and Galgaaduud administration for achieving peace and stability in the centre regions . With several airports and now a Moderate Port export of livestock and Agriculture will increase. Import Merchandise , construction Material and etc will easily Reach centre State.

 

09cadaadoairport2j

Madaarka_cad.jpg

 

Caadado Airport one of busiest Airport in Somalia we'll construct Terminal .

 

 

Somaliland and Puntland will soon compete with strong centre state . Centre state Will beat Somaliland and Puntland in terms of Economic Opportunity .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this